dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Garaad jaamac Garad Ismaacil Oo Soo Raacay Tolkiis iyo Shir Ay Wada Jir U Qabten Caaqil Hoolif,

Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Axmed Hoolif) iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo maanta kasoo wada muuqda shir saxafadeed ayaa sheegay inay isku raacsan yihiin wixii danaha deegaanka ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Anagu Isma hayno, wixii danta ah baan hore ugu hadlay garaadkuna sidaas buu igula socdaa”, ayuu yiri Caaqil Axmed Hoolif.

“Wararka been abuurka ah ee la leeyahay Waa is hayaan Garaadka iyo Caaqilku waa been war ramadaan baa lagu jiraaye alle ka baqa oo beenta joojiya, wixii danta Dhulbahante ah waa laga tashanayaa Garaadaduna waa isu imaanayaan dantuna meel bay isugu aruuraysaa”, ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 14)

  1. Dhalan dhool says:

    Soo dhawoow baan leenahay mar haduu ka toobadkeenay garaadku dambigii oo galay ma qaldame waa Allah

  2. Yusuf says:

    Talka la raacay iyo beenta joojiya. Tolka dhankee loo raacay ee ay danta beeshu ku jirtaa. Waar talaa dib la isugu noqonayaa ee ha sugi waayina. Maanta waxa qudha ee hadalka loo furay waain aaneey is hayn Garaadka iyo odeygu, laakiin de Garaad Jaamc afkiisa lagama maqal in uu Majeerteeniya raacayo ama uu hadalkiisaii uu shawaan u jeediyey reer Laascaanood uu ka noqday. Sidaa awgeed, iska daaya beenta iyo deg-dega oo ha masabiddina Garaadka mar walba u taagan danta guud ee beeshiisa iyo dalkiisa.

  3. Hassan says:

    Garaad Jaamacoow, inaadeer caaqil Hoolif wuu gaaboobay, xannuunsaday lamana socodo danaha maanta ee beesha markaa adiga oo isaga iyo beeshaba u daneeynaya, ka jooji wixii naftiisa sii dhibaya, gaar ahaan arrimaha masiiriga ah ee beesha Jaamac Siyaad iyo guud ahaan Dhulbahante.

  4. Saeed says:

    Waa nacas Odaygu istimcalaya marki uu wajigu su gubay

  5. Mujaahid SNM says:

    Israaca ama ha israacina our message is clear and no mercy and diplimacy gesture dhulku waa SOMALILAND ninkaan si eded leh ku joogikara go to your Faqash cousins tuulada garowe …

    • Saeed says:

      Don’t forget to mentioned fagash are the ones that made you hate Somalia fagash are the ones that your refugees till this day . Take your crocodile tears else where No1 is interested with your cries . You silly lil cunt

    • WARAN says:

      MOTHER FUCKER SNM
      FAQASHTU HORTA WAA RAGII ADIGA IYO HOOYADAA IYO AABBAHAA IYO WALAASHAA IYO AYEEYADAA IYO AWOOWGAABA ISUGU GEYSEY XARSHIN EE DAAFIFA IDIN BADAYBYOURECA IDIOT IMIKANA HALKIINII UUNBAAD KU NOQONAYSAAN SIAY XABASHIDU IDIIN WADA ABAAHIDO OO AAD SIDIINII ISHI ISHIBU TIDHASHDAAN

      • Saeed says:

        Ina Morgan how’s camp abokor and camp abdi ? Refugees go and show your English master the remaining bones of your dead father’s. Don’t forget darood humiliated you . Go and tell the whole world you been raped and oppressed by darood you lil bitch . Idoor no history

  6. WARAN says:

    MOTHER FUCKER SNM
    FAQASHTU HORTA WAA RAGII ADIGA IYO HOOYADAA IYO AABBAHAA IYO WALAASHAA IYO AYEEYADAA IYO AWOOWGAABA ISUGU GEYSEY XARSHIN EE DAAFIGA IDIN BADAY YOURE A IDIOT IMIKANA HALKIINII UUNBAAD KU NOQONAYSAAN SIAY XABASHIDU IDIIN WADA ABAAHIDO OO AAD SIDIINII ISHI ISHIBU TIDHAAHDAAN

  7. sugule aadam says:

    the decline and broken of somaliland is coming soon

  8. Yusuf says:

    Waar daya naagihii aan baryahaa la arag oo maanta soo baxay oo rag iska dhigaya.

  9. WARAN says:

    I am 😊 Orphanages who was born in kenyan refugees of XAGARDHEERE.

  10. WARAN says:

    Waar anigaaba garac ama wecel Tumaaliyo Midgaan iska dhaleen ah ee Somaliland Republic waa Qaran jira oo adduunkoo dhami og yahay FAQASH Faqash na waa la addoonsadaa oo mapka adduunkaba waxa ka tirtiray SNM 1991 kii.Haddana Jamhuuriyadda Somaliland ah.
    Viva Somaliland Republic.

  11. Ma quuste says:

    War soo xarow garad been been ah baa awal aheyd laakiin hada garaadka guud baad tahey mar hadaad gaaratey danta tolkaa waa ilaahey mahadii thks




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...