dahabshiil

Ciidanka Dhulbahante Ee Jiida Jooga Waa 1,300 Oo Askari Marka Aan lagu Darin Ciidanka Ka Diiwangashan Puntland Iyo Beelaha Ay Ka Socdaan Sayaase Ka Maqan Halganka Ilaa Hada,

Indhawaale waxaa ka soconaayay Guud ahaan Deegaanka Dhulbahante Gaar ahaan Gobolada SSC  Abaabul xoogan oo lagu Xarenaayo dhulka Ku jira gacanta Codowga Islamarkaana lagu Garab istagaayo Ciidamada daarood Ee Ku Sugan Jiida Tularaq.

 

Hadaba Beelaha dhulbahante oo  Qolo kasta waxaa ay Keentay Cudud Ciidan iyo Calaf wixii ay halgankaasi kaga Muuqan lahayd Kuna cadeen Lahayd Inay garab taagan yihiin af iyo Adinba.

 

Beelaha Jiida ka Dhexmuuqda waxaa Kamid ah.Beesha xasan Ugaas oo ciidan  120 askari iyo Calafba keentay Sidoo kale waxaa iyana ka Muuqda Jiida beesha Qayadeed oo in ka badan 100 Askari ka Joogan jiida,Beesha Ugaadhyahan ayaa iyana Ka muuqata Jiida oo in kabadan 300 askari ka joogan jiida iyo gaadiid dagaal..Beesha jaamac Siyaad ayaa iyana waxaa ka jooga ciidan Aan saas u Badneen laakinse waxaa beesha jaamac siyaad ay gudaha sool kawada kacdoon Culus oo cuqaal iyo dhalinyaraba ay ku dhanyihiin.Beesha Axmed garaad ayaa iyana Jiida Geesay 100  Askari iyo 6 gaadhi Halka Beelaha Yaxye iyo hayaagna ay ka Joogan ciidamo Isku Dhafan oo gaadhaya 200 Beesha Barkad ayaa iyana geesay afar gaadhi 135 Askari jiida,

 

Iyadoo Beelaha Dhulbahante ee Ku Sugan jiida Cuduud iyo ciidanba ay jiida Geeyen  Ayaa beesha Ah garaadka Guud Ee Dhulbahante waxaa ilaa hada aysan ka dhex muuqan Jiida Hore waa Bahrarsame.

 

Xogta naga soo gaadhay Ilo Ku Dhaw Cali khaliif iyo Baashe ayaa sheegaya in Ay talada Beeshu ugacan gashay Baashe iyo cali khaliif islamarkaana ay Ku Qanciyen Beesha in aysan wax Cuduud ciidan iyo Calaftoona kaga dhex muuqan Duulaanka Looga saraayo Sool Jeegaanta Iyadoona Taladii garaadka laga Doorbiday talo Siyaasi maalinba Meel Durbaanka ka Tumaaya.

 

Si kasta ha ahaate Beelaha dhulbahante badankooda ayaa hataan Isku gayn Ciidanka ka jooga Jiida uu Noqonaya in ka badan 1300 oo Askari marka aan lagu darin ciidanka Ka diiwaagashan Puntland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 29)

  1. Ceerigaabo man says:

    KKKKKKKKKK.
    habar baa buraanburtay dårlige. ciidan gurmadaa yimi.dagaal Baanu SOO qaadayna. waxaas oo dhami way astaamaha fulayga. aamusa oo dagaalama . raga darooka iyo dumarku waa isku mid. afkuun bay ka hadlaan. guuuuuul SOMALILAND

    • Saeed says:

      Kkkkkkkk idoor ya Ka calal badana? Ila hada ayad tirahdan darood baa naxasuugay kkkkkkkk edeb yaloo miskeen yahow . Darood wa kuwa Ka ohiyay

    • MrSomali says:

      in BADAN BAY SOMALI NIMO DIIDEE .. NINKA gabilay ka yimi ee TUKARAQ JOOGA MARKA LA DHIRBAXO HALKUUU ORDO .. DHINAC WALBA HARTI KOOMBE BAA KA XIGA .. HA IDINKA SAARTO IIDOR SOMALIDIID KKKKK

  2. Maxamed says:

    1300 reer miyi u Badan ayaad banaan cidla ah soo tubteen ma isweydiiseen ciidanka ay waajahayaan tiradooda iyo tayadooda,waar hoy ciyaalka debeda netka kaga jiraa yaanay inaga layn reer miyigeena.

