dahabshiil

Daawo Video:Horgal Bahrarsame Ah Oo Qarsan Kari Wayay Cadawada Uu Uqabo Dhulbahante Iyo Jacayka Uqabo Jeegaanta,

Waxaa Warbaahinta kula hadlay Dalka dibadiisa Mid kamid ah Horgalada ugu waaweyn Beesha Bahrarsame oo Iyadu Kamidaysan Cadaawada dabinka iyo Shirqoolka lugooyada iyo Dhulka SSc islamarkaana Ku Midaysan gacansiinta Taageerada Iyo Wixii lamid ah ee Cadowgu uga Bahan yahay dhulka SSC.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Horgalkan oo Ka been Sheegaya taariikhda iyo xaalada Deegaanka SSC islamarkaana Muujinaya Nacaybka iyo Xumaanta Ku duugan ayaa sheegay In maamulka Jeegaanta Dhulbahante wax la dhistay Isagoona  Fkirkan u yahay Mid Uu kala midaysan yahaya Beeshiisa

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 32)

  1. dhulbahante dhalay oo dhul durig says:

    masha allaah walee nin baa u soo baxay ba hararsame ama dhulbahante oo dhan waar ninkan waa waliyu cadkii cali khaliif walahay ninkan waa inuu wadanka yamado waa loo bahan yahay oo dhulbahanta u bahan oo reer Somaliland oo dhan baa u bahan mudane kalay wadanka guuuuuuuuuuuuuul dhulbahanta dhalay oo dhul durug

  2. Dhalan dhool says:

    Ilaahay amarkiis dhulbahantaha iidoorka ay ood wadaagta yihiin ma jecla mana arki karaan laakiin taa bilcagsigeeda dhulbahantaha aan ceel iyo carshintoona la wadaagin nimankaa iidoor wa ka jecel sida qoladaan bahrarsame iyo Nuur axmed walaahaan dameelahood is kudin iska daa ayagee

  3. Qaybdiid says:

    Fadlan, qofka xun lama siin karo magac beeleed. Allaah wuxuu quraankiisa inoogu sheegay ” nafna naf kale lama saari karo khaladkeeda”, anigu ma ahi beeshiisa waa uun iga caqli celin. Casoowe, waa tuug ka qayb qaatay iibintii Laascaanood 2007 dii iyo wixii ka horeeyey, qaar ka mida reer Laascaanood jiho kasta ha ka tagaan ama ha ka degeene, iibintaa way ka wada qayb qaateen. Sidaa daraadeed dad xunka maxkamad baa wada sugaysa intooda nool, intoodii dhimatayna waa la sheegidoonaa khaladaadkoodii.

  4. WARAN says:

    Geesi geesi dhalay run baad sheegtey waayo Madheerteen Halamash naagood waa naf la ‘caari oo Libaaxyada,somaliland bay afka uga galeen meelay ka soo noqdaanna ma joogaan iyo way salbabakheenHhhhihihijhamham.
    Long life Somaliland Republic.

  5. Guulwade says:

    Darood baa leh laascaano iyo puntland wuxuush citraaf waaye hada waa dhuldoon dhulka dhulbahante malaha darood baa leh ilaashadaan majeerteen dhulbahante leelkase mareexaan waa walaalo. Degaan kooxda xabad bay ku xiroyn ayaan ee.dhulbahante waa jifo kamida darood. Wa qoomiyad kooxda wuxuushata waa in gabdhaha dhulbahante tuutaha usoo qaatay. Dee kacaankii diiday xagee usoomaraa darood waa in lagu jihdaa. Xabad ay wax gurtaan. Nabada way kibraan.

  6. jugsodhacay says:

    xaduudkii gumaysiga kkkkkkkk DARWIISHKII WAYNAA EE ISMAACIL MIRE OO UU SOO HADAL QAADAY MAXUU 21SANO U LA DAGALAMAYAY INGIRIIS HADIIBA aad ku tahaysid xaduudkii gaalkii ingiriis iyo goobtii koofil lagu dilay kkkkkkkkkkkkkkkkk soomaliland hadii aad wax ka dhisateen maxuu galeyr ugu hayaa dasturka fura oo bahashaan kaligiin baa samaystay maxaadsw puntland uga qaadateen 17xildhiban iyo madaxwayne kuxigeen ????

