dahabshiil

Khasaaraha Dagaalkii Tukaraq iyo Ciidamo Jiida Ka Baxay iyo Xaalada laascaanood.

Sadex aag oo saaka uu ka biwloday dagaalkii kulula ee u dhexeeyay huwanta  Harti iyo maleeshiyada Snm ayaa istaagay labo aag oo kamid ah goobahaasi halka uu wali ka socdo aag dagaal culus.

 

Dhinaca kale Deegaanka Goojacade oo talis  u ah  maleeshiyada snm waxaa la keenau dhaawaca maleeshiyaadka snm  ee Ka soo jeeda dhanka SS oo halkaasi lagu dabibaayo.

 

Inta la xaqiijiyay maleeshiyada ina canbaashe waxaa ka dhintay hal askari iyo dhaawac gaadhaya lix halka maleeshiyaadka isaaqna khasaaraha soo gaadhay aanu ilaa hada ahayn mid tiro koob sax ah laga hayo balse  deegaanka Adhicadeeye ee gobolka sool waxaa la dhaafiyay gaadhi Waarad ah yo sadex ambalaas ah oo sida dhaawac iyp mayd kuna wajahan Burco.

 

Sidoo kale xaalada magaalada laascaanood ayaa laga dareemaya kacdoon shacab iyadoona maleeshiyaadka snm ay wadooyinka magaalada laascaanood ku daadiyen maleeshiyaad faro badan.

 

Waxaa intaasi dheer waxaa saaka jiida ka baxay 8 gaadhi oo nooca dagaal ah oo beesha cida gale ee garxajis ay lahaayen kuwaaso u baxsaday dhanka gobolka sanaag.

 

Xogta Khaatumonews Helayso ayaa sheegaysa in ciidamada huwanta harti lagu siiyay amar in aysan qaban wax gaadhi ah balse gaadhi kasta oo cadowgu leeyahay lagubo halkiisana lagu ololiyo

Wixii soo Kordha kala soco Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Hirad says:

    Kkklllll

  2. Dhab ka hadal says:

    waxaa wanaagsan in warka lasugu si xog dhaba aad noogu soo gudbiso laakin warkaagu yuu noqon sidii maalintii hore ee aad tidhi Tukaraq waa la haystaa dabeedna ay been noqotay fadlan xog dhaba nala wadaag waana rabadaane beentaadii yaree

  3. Caynaba Car Dhacso says:

    KHAAKHTUFUU NEWS VS KHALKHAL.COM

    Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk

  4. xanuujiye says:

    Kkkkk ciidanka somaliland wuu isku dhafanyay maaaha huwan iyo qabiilo kala fadhiya

  5. jamac says:

    idoorka marka laga guøleysto qosol ayey ku washaan sdii dhlad haday gulaysan ø lahayeen halkan baay nac nac lasoo fadhisan lahayeen guul hart wey soo dhowdahay ee idooroow caynaba haka qixina

  6. Ahmed mire copyright says:

    Xuquuqdii saxaafada wuu kufsadey ninka khaatumonews qora please hala report gareeyo

    • MrSomali says:

      Somali miyaa arinkaa taqaan .. somali maalin walba dhiig maalayacni isku dilaysa oo cadowga shisheye aan arkeyn ..waa saban waalan waa saban maangaabkii inagu batay hadii aan somali nahay walee .. waa saban dhiiga somaliyed bilaash yahay .. waa saban habashi iyo carab uu kaga karamo badan yahay muwaadinka somaliyed .. Koley dhibtuna waa Qabiilka qudhunka ah

  7. MrSomali says:

    PROF SAID SAMATAR oo runta u sheegay maamulka puntland iyo somaliland dagaalka hada taagan https://www.youtube.com/watch?v=usfejvEVJxw




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...