dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Isaaqa Ku Sugan Garoowe Oo Ka Hadlay Xaalada Taagan,

Ganacsatada Beesha isaaq ee ku sugan Magaalada garoowe ayaa Si kulul uga hadlay hadal dhawaan ka soo yeedhay faysal cali waraabe Oo kamid ah Siyaasiyiinta Maamulka SNM.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuuliyiintan u dhashay hargesia ee ku sugan Puntland waxaa ay Wax laga xumaado oo Isku Dir ah ku tilmaanen Weedhaha  Nugul ee Ka soo yeedhaya faysal Cali waraabe.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. quman says:

    Warkan cimaamada wataha wuxuu ueg yahay alshabab ha la qabto

  2. Caynaba Car Dhacso says:

    Ha Dhakhlaysaa laguu guursaday!!

    😝😝😝

  3. kaafi says:

    horta waxaan lahadlayaa cida website kan ka mas uulka ah ugu horayn hadaad rabtaan in aad noqotaan warbaahin lagu kalsoonaan karo oo lagu xidhnan karo
    iska hagaajiya ereyada iyo kalmadaha aad adeegsanaysaan ee aan afku qabankarin
    tusaale ahaan magacyada qabiilka iyo wax isjeclaysiinta joojiya oo dhexdhexaad u noqda bulshada waayo xeerka warbaahinta hadii aad wax kataqaanan journalismka

  4. Ayaanle says:

    ASC Beelweynta Reer Aw Xasan (Asharaaf ta) Waxaan Ka codsanayaa Siyaasiyiintooda Saameynta leh sida Faarax Cabdiqaadir, Fahad Yaasiin iyo C/Weli Muudey inay Dagaalka Tukaraq Farageliyaan maadama iyaga dalka Soomaaliya SI Dedban inay Umaamulaan Lasheegay.

  5. axmed says:

    Iidoor muxuu u joogaa Puntland, waa in la garaacaa, la afduubaa khaasatan Habar jecolo, waa kilaabta edebdarrada wada. hade iyagu hadey dadkii baabuurta kala degeyaan maxaa meesha yaal, waa in iyagana la tusaa nabadu waxa ay tahey.




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...