dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Horgalada Taleex Oo Beeniyay In Ciidanka Goostay.

Waxaa Magaalada taleex maanta shir saxafadeed ku qabtay Xubno kamid ah Horgalayaasha maamulka Jeegaanta Ee maleeshiyada Taleex Ku sugan Hogaamisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xubnahan ayaa beeniyay in Ciidan Boolis ah oo ka Goostay aanu Jirin islamarkaana Xubnaha Goostay yihiin Kuwo hore Loo rusqeeyay.

 

Maamulka Jeegaanta iyo Horgalada La shaqeeya ayaa Caan ku ah marka Xubno Ama ciidan ka Goosto inay Jawaab calin uga dhigan Hore ayaanu xilka uga qaadnay.

 

Hadalkan Horgalada ayaa imaanaya xili shalay Booliskii taleex ee Jeeegaanta uu Iska dhiibay Jiida.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Yusuf says:

    Maasha’Allaah, warkii Majeerteeniya oo beenobay.
    Dhanka kale daawo xoolihii Somailand oo la shaley la furay.
    https://youtu.be/ebYeklLvodg

  2. Saeed says:

    30 sanood ma intas baad so kordised taan kkkkkkkk

  3. Ali says:

    War waahadaloo lamadaayee Siciid Harti iyo Soomaali Maxamed Yaa badan.waan yaabnay Akhii

  4. Lafaruugaawi says:

    😁😁😁😁😁 HARTI HARTIπŸͺπŸͺπŸͺ MARKA ABEESADA FARTA LOO TAAGAY FANAXA U BOODDAA OO MAWDKEEDU GALAA😁😁😁 MADHEERTEEN IYO WIXII MADAX MADAW ?!!! IYO FAANKII HALAMASH NAAGOOD LIBAAXYADII LION 🦁 OF AFRICA EE SOMALILAND BAA KIBIR JABIYEE TALOW IDAHA SOOMAALIDA EE MADAXA MADOOBINA MA HALAMASH NAAGOOD BAA😁😁😁😁 IYO REER MALLAY QUDHMAY XADHIG KU DABE .
    VIVA REPUBLIC OF SOMALILAND.
    XAYAA
    JAMHUURIYATUL
    ARDA
    SOOOOOOOMAAAAAAAAAL
    KA NAXAW NAXASHKA.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uuΒ  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...