    • Yusuf says:

      jugsodhacay
      Waar dawladaha waaweeyn ee Reer Yurub ayaaba distoorkooda dib-u-eegis iyo wax-ka-badal ama kaabis ku sameeya ee miyaadan saaxiib dugsi soo marin oo farta lagu soo galin.

  7. dhulbahante dhalad ah says:

    dadka faaninaya ninkan waa isla iiduurka cali khaliif u guraya qaaraanka kkkkkk.
    anaga ah dhulbahante oo si cad u sheegayna inaan iduurow idin diidanahay , waxaany kaliya idinka necebnahayna waa horgalada ah kabaha dhulkayaga aad ku timaadaan walaahay iyo bilaahay .
    magaciisa garan mayo ninkan lakin waanu ognahay iduur inay kuwayaga liita inay ku shaqaystaan lakin maanta idin shaqayn mayaan walle waana aragtaan shacabkayagu suu maanta u kacay , xabad baa noo dhaxeeya iduurow idinka iyo horgaladaad ku shaqaysataan ba …

  8. kalabaydh says:

    qoladiinan mareegtan wax ku qorow , waxaan umalaynayaa in hadii qof ku fekero in uu samaawaadka ama cirka is dhoho dhaaf ama meel cir aadan ka arkayn tag masamayn karo. waxaan idiin sheegayaa bahahararsame ayaad lee dahay lugooyadada ssc ayay ku miday san yihiin. taasi waa tii ay ka dhalatay in dhulbahante ku doloobo. sidii ay beeshaas ula dagaalamayeen. ssc ayaa la dhisay waxaa dhulbahante uga hor yimi bahararsame ayaa wadata iyo ina garaad cali. khaatumo ayaa la dhisay waxaa la diidey markii cali khaliif la doortay oo la yiri bahararsame ayaa qabsatee aynu diidno. kuwii puntland ku jirey iyo soomaali land waxay u midoobeen ladagaalankii cali khaliif. puntland cumar maxamuud ayay nagu direen dagaal ayay nagu fureen soomaaliland waxay nagu direen qayaad oo dagaal ayay gudihii naga fureen afarta jiho dhulbahante oo dhani tafaha ayuu naqab saday. ilaa garaad jaamac soomaalinad tiri aynu dharkayn ku dilo yagoo adeeg sanaya qayaad. waa tii labaatan oday lagu diley garaadkiina ilaahay bad baadiyey 300 oo halaadna la kaxaystay. oo magtii la wadey ah. dhulhabahante waxaa uu ku midoobey in ay dagaal nala galaan. dhankasta ah. beesha barkad ama guuleed garaad iyo xasan ugaas mooyaane intiisa kale dagaal ayay nala galeen. cali khaliif markuu hargaisa tegay ayuu soomaaliland tii ku yiri joojiy dagaalka qayaad iyo bahararsame. waxay dheheen hadii garaadkiinu colaada naga daayo khaatumana joojisaan waanu idin ka daynaynaa hadii kale maya. waxaa puntland fureen dagaalkii qoriley markii colaadii badatay waa tii gurmadkii beesha barkad iyo wacays aadan noo soo hiisheen gurmad culusna keeneen . puntland waa tii ku fadeexadawdey dagaalkii . isimadii majeerteen waa tii ay hawshii soo galeen waa tii ay qabiilkoodii ku dheheen aynu dhamayno colaadaas, puntland waxay ku dheheen arinkaas noodaaya dhaqan ahaan ayaanu ku dhamaynaynaaye. waa tii shirkii dhulbahante iyo majeerteen igu yimaadeen waa tii laysla qaatay aynu xal gaadhno. waa tii layiri aynu midayno harti daarood colaadaasna aynu meesha ka saaro, soomaaliland hadii aan meesha laga saarin heshiis lagaadhi maayo. majeerteen waxay fahmeen hadii aan dhulbahante la midayn in aan puntland iyo hartina la helayn. arinkaasna waxaa fure u ah in colaada cumar maxamuud iyo bahararsame la dhameeyo. sidii ayaa hawshii ku dhamaatay heshiiskii waa la xidhay , xorayntii ayaa loo gudbey . markaa majeerteen way og yihiin xalka iyo runta markii shirkii saaxdheer la dhameeyey ayaa tana lagu xejiyey , soomaaliland way og yihiin. ciidankii horgalada ahaa dagaalkii tukaraq way ka bexeen markii xabadu bilaabmatay. qorilay iyo boocame ayay aadeen . garaadkiina waa ka hadlay hor iyo diba.kuwiinan hadeer waxan qoraya, war majeerteen waydiiya haydiin ku dhaartee waa laga gudbey xiligii inta aad maamul hoos gashaan oran jirteen aynu bahararsame ladagaalano. taas majeerteen maanta idin ka yeeli maayo. xorayna hadii aanan anagu taageerin dagaalka laasacaanood haka yaabin in la xoreeyo. lama qabsan laasacaanood ilaa ina xaabsade ciidankii kalabaydh iyo waqderi keenay. maantana way dhamaatay xiligii puntland aad beenta usheegi jirteen. idina ka yeeli mayso puntland maanta aynu bahararsame colaadino. new puntland way ka duwan tahay old punltand.