  3. Binary Operation says:

    Maxamed

    Kkkkkkkkkkkk, si dhab ah baan inadeer u qoslay, Qaar baadiyaha laga keenay oo yaqaan sida geela Iyo adhiga loo raaco ayaanu hub u dhiibayna lol kkkkkk

    Maxay garan sida kolkay xabado u yara tuur tuuraan baa lasoo qabqaban dee iyana indhuhuun bay waynayn kkkkkkkkkkkkkkk

    Illeen waa niman waraabe sida adhiga looga ilaaliyo uun aqoontooda Iyo tayadoodu tahayee ma ciidankaasay u Babac dhigan karaan? Lol kkkkkkkkkkkkkkk

    • MrSomali says:

      in BADAN BAY SOMALI NIMO DIIDEE .. NINKA gabilay ka yimi ee TUKARAQ JOOGA MARKA LA DHIRBAXO HALKUUU ORDO .. DHINAC WALBA HARTI KOOMBE BAA KA XIGA .. HA IDINKA SAARTO IIDOR SOMALIDIID KKKKK

  4. Ceerigaabo hero says:

    Ugaadhyahan 300 ciidan Beeleed kabadan Bay keeneen Lknse waa in ay 2000 keenaan maadaama reerka SSC ugu Ballaadhan Lagu Tirinayey inkastoo ciidanka Magaca Darawiishta Puntland askar Badani kaga Jirto iyo Ciidamadii Khaatumo ee Faysal Falaalug Hogaaminayo axmed Garaad waaku mahadsanyihiin haday 100 kudarsadeen inkastoo ay Furin Kujiraan
    Xasan Ugaas cumar wacays qayaad khaalid waa Dadaaleen Lknse jamac siyaad iyo Baharasame ama Dhulbahante hanoqdaan oo ciidan hakeenaan ama Meesha Hadhaafaan oo iidoor halaqaxaan

  5. Ceerigaabo hero says:

    Ugaadhyahan 300 ciidan Beeleed kabadan Bay keeneen Lknse waa in ay 2000 keenaan maadaama reerka SSC ugu Ballaadhan Lagu Tirinayey inkastoo ciidanka Magaca Darawiishta Puntland askar Badani kaga Jirto iyo Ciidamadii Khaatumo ee Faysal Falaalug Hogaaminayo axmed Garaad waaku mahadsanyihiin haday 100 kudarsadeen inkastoo ay Furin Kujiraan
    Xasan Ugaas cumar wacays qayaad khaalid waa Dadaaleen Lknse jamac siyaad iyo Baharasame ama Dhulbahante hanoqdaan oo ciidan hakeenaan ama Meesha Hadhaafaan oo iidoor halaqaxaan

  6. GAANI says:

    ninkan wax uu ogyahay majiraan meesha ciidankan aad kusoo qortay laban laab ciidan kabadan ayaa jooga warka haku daayi ciidamada xaga buntland kasocda oo ey kal wataan karaashiyo faysal falaalu ayaa 600 kuwa ina cameyiyo wasiirkatima cade na waa buntland ciidan beeleedeka shaley xasan ugaas waxey keenen200 ciidan horena wey joogeen anagu issaqow sidiinaagihii caytami meyno.. dagal wax lagu taliyomaaha laakin wixii aad raadineyseen waad heleysaan . muuse haduu marba nabad baan rabaa ku hayaa shaleyna waxbnaan dhirbaxaa ayuu lahaa .. waa ayaan ba ayaan

  7. Mujaahid SNM says:

    Haddaad isku soo raacdaan faqash oo dhan aan midh ka maqneen we know how to screw faqash properly , waa in aad edeb u yeelaataan sida bahawarsame iyo jaamac siyaad oo si edeb leh ugu nool SOMALILAND ..Our message is clear and no diplomacy , if you don’t want stay in SOMALILAND silently then go to your faqash cousin in garowe village .

