dahabshiil

War Deg Deg Ah:Dagaalkii Oo Ku Soo Dhawaaday laascaanood Maleeshiyada SNM Oo Dhabarka Dhiibatay.

Waxaa wali Soconaaya dagaal qarar oo saaka Hiirtii ka bilowday Jiida hore ee tukaraq waxaana dagaalkaasi ka qarxay afar aag oo la qorsheeyay.

 

Maleeshiyada SNM ayaa laga saaray dhamaan dhufayskii hore ay ku jiren waxayna xabadu haatan ku soo dhawaatay magaalada laascaanood dhanka nugaasha ayaa dagaalku uga socda si ba’an.

 

Tukaraq ayaa la isla dhaafay  in ka badan 8 kiilo mitir dhanka laascaanood waxana haatan tukaraq iyo guud ahaan deegaanka gacanta ku haya ciidanka huwanta harti ee puntland jogaaminayso.

 

Dhanka kale shacabka laascaanood ayaa bilaabay u diyaar garow xoogan oo ay ugu jiran dagaalka si magaalada looga dhex si feeyo maleeshiyada faro ku tiriska ah ee ku sugan.

 

Khasaaraha dagaalkan lama sheegi karo xiligan sababo la xidhiidha xabada oo xoog u socota aawadeed.

Lasoco Khaatumonews

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Iska says:

    Waxa la shegaya in gods qabobw la dhafau oo garaad lagu dhowafyhay

  2. Iska says:

    Guul waa la garanaya Guul

  3. xanuujiye says:

    Kkkkkkkkk huwanta harti iyo jarjar miyaa ciidan qaran u babac dhigi kara kkkkkk waar magaaladii garowe wali malaga qaxay

  4. Iska says:

    Mee daba la ridaya mee salamay mee adigaa rabigaa radar ka baraye ku raxeso reenka karaga

  5. Dahir says:

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Guul geeridu waxay dhibtaa ninkii dhoof ku yimid …xuduudkeenu waa Burco .

  6. Iska says:

    Adigaa rabaga radasa ka baraye ku raxeso ruin a karaha

  7. Faqash says:

    Guul buqalaa

  8. sugule aadam says:

    web kalshaale oo ka xun dagaalka ileen waxay qaateen mab da dhexdhexaad wax ka gura warbaahinta kaliya ee dhulbahante waa khaatumo news halkaa kawada halkan aad baad umahadsantihiin saad mar walba noogu soo gudbinaysaan wararka deegaanka iyo caalamka

  9. A nur says:

    Gabaygii aadan carab ragii nugaal deganaa oo qorfaha ka dhacay ee libaaxa ahaa wuu soo noqonayaa gabaygaa fadlan ninka webka qoruu noo soo geli

  10. Idil colaad says:

    Hayaaay maantoo kale waxaan ku tuurtaa gabaygii aaden carab ee .colkoo duulan maantii hadii lay caleen saaray cimrigiisu nimuu dheeryohoo caariffaan ahaye waa lagu casili baan is idhi caanna waa tahaye caqligaan ka fiirsaday tashiga kii u cidhib roone waxba nolosha lama caabuddee ceebta ma illaashay

  11. Taageere Cali Khalliif says:

    Axmed Laari riyo ayu run mooda. Wuxu habeenki ku riyooda isagoo superman ah oo lascaanood xoreeyay.

    akakakaka

  12. Asad says:

    Asc war jiaaba cakaaruu iman waxan kula talinayaa jeegaanta inay ciyaalka meesha kaqaataan hadii kale meydkoodaa badanaya waayo dhul aanay lahayn oo aqoon nay keeneen




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...