dahabshiil

DAAWO;-Dood Xiiso badan Dhulbahante Ma Somaliland, mise Puntland Mise Khaatumo ?

Dagaal culus ayaa shalay mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Labadan dhinac ayaa muddo isku hayey gobolka Sool. Haddaba muxuu yahay aayaha gobolka?

Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda toddobaadka, waxaana ka qeyb-galaya aqoonyahanada kala ah: Professor Axmed Maxamed Ismaaciil, oo ka tirsan Suni Dutchess Community College, oo qayb ka ah State University of New York, waxa uu hada ku suganyahay Windsor, Canada. Maxamed Aadan Tarabi, oo jooga Chicago, Mareykanka, Axmed Nuur Qodax oo jooga Minneapolis, Mareykanka iyo Caynaanshe Cabdiraxmaan, Calgary, Canada.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. jugsodhacay says:

    GUMAYSI BAA NAWADA GUMAYSAN JIRAY WAXAA DHAANTA OO KASAXSAN ISKUQABIIL BAAN NAHAY OO XIDIDKU WAA SUNNO HALKA TOLKU UU FARAL UU YAHAY.

  2. Hormuud says:

    Dagaal.kabax. dhulka saw anigu malign. Hartibaaleh .darood baa leh. Khaatumo leh puntland baa leh. Kablalalx baa leh. Somaliya baa leh. Sool iyo sanaag. Idoor wuxuushta baxay bay taaganthay ama dooda ama ha dood ina idoor isagaa faduul iyo gaalada dariiqeedaraacay ee ahaa walalaha harti kalajar. Dharka laascaano waa laxidhaa laakiin dhal magaalo lama noqdo. War kuwaan waa cawaan marna waa la ixasuuqay hadanadhulbahante dudagan hubkii kacaanka waa in lagafurtaa Inshaaalaah wuxuushta

  3. Wiil-Omar-Wacays says:

    Khaatumada yeeynaan seegin Khaatumo waxan ahayn iskuma ogiin!!

  4. Binary Operation says:

    Hormuud

    waxa leh dhulkaasi Somaliland. adeer ingiriiskii hadyada u siiyay DDSI iyo NFD dalalka kenya iyo Ethiopia ayaa deegaamadan aad sheegayso anaka hadiyad noo siiyay.

    midnimadaasi somalia iyo somaliland na hargeysa laga go’aamin kara.

    waxaan anigu gooyo ayaa lagugu dhaqaya sidaas bahasha ku liq. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    somalia da aad sheegayso sharci midnimo oo ay ku doodo ma hayso, waana sababta imaaraad looga saari karin berbera.

    lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hub iyo dhaqaale aan ku qabsado deegaamada sow kalama soo degi karo berbera. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    iskaba dhaaf imaaraad ee, ruush kii liibaaxuna waa soo socda. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kol sheekadii shan somaliweyn haday dhamaatay, sandule ba lagu kala noqonaya shan somali yar yar ah.

    sandule ayaa qaranimada somaliland ku hirgalaysa.

    dhulalka ssc Somaliland bay ka tirsan yihiin, waana qayb somaliland ah, ama cirka u kac bada bada guji. waa sidaas bahashu.

    la iskuma jixan jaxayo, ma lihin jixaanjax.

  5. Libaax ceejiye says:

    Hootadan hol dheer iyo ka ridey xanamo guudkooda waxay sii gigleysaba haddey gudubtoo eyl gaadhey wadaadkii sidee uga gabadey waa gol madhankiiye

  6. Libaax ceejiye says:

    Hootadan gol dheer iyo ka ridey xanamo guudkooda waxay sii gigleysaba haddey gudubtoo eyl gaadhey wadaadkii sidee uga gabadey waa gol madhankiiye imminka golmadhanta bugland waxay uun rabtaa in gol madhanta ciise riyoole garoowe loo balaafhiyo oo dooxooyinka nugaaleed soo degaaan it is very hard

  7. axmed says:

    Waa Khaatumo, Puntland khaatumo ma sheeganeyso halaga baxey leedahey. cidna ma raacayaan waa Gobola waligood jirey, waxa ku doodaya Waa Somaliland waa dadka Hargeysa ka soo cararey, Khaatumo waa maamul gooniya . Farmaajio Dulmiga ha iska daayo Xaq waxa ay u leeyihiin ha siiyo.

  8. axmed says:

    Iidoor Fikirkaa xun Joojin mayo, hadaan Xabbad lala dhici . indha ay wax ku arkaan ayey leeyihiin dhega ay wax ku maqlaan ma laha. ,marka hala garaco iyaga iyo horgalada daba ordaya.

  9. Binary Operation says:

    Axmed

    Khaatumo waa gaar iskuma diidanin EE sheekada ssc waa puntland baanan yeelayn.

    Already qalinka waanagii kuwada duugnay, khaatumo inay jirto oo anakoo qudha idin aqoonsan. Kolka dastuurka Somaliland ba la idiin soo furaya si aad waxan aad ku riyooteen la idiinku dhabeeyo. Khaatumo ma diidanin EE waxaanu diidanahay waa labo cad cad oo muuqda waxoodu. Waa garoowe Iyo muqdisho weeye. Hadii aad muqdisho war keeda naga dayso wax kasta guaranteed weeye inaad iga helayso laakiin saxeex adag baa lakala dhiganayaa.

    Iminkaba somali kuwii ugu horeeyay idinkoo Khaatumo ah oo maamul ah idin la hadla waa inaka nimaan waxba ku ogolayn ba sida gorayada idin daba ordayee gowsaha ka gura nimanka dhabayaco EE garoowe. Heshiiskii aynu wadagalnay bay ka dagaalsan yihiin Iyo aqbalaada aan Khaatumo ku aqbalay.

  10. Binary Operation says:

    anaku sadex cid uunbay wax nagala dhaxeeyaan oo wadahadal la galayna.

    sadexda cidina waa cad yihiin waxay kala yihiin. waana kuwan, khaatumo, maakhir iyo dowlada federalka ee somalia.

    dhulbahante halka loogu hagaago waanu naqaana, waxaana metela oo ay mandate kooda u dhiibteen waa maamulka khaatumo estate ee uu gadhwadeenka uga yahay cali khaliif galaydh.

    warsengeli barta loogu hagaago waanu garanayna waa badhan, madaxdhaqameedkooda iyo maamulada kala ah waqooyi bari iyo maakhir, meelaha loogu hagaago waanu ognahay.

    dowlada federalka ee somalia iyada waxaanu ku wada xisaabtamayna waa 1960kii weeye.

    laakiin waligeed dhici mayso inaan majeerteen kala xaajoodo masiirka beelaha dhulbahante iyo warsengeli xitaa u adeegayaashoodaan kala hadlayn.

    nin ina mid ah oo isba qaawan muxuu igu soo kordhinaya? waxba, weeye. cali khaliif umad bu metela laakiin camay iyo kuwa garoowe jooga yay metelaan? waa cidna.

    warsengeli cida metesha waanu garanayna waa madaxdhaqameedkooda waa maamulada kala gedisan ee ay samaysteen ee kala ah waqooyi bari iyo maakhir.

    dowlada federalka ee somalia, waxay metesha somalia italiano. 1960kii cidihii wax isku darsaday waxay kala ahaayeen Somaliland iyo Somalia, meel majeerteen kama soo galo. garoowe tuulay xiligaasi ahayd aan xamar wax isku darsanaynay.

    kolka maamulka garoowe waxba kama khuseeyaan arrimaha xamar iyo hargeysa ka dhaxeeya waxaad usoo gashaana waa faduul.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...