  8. La ye says:

    Oo kaaley feysal BEN Iyo fuleyga naacnaac iyagu maxay aqriyaan yaa saamoole aheey yaa uraag aheey xabaalo qoteyaal xabaalihiina nugaaleed weligood qodan meysaan yaa Af dhooqo

  9. mohamuud says:

    adiga yaa kugu yidhi ciidamada tiri waxaas waxba kama jiraan mana aha wax meel lagu soo qoro siyaasada uma bislid beesha ciidan aan keenin iyada dhaliil waana lawada arkaa oo waa ladhaliilsan yahay laakiin inaad xabad xabad ciidamada u tiriso amaysan wax munaasaba ahay .inksatoo jeegaantu ay hada quus taagan yihiin oo aagagii oo dhan soo baneeyeen waxaan filayaa inayba iska cararaan iyadoo aan xabadba qush laga siin

  10. Garaad says:

    Dhulbahante ma sheegto lahaanshaha Waqooyiga Mudug. Majerteena ma sheegan karo lahaanshaha gobolka Sool. Ha la is ixtraamo hadi kale beesha beesha kale dhul kala wareegeysa Allah og.

  11. Garanbalaar says:

    Ciidan daarood waa tiro ka badan 9500 iyo 459 tikiniko ah ninka wax soo qoray maanta way kaa xumaatay webka ugu wacan baad aheyd tan odeyga gaaban sidii marada isaaq qoorta loogu geliyey waa bestii waa ninkii isku cunay qare iyo bariis ma dhama

  12. Warsame says:

    Khaatumo news dadka hakal qaybinina hadii qaar maqanyihiin sow intii kaleba majoogto dadku waa isku mid Horgalada weerara laakiin reeraha inaga daaya
    Waad mahadsantihiin howsha xalaasha ah ee aad dadka uhaysaan halkaa kawada dadaalka

  13. Lafaruugaawi says:

    Kuwan Kastuumo web 🕸 Faqash Faqash wax ku soo malmalluuqaa really waa mantely ciyaala SIO Michael Jackson nin weyna oo adduunyo meel laysla marayaba aan ogayn .
    Waar haaddaad Faqashoo dhan soo uruursataan 500 oo comammdos ka somaliland ah ayaa maydkiina HAADDA🦅🦅🦅🦅🦅🦆🦆🦆🦆🦆🐦🐦🐦🐦 🦃🦃🦃🦉🦉 u wadhaya waayo faqashoo Africa ugu xoog waynayd oo CUBBA NAAS DHEER IYO CALOOSHOOD U SHAQAYSTAAL SOUTH AFRICA U HOREYSO WADATA AYAA 100 WIILO SNM AHI BAABI,IYEEN 1988 KII waabase 2018 ka oo Qaranka somaliland Dowlad xora yahay oo GOWS DAMDDEEDANA U SOO BAXEEN
    ALLAW U SIYAADI SOMALILAND SOCOTEE.

  14. Joof says:

    Khaatumonews

    Sxb. Meesha xabad baa taal
    Nin waliba kama bixi karo
    Waxaa kadaran isaaqiina waa ogaadey inaanay waxna yeeli karin waxna tari karin
    Hartina hore ayuu uogaa

    Ciidanka JS waa 140 iyo 6 tikniko
    Oo dhamac ah faysal maxashwaan iyo cagalule iyo gudoomiyaha cusub iyo wasiirka gudaha ayaa arinkaas JS u. Xilsaaran

  15. leopon says:

    DAGAALKAAN KHATARTIISA AYUU LEEYAHAY WUXUU U EGYAHAY DAGAALKII SOKEEYE EE NIGERIA KADHACAY 1967. OO AY KU DHIMATAY HALMALYAN OO QOF DAGAALKAAS WAXAA SABABAY BEEL KAMIDA BEELAHA NIGERIA AYAA KU DHAWAAQDAY INAY GOOSANAYSO GOBOLODA AYDAGAAN HADANA GOBOL KAMIDA WADANKA AYAY SIIYEEN WADAN KALE OO DARIS AH WAXAYNA KULA HISHIIYEEN INAY U HIILIYAAN BEESHA UGU BALAARAN nigeria ee looyaqaan xawsaha ayaa ugacanqaaday beeshii tiri waan goosanay aakhirkii dalkiiba waa lagasaaray kuwii yiri waan goosanaynaa gobolkiina waa lasoo celiyay ayagiina waxaa laga mabnuucay 100 sano inaysan madaxwayne isu sharaxikarin halmalyan oo labada dhinaca ayaa kudhintay dagaalkaas saan oo kale ayay ku doodeen ingiriis ayaa xuduudka nasiiyay oo anagaa goboladayada dawlad gaara usamaysan. Waxaan kutalin lahaa xal nabadeed in Sool laga gaaro intaan wiilasha layskudhamayn. Xataa cod laga qaado dadka SSC.

