dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:SNM Oo Afka Furatay Kadib Markii Kabaha Lagula Dulsocday Iyo Been Ay Qalbiga Ugu Qaboojiyen Shacabka Jeegaanta.

Waxaa Hada Magaalada Hargeisa saxaafada kula hadlay xubno kamid ah maamulka jeegaanta ee snm kuwaaso  ka hadlay dagaalkii Lagu Jabiyay Ee Maanta ka dhacay tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka gaashanshiga SNM iyo Wasiirka warfaafinta SNM Oo Been qalbiag ugu qaboojinaya  shacabkaJeegaanta ayaa sheegay inay guulo  ka gaadhen dagaalkii maanta.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Idil colaad says:

    Kķkkk beeni raad maleh

    • MrSomali says:

      GURI NACAS AMA GURI BARWAAQO NINKII DUMARKA HILIB KU CAAYEY .. NINKII geesigii SAYDI MAHAMED ABDULE HASAN OO GAAL KA BAD BAADIYEY RER WAQOOYI DILAYNA KOOFIN .. KII CAAYEY WALI MA HADLAYAAA .. guri barwaaqo waa in Gacanta lagu soo dhigaa .. lagana abaal mariyaa aflagaadadii uu Sayid Mohamed cabdule u geystay

  2. Asad says:

    Wasiirka gaashaandhigu wuu yaabanyahay wuxu kuleeyahay ciidanka badada oo aad utaba baran baa nala dagaalamay war ninku jilicsanaa wasiirkusheegii kale ee dadka dhintay uciilqabeyna wuxu kuleeyahay nabadbaanu rabnaa war adkaysata laysmaba gaadhine

  3. Caynaba Car Dhacso says:

    Masha allah.

    Tolaayeey yadaaroodaaydii shanta bilood lagu qeeyshanayay ma waxay ku danbaysay in garowe dusheedaa laysla galao.

    Dhabayacadii miyay wada dhuunteem kkk waaa JAB ujoog,

    Share Gif: https://media3.giphy.com/media/a0h7sAqON67nO/200.gif?cid=029136eb5b06915f4a4c7651512306ed

  4. Asad says:

    War ninkii feudal dhurwaa meeyey dorraad wuxu lahaa xamar baa naloogasoo gurmanayaa awelna wuxu oranjirey wallaweynta xamar kudhalatay wiilka addisababa kudhashaybaa naga xiga kkkkkkkkk

  5. AARKA BURCO says:

    Reer BURCO ciyaalka intay habeenkii guryaha shiidaa oo dhagax tuuraa oo hadana yaacaaa marka lagusoo baxo waxay u yaqanaan CIIDAMADA BUDHLAYN

    Hadeer intaad kolba nasoo dhagax tuurtaan hadana yaacaa dhabayacooy.

    Hhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhh

  6. Nasra says:

    Barwaaqo ma kii sayidka caayey baa kkkk

  7. Jigjigaawi says:

    Idoor way ka yaaceen dhufaysgoogi waana la daaba orday oo laascanood bay isugu soo urureen , hada la laascanood waa bandow .kkk Wasiirka yaabsan wuxuu yidhi laba aag bay naga soo weeraren waa beeti 4 aag baa laga soo weeraray oo badu ku jirto ,Guul Ban urahaynaya huwanta Darood Ismaciil
    Hadan Laascanood ku dhaanteyn waayo wad arki Idoorow

  8. Mustafe Daacad says:

    Idoor calankoodii wuu dhacey malintii puntland xabadku biloowdey kadib calacal ayeyka bixi wayeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Meeshan ragg nafta hurey ayaa jooga ilaa burco aad xabadku tagtan karbashku wuu idinku siconayaa viva puntland kkkkkkkkkkkkkkkkkkknkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Mustafe Daacad says:

    Idoor manta sidii gobtii ayey ujabeen wanka xumahey balse iyagaa edeb daro nalasoo doontay rer puntland dadka magardareystan balse hadii lasoo doonto tariikh ayey dhigaan cashrona wey bixiyaan sidiiku dhacdey shabab iyo galmudug manta idoorkii ayaan labada garab hayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Asad says:

    War yaa arkay feysal fataal ina Cali dhurwaa walla weynta xamar waxa naga xiga amxaarka addisababa kudhashay mawuxu kadambaysiiyey xamarbaa noo hiilinaysa warwuxu jilicsanaa kkkkkkkk war somali wixii dhexmaray way kaheshiisey idinka uunbaa cuqdadaysan laangaab ahe

  11. Binary Operation says:

    yaaba is gaadhay xagay u bood boodaysa,

    Xabadu way socota ciidanka qaranku wuxuu ku sugan yahay godqaboobe waxa la Isla gali doona faliidhyaale Iyo buurawadal ilaa garoowe ayaa la is eryan doona.




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...