  9. Aarka hargaysa says:

    Iidoor waa libaaxyo banaan dagay garoowe agteeda ayay kujaalaa butay nayaan daarood na waakaa xaarku kadhamaaday tolaay yaa daroodeey kkkkkkkkkkkkk kkkkkkk ninkii igadul kaxayn lahaa garoowe ayaa layska rabaa

  10. Dhalan dhool says:

    Xaarka hargeisa xabaashaadi baad soo fogaysay
    Waxaan maqlijiray xabaashu ma socotee qofkeedaa socda

  11. Aarka hargaysa says:

    Dhalan dhool sxb idoor ayaa darood oodhan iskusoo urursadoo tukoraq ka kicin waayay waa tariikh qormaysa kaftanku waa idinka xidhan yahay ilaa tukoraq aad xoraynayaan

  12. Aarka hargaysa says:

    Anigu ma kaftameen hadii burco daayoo cerigaabo daarood xukumo

    • Hassan says:

      Aarka hargaysa
      Miyaan beelaha dalku inaga dhaxeeyo ee Dhulbahante iyo Warsangali aaneey Daarood ahayan, sideey saaxiib kaa noqotay. Ka noqo fikirkaa Puntland ee ay ku doonayaan in ay reer Somalilnd u qaybshaan Dir iyo Daarood.
      Waxaad halka Daaroodka galisaa Majeerteeniya, haddii kale oo aad Daarood tidhaa de markaa Somaliaana jiri meeyso.

  13. Ismaail says:

    Ninka wax qorayow cuqdad ba ku Dishey minba horsy uyiri damer an saranhay Maxay dhusadisu iga dhimaysa

  14. Xogagaal says:

    Hadalka Ex. Wasiir Casoowe sheegay waa mid runta ku qodtoma, waayo goobjoog baan ka ahaa labadaas Shir ee Burco iyo Boorame ka kala dhacay. Shirkii Burco ee lagu go’aamiyey in Somaliland iskeed isu-taagto waxa uu ahaa mid reer waqooyi u dhammaa oo dan la moodey waana ta soo afjartay dagaalladii sokeeye ee ka socdey Gobolladii Waqooyi wakhtiga dheer. Dhulbahante qaybweynbuu ka ahaa gooni isug-taag Somaliland haddii uu ka baxona waxay noqoneysaa WACAD UU JIBIYEY oo if iyo aakhiroba lagula xisaabtamo.

    Run ahaantii, cidda ka soo horjeedey gooni isutaaga waxay ahaayeen madaxdii sarsare ee SNM oy ka mid ahaayeen Cabdiraxmaan-Tuur,Axmed Silaanyo, Cusmaan Jaamac, Ibraahim Maygaag, Jamaac-Yare, Ina Buubaa iyo qaar kaloo badan waxayna ku doodayeen in Gooni isutaagu khilaafsan yahay distoorkii SNM u yaaley. Siyaasiintaas SNM ka soo jeedey waxay doonayeen in la sameeyo dawlad ay hoggaaminayaan SNM, USC iyo SPM, hase yeeshee, waxaa ra’yigaas ganafka ku dhuftay wafuudii Shirka fadhidey iyo jamaahiirkii debedda ka joogey, waxayna noqotay in go’aankaa shirka ka soo baxay duuduub lagu qaato. Ninka maanta ku wacadfura go’aankaas loo wada dhammaa, WAA WACAD ALLE KU QABEY.

