dahabshiil

War Deg Deg Daawo Video:Puntland Oo Tidhi’Laascaanood Ayaanu Qarka U Saaranahay Cadowgiina Wax Dhintay Wax La Qabtay iyo Wax Cagta Maalay Nocden ‘

Wasiirka Warfaafinta  Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo hadda la hadlay Warbaahinta  ayaa xaqiijiyay in Puntland ay guulo waa wayn ka gaartay dagaalkii saaka oo uu tilmaamay inuu wali socdo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qarjab waxa uu sheegay in farisimihii maamulka Somaliland ay ku sugnaayeen gabi ahanba Puntland ay la wareegtay , ayna 10KM dhanka dhinaca Laascaanood u riixeen, waxa kaloo uu sheegay inay gaarsiiyeen dhimasho badan, dhaawac badan, maxaabiis laga qabtay iyo gaadiid dagaal oo qaar la qabtay kuwana la gubay.

 

Khasaaraha dhanka Puntland soo gaaray wasiirku ayuu sheegay inuu yar yahay, isla markaana Ciidamada Difaaca Puntland ay dhaafeen Tuka-raq sida uu sheegay wasiirku.

 

Ugu danbayn Qarjab ayaa xusay in xogta oo dhammaystirsan ay soo gudbin doonaan markay sameeyaan tirakoob rasmi ah, waliba dagaalku uu socdo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. Mo abdi says:

    Meeye gabdhihii iidoor ee meeshan ka qaylin jiray …next stop caynaba

  2. Aarka hargaysa says:

    Been inuu shegayo ilmaha fadhibaradkaa ayaa garanaaya weerarka puntland ayaa qaaday waanay kujabeen tukoraq somaliland ayaa hada joogta waliba waxaanu idin lenahay sobadiya ciidan beleedka

  3. Aarka hargaysa says:

    Waanu siisiqaynaa xagaad usiqausaa ma dhanka garoowe kkkkkk

  4. Caynaba Car Dhacso says:

    Ku qosla uun deee dhabayacada khalkhalsan kkkk

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. AARKA BURCO says:

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  6. dhoodaan says:

    Kkkkkkk faankii futo dhiiglayaasha wararka xaqiiqda ahi waxay sheegayaan in garoowe inyar loo jiro ,maleeshiyaadkii dhababacyada ahaa jabaa gaadhay maanta waala baacbascsaday

  7. Qaadiro says:

    ciidamada somaliland oo cagta saarey wadada garoowe iyou cabsi la dareemayo ciidamada somaliland oo kaabiga ku hayaa garoowe.

  8. yoonis says:

    hhhh ninkan khal khalsani muxuu ahaa aar goordhaw daawo sawirada gaadiidkii lagaa qabsaday

  9. Hassan says:

    Xuudka waa Meegaalada Beer ee burco dusheeda ah.Halkaasa waagi hore ahaan jiray xadka Daaroodku.Xadka halkaasa laga soo xidhayaa.Waa megaalada yar ee Beer ee burco u muuqato




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...