dahabshiil

Daawo Video:Muuse Biixi Oo Sheegaya Beentii Ugu Weynay Abid.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Xogagaal says:

    Muuse Biixi been ma sheegin oo aabihii ayaa reer Jibouti ahaa, sidaa awgeedna, sharcibuu ku lahaa waana joogi jirey intuusan iskuulka ka bilaabi Hargeysa.

  2. Somaliland Dhaba (Hargeysa) says:

    Hooyadaa waalida ka was, ma maanta ayaad war ka soo dhigtay muuse beentii ugu weynayd ayuu sheegay card ayaan ku leeyahay djabouti imiku ku leeyahay passport naag naag dhalay war aad dadka la hor timaadaan laadihiin

  3. Dhab ka hadal says:

    Daawo:-Warbixin xaqiiqo ah muranka Siyaasadeed iyo Mustaqbalka Buuhoodle-Video »

  4. Halgan says:

    Maya jabuuti buu iskagadaan faanka way yaqaanaan .Kuligood qabiil beena sida ay hada u yiraahdaan xuduudaha. Iyo abayaalkiin. Baan ka adkayn. Iyogaoo 250km dega. Iyo hoyga fankaa hargaysa kuyaala. Macnaheeda heesaha durbaanka. Kufaanaa. Dadkaan taariikh malaha. Kii taariikh leh kuwa qayila kuwa iskahadlaya baa tirira ogaada. Kii xogaa wax hela lacaga waa kibraan sida qaaruun. Iyo hamaan. Hawiyaha maalinwalba wat caayaan .maxay dadka ucaayaan somali da ogaadeen raxanwayn. Majeerteen. Dhulbahante. Mareexaa. Muslimiinta oodhan somali hargaysa ayay kasoo caayaan.somalida. kale ismacaayaan. Iyaga waa jaahiliin. Ingiriiskii ay qadijreen. Way amaanaa n. Ku fanaanan allaah Xaqa ha tuso.

    • Yusuf says:

      Halgan qurux badan,
      Maxaa ku jaban ee miyaanuu Jabuuti kaaadh ku yaalan karin iyada oo uu Aabihii xitaa dhalasho ku lahaan jiray. Aniguba waan haystaa kaadh jabuutiya waxaanaan ku tusi doonaa caawa ee sidaadii la sii bax nigiska macaan.

  5. MrSomali says:

    Waa sabad dadkii qabiil dilay , waa saban cadowga somaliyed aan la arkeyn .. waa Saban kolba dhinac loo ordo .. waar sidan isku dhaama oo dadkeena ku maamula cadaalad , sinaan , horumar iyo SOMALINIMO .. BAL NALA DAAWO Odey siyaasi ahaa oo kolba dhinac u orda .. yaab https://www.youtube.com/watch?v=ZeDJpiiHA7M




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...