  15. Yankee says:

    Marka hore waxaan ku talinayaa in aan sharafta, xishoodka iyo karaamada laga tegin ee si hufan qof kastaaba u doodo.

    Waxaa cajiiba in hada reerkii Hawiye-weyne ku dhawaaqeen in ay soo wadaan ciidan iyo saanad milateri, iyo lacag ay ku taageerayaan Somaliland. Amazing

  16. Xogagaal says:

    NB. Cidda dhinaca Dhulbahantaha ka soo horjeeddey gooni isutaaga waxa uu ahaa Garaad Suleymaan oo si dadban ugu shidayey Garaad Cabdiqani oo isagu aad u taageersanaa gooni isutaaga Somaliland, wuxuuna Garaad Suleymaan u arkaayey in Garaad Cabdiqani kasoo horjeedey inankuu adeerka u ahaa ee Axmed Suleymaan Dafleh ee Maxamed Siyaad Bare la xididka ahaa.

  17. Binary Operation says:

    runtuu sheegay ma runtuu sheegaad odayga ku maagaysaan? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    faroole wuxuu u roona puntland, laakiin cabdi wali uma roona ee waa uga daraya.

    khaatumo waxay ka socon kari wayday waa puntland runtu waataasi.

    anaku xamar waanu kala goosanay oo shaqo iskuma lihin, laakiin cida xamar ku xidhan ee dhulbahante hor istaagtay inay maamul samaystaan waa nimanka majeerteen weeye.

    waar heedhe dee wadahadal ka maxaad ku diideen, maxaad ku diideen wadahadalka khaatumo iyo somaliland.

    illeen dantiina ku jirta halkaase.

    puntland xamar bay idiinka horaysa oo waata idiin diiday inaad ismaamul yeelataane.

    anaku waaban ogolaanaye kaalayo soo laabta oo taageera madaxweynihiinii aad ku gefteen waa prof cali khaliif galaydh.

    raali galiya fooda ka dhunkada, sidoo kale cagaha ka dhunkada, ka dambeeya wuxuu idiin garto yeela.

    kolay cali wuxuu idinku taliyay inaad inaka wax nala qaybsataan hadii ay tahay dhaqaale iyo awood qaybsi xukun,

    sidoo kale sheekadiinan yar ee mamul goboleed khaatumo inaad inagala xaajootaan oo sidii aanu dastuurka idiinku marsiin lahayn idiinku marsiino.

    mise dad tashada ba ma tihiino waxaad iska tihiin uun rag iska cuna oo caba oo iska nool? miyaa, dad is nacay oo nolol ba u jeedin oo calaa nin iyo calooshiis maalintaasi tahay miyaa? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Binary Operation says:

    ajendaha snm kuma jirin in somaliland madaxbanaan la keeno.

    fikirka somaliland kolka horeba dhulbahante ayaa watay oo aaminsanaa, isagaana inagu dhaliyay.

    dee waxaad nagu dhaliseen inaad hadana inoogaga carartaan maahan wax qurux badan.

    tusaale waxa inoogu filan laa ya garaad.

    1991 kiina dhulbahante ba somaliland rabay oo qabay fikirka, kolka waanu idin la qaadanay inaad inagaga carartaan ma fiicna bahashu. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Yusuf says:

    Maasha’Allaah, waxaad tahay geesi geesi dhalay iyo libaax dhalada oo ka soo jeeda qaranka Somaliland. Somaliland la iskama dhigo ee waa loo dhashaa.

