dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Suldaanka Guud Eem Isaaq iyo Isimo kale Oo Difaacay Faysal Cali Waraabe,

Waxaa magaalada hargeisa hada kula hadlay saxaafada suldaanka guud beelaha isaaq iyo isimo kale oo beeshaasi kamid ah kuwaaso jawaab calin u diray isimo reer borama ah oo ka hadlay  dhawaaqi faysal cali waraabe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isimadan isaaq ayaa sheegay in faysal cali waraabe aanu odhan ha lalaayo ardayda daarood ee ku sugan deegaanka somaliland islamrkaana ay tahay been abuur iyagoo difaacaya faysal,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. WARAN says:

    MA SULDAAN BAA LAGU SHEEGI KARAA QOF WEYN OO BEENAALE SH OO SAKHRAANSAN BISHA SOON?
    WAXAASEBKASII LIITA DADKA UU SULDAANKA U YAHAY .FAYSAL XABAD BAA U WORAN ILEEN EYGABA NIN KEH BAA CESHADEE MAADAAMA AAD QABSAN WEYDEEN GUNYAHAY

  2. MrSomali says:

    KANI SULDAAN MAAHA waa nin maalin walba hadalkii hore buriya oo been cusub sheega .. taas somali oo dhan baa og .. waa ninkii yidhi Muse biixi wuu u qalmaa madaxweyne .. maalintii danbana yidhi DALKU UMA BAAHNA ASKARI DANBE .. KKKK

  3. MrSomali says:

    FAYSAL CALI WARAABE , Aabe caruurtiisii ka dhigay ARGAGIXISO Miyaa SOMALI DAN KA LEH .. waa la og yahay in faysal cali waraabe uu inta xataa caayo koonfur somaliya iyada oo xaaskiisu ka timid Baydhabo yaab .. kaaga darane waa Faysal dhurwaa caruurtiisa SYRIA buu u diraa in ay argagixiso ku dagaalaman https://www.youtube.com/watch?v=EyCYblF_kWU




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...