dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Sarkaal Garxajis Ah Oo jeegaaantu Wanjashay Dagaalkii Tukaraq Ugu Danbeeyay,

Sarkaal lagu magacaabo  jamal Abdi Axmed madar  oo udhashay Beesha Garxajis Habar yoonis ,Baho Ismaciil Rooble Mohamed (Carabala ) ayaa lagu xidhay magaalada burco kadib markii lagu eedeeyay in uu dilay sarkaal habar jeclo ah oo ku dhintay dagaalkii ugu danbeeyay ee tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. Yusuf says:

    Waar Majeerteenoow ma Somaliland baa la dagaalameeysaan mise beesha Garxajis. Anagu waxa au Somaliland tahay baanu nahay ee Majeerteenoow wax iska cesha anaga iyo saraakiishayada ha ku waalaninee.

  2. Lafaruugaawi says:

    Nacnacle Madheerteen Halamash naagood Si fiican bay u quusteen .
    Waar Hadal Aabihii dhintey iyo tollaay la idiinku joojin maayee Tuulada Garoowe ka rarta maxasta oo xuduudka ka fogeeya ama CALUULA iyo JIRRIIBAN oo u guura ,Jamhuuriyadda,Qaranka Somaliland Ballan bay ku qaadday inay YOOCADA Artillery iyo PM yadeeda ku qotominaysee Garoowe na digaandigaha laga dhigayee.
    Viva Somaliland Republic.

  3. Aarka hargaysa says:

    Madaxwaynihii ruwanda poul kigame miyaa sarkaal garxajisa isubadalay waar majerteenkii way waasheen intii garoowe lasodul fadhiistay khalkhal. Com

  4. MrSomali says:

    kkkk kkkkkkkkkkkk Somali waa iska wada anti kigame , Kigaame waa nin dalkiisa oo dagaal sokeeye ka dhacay mideeyey , laakin madaxdii Somaliyed gobolba gobol bay ku direen iyaga oo leh xabashi waa walaalkay kkk

  5. MrSomali says:

    Suldaanka beesha Ciise oo runta u sheegay Somali oo dhan iyo danta guud ee Somalinimada https://www.youtube.com/watch?v=6TR7M48HrRE&t=126s

  6. Sheekh hurhuri says:

    Sawirka meesha Yaala Waa M/weynaha Rwanda Markii Jabhadka ahaa Kkkkkkkk Beeni Raad Maleh Khaatumo Beeneey Waa Run Ceeb Looma Dhito Waa Ramadaane Runta ku Rafta

  7. maraacaato11 says:

    Oo miskiinka maxay u shirqooleen




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...