  20. Lafaruugaawi says:

    Fariid fariid dhalay Somaliland laguma dhashee waa loo dhashaa!!;

  21. mohamuud says:

    liistada madoow awalba wuu noogu jirey ha iska nefiso horgal aan godob galini majiro sida uu u noolaan doono ayaaba adkaan doonta idinkuna intaad microphone u dhiibtaan baad tiraahdaan hooyoo is gawrac

  22. Qonof qodxale says:

    Ninkan daarood maaha waa isaaq is qarinaya

  23. Guulwade says:

    Xoordubur iskahadlaya dhulbahante majeerteen mareexaan leekase ogaadeen waa iskumid xagee nagasoogalaan idoor. Waa in gumaysiga idoor lagaxoreeyaa. Marba meel isku qaad. Wuxuushta buu wax lacunay. Mirqaansanyihiin wixii argagixisada utaga.war goormay maamul idiin sameeyaan idoor harti dhigaan ka dhexeeya waa Doqon magacaaga. Idoor kuqaraabdoonto maxaa kugu qabay ileen darood hadaad kabaxdo ina cali waraabe. Naagaha ugee.qushaasha .

  24. Maax says:

    Ninkani hadlayaa waa dayuus, dayuusna macnihiisa waad garanaysaan.
    Dhulka dhulbahante iyagaa leh,daarood baa leh,soomaali oo aan iidoor ku jirin baa leh. Heshiiskii burco anagaa galay anagaana ka baxnay. Siday kugu tahay dameer yahow ciyayaa.

  25. Maax says:

    Magaca dhulbahante hada kadib shuruudo ayuu yeelanaya. Waana Sidan.
    1.in aad 3 generation ama 3 ab aad dhulka deganayd.2.in aadan xumaan dadka dhexdiisa ah ka shaqayn. 3.in aadan dameer shisheeye ku shaqaysto aadan noqon/horgal sida ninkan oo kale IWM.
    Markaa iska hadaaq dameer yahow.

  26. Maax says:

    Waà laga gudbayaa waqtigii garacyada iyo qof kastaa uu dhihi jirey dhulbahante ayaan ahay.
    Sharciyo adag ayaan soo daadejinaynaa.
    Oo noo saamaxaya in aan madaxa idinka gurno. Yaa ahlu quumuluud.

  27. sool maan says:

    waa nasiib daro qofka qoraalkan soo qoray inuu ku gefo beel dhan oo sharaf leh haduu maagayo horgal waa u banaantahay waxaase qalad ah inaad dad sharaf kaa mudan ku gefto iska saar cuqdada kugu jirta walaal

  28. sugule aadam says:

    sool man zxb horta dhib waa jiraa lkn bal in layska qariyo bay ahayd maalinkii dhawaa ee horgaladu ka hadlayeen lasocanod markay hadleen laba dii oday ee jaamac siyaad ee ay dhahaan wax ciidan ah oo aanu idiin soo wadno majirto buu kii bahararsame yiri diyaar baanu u nahay inaan somaliland ku taageerno ciidan iyo cudud markaa runta waa la isu sheegayaa maalinba maaha in beel masiirkii umada ad cagta hoostiisa saarto beeshii danbe ee snm taageerta umada inteeda kale waa laga soocin inkastooo garaadkeenii guud alah barakeeyee joogo hadana maaha umada oo dhan in dusha la iska saaro qofkii inoogu qaalisanaa baaba bahararsame ah allah xifdiyo garaad jaamac waanu kugu dhaaranaa dhulbahante meeluu joogaba

  29. Binary Operation says:

    Somalia hawiye ayaa Iska leh, ninka somalia was laga waydiinayaa waa hawiye maahan daarood, Somali macnahiisu waa samaale oo waad garabaysaan irirsamaale micnahiisa. Lol kkkkkkkkk

    Daarood bartuu Somali kasoo galo inoo sheega, in fact daarood ku waa bantu weeye. Lol kkkkkkkkk

    Somalinimada waa loo dhashaaye la
    Iskama noqdo, anigu somalinimo waan ku dhashay hawiye na waa ku dhashay ciise na waa ku dhashay laakiin daarood bartee bu kasoo galaa Somali illeen jabarti Iyo baantuu baan ku ogayn iyakoo kala sheegta, kolka midgaha yemen sheegta. Lol kkkkkkk




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...