  16. leopon says:

    Waxaa xusid mudan Nigeria isku diin maahan iskuna afmaahan waxaa kadhexeeya calanka iyo ciida qoloda tiri waan goosanaynaa waa gaalo xawsuhuna waa muslim qolodaan tiri waanu goosan waxay saaxiib la ahasyeen gumaysiga xilkii uu dalka haystay wuxuuna xasuuqay xawso badan oo xornimo doon ah waxay kaloo ku doodeen beesha tiri waan goosanay waa nala necebyahay oo xawsaha ayaa na dhibaateeya beelihii nigeria oo dhan waxay dheheen ingiriis dalka maleh wadanku waaa unity.

  17. Wiil Garad Mohamed says:

    Asc Anigu halkan waxan qoraalkan u qorayah wiilka web kan ku faygaare ee qayaaded sxb baharasame iyo khayr abdi dagaalkoodi dhama iskada cuqdada aad u qabto tolka maanta labaduba hal cadow bay leeyahiin baharasame dagaalka tolkeed waa u diyaar hadana kuwa ka joogan ali khaliif iyo baashe baharasame wax ka yahiin dhexdooda ma jirto mida labaysa baharasame waa guurti markay wax cad aragto bay wax ku dhaqaaqda ee adigu 24hour aad wax qorto qoraalkaaga waa baharasame iskada waxaas waa lagu yaqaan miyaaf aragtay meel nin baharasame oo qayaad 24hour oo yaga ku dhaliilayo waa maya cadaawadena hadi ay ku ilowsiiso ta shosheeya waa waxi dhulbahate maanta dhilkisa farahisa uga baxay

  18. Caynaba Car Dhacso says:

    Hhhhhhhhhhhhhh

  19. Lafaruugaawi says:

    Siddeed qoro qoro Jinni oo qanaxoo gaboobay😁 Already laba PM 19 ah oonnu dulmarinno iyo waa wareey Commandos kii Somaliland Xidigaha Cirkay nagu soo daadiyeen ayaa ku filan kixkixkixkickixkick iyo malleeeshiyo macaluulaysa 😁😁 Waar kuwan muqlaysan mawdkoodaa wadaa sirqooyinkan dayaysan een maydkoda uruursan karin ma DAJI bay ka soo dhergeen.
    Viva Republic of somaliland.

  20. MrSomali says:

    in BADAN BAY SOMALI NIMO DIIDEE .. NINKA gabilay ka yimi ee TUKARAQ JOOGA MARKA LA DHIRBAXO HALKUUU ORDO .. DHINAC WALBA HARTI KOOMBE BAA KA XIGA .. HA IDINKA SAARTO IIDOR SOMALIDIID KKKKK

  21. axmed says:

    waaar ninyhow Anu Askari Jaamac siyaad ahay ka tirsan ciidanka Psf puntland
    nasiib daro dagaalka nalooma ogola
    taaan idiin sheegayo wa somaliland 600 wiil dhulbahante qadiyad ku dagaalamaya ayaa aya Soo afjari karta 2 sacadood ilaa Guumys geyn karta
    wax siya garan wàaayey

  22. Juglle says:

    Ciidanka somalilandna waa 37,000 kun mana wada joogaan jiida hore

  23. S gaafuun says:

    Mar mar baa la faarshaa shaydaan u foodhyaa jini fara ufiiqaa daarood ma falanyahoo foondhaaf ma moodaa fooruu ma lulayaaa?

  24. Ayaanle says:

    ASC Beelweynta Reer Aw Xasan (Asharaaf ta) Waxaan Ka codsanayaa Siyaasiyiintooda Saameynta leh sida Faarax Cabdiqaadir, Fahad Yaasiin iyo C/Weli Muudey inay Dagaalka Tukaraq Farageliyaan maadama iyaga dalka Soomaaliya SI Dedban inay Umaamulaan Lasheegay.




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...