dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Maydadka Ciidankii Somaliland Ee Lagu Xasuuqay Jiida Tukaraq iyo Warbaahinta Oo Loo Ogolaaday Inay Baahiyan,

Waxaa in mudo ah aan la galin islamarkaana Loo Diiday  inay booqdan jiida gaar ahaan goobihii dagaalku ka dhacayw Warhaatinta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Balse maanta waxaa goobahaasi boqoday  loona fasaxay  mudo isbuuc kaidb ah qaar kamid ah warbaahinta Gobolka nugaal  oo la kulmay muqaalka maydadka ciidanka somaliland oo wadhan Jiidii la isku dilay iyadoo aan ilaa hada cidi ka qaadin maydka goobtii dagaalka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. tukaraq says:

    kkkk now. war masaas ayaa huunadii u dan bay sey.hilib koodii in haadiyo waraabuhu hiigaan? midakale tuutaha ay xidhan yihiin waa koodii…. waa waray war saw puntland na laqdee haday sidaa soomaali diid kii u war jeefeen. aduunyo. hadii roobabkii qaadaan walee hargaysa war baa yaal. hilibkii huunada matukihii ayaa raqaya mise waa riyo? meesha tuka raq waxaa loo yiri hilib ayuu raqayaa tukuhu maanta soomaaliland hilib koodii ayaa tukuhu raqayaa.

  2. Somaliland Dhaba says:

    Hooyadaa beenta ka was waar maag naag maydkii akshabaabna maantaa ciidanka somaliland ka dhigtay xataa maydkooda ayaadna dul marayn waxaana war dhig

    • MrSomali says:

      Adeer hooyo ha caayin , al shaydaanka aad shegaysaaba waa INA GODANE .. EE WAA IN AAD KA MURUGOOTAA SOMALI SOMALMI DILAYA .. adiguna hooyo cay iyo nacas nimadaa soo qoraysaa meel labada dhinacba wiilal somaliyed ku dhimanayaan , koley caruurtii 1990 ka dib dhalatay baad tahaye bal cidii ku korisay ha la waydiiyo in ay hooyo cay kugu koriyeen

  3. Somaliland Dhaba says:

    Hooyadaa beenta ka was waar naag naag dhalay maydkii akshabaabna maantaa ciidanka somaliland ka dhigtay xataa maydkooda ayaadna dul marayn waxaana war ayaa ka dhig hooyadaa dhilada ahayd was

  4. Gelin Hore says:

    Beeni raad me leh .. meeshy waa buloburte oo Alshabaab Lagu laayey

    Halkan Ka daawo videogii Asalka ahaa

    https://youtu.be/1hFGHwNVtlU

  5. Dhalan dhool says:

    Hiidka oyo waraabaha miyaa xalay ducaynaayey

  6. MrSomali says:

    KOLEY SOMALI SOMALI DILAYAA WAA ARIN LAGA MURUGOODO .. WAAR CAQLIGU HA SHAQEEYO ..OO HA LA KALA BAD BAADIYO DHIIG SOMALIYED

  7. Aduunyada maanta says:

    Bagaa loo xasuuqay

  8. Col gulale says:

    Indoor kan kuxiiga bal dafiira kan waxa garanya umaado dhan wadad somaliyed xaqbayna leyihiin in la aso ogaada niina dhulusan uu dhalan kuma gulaysan karo gar ahaan hanarjeclo geriida iyo qasaraha godobta intaba iyaga ubadanaya gar Xerxejis qofki ah walasiidaynya iyo guda birsay.
    Dhulbahante iyo warsamgali qofki dhuni qata aha wa lotaliyay ki sacadaha so socda so xadiriwaya salamta Laga toganya.
    Dalkayaga muse iyo ina kahiin nagu xukumi mayan tayiir ban kulaynayna ciidamada dhofka kuyimi.
    Wa dagaal nasabad kudagalana.wajahaad naf iyo Malala.alahu akbar

  9. Dhabka ka hadal says:

    Qofku hadaanu ilaahay kabaqayn wuxuu doono hasoo qoro vedio gan waa tuulada halgan oo ka tirsan Buulo burde sidaa hala ogaado

  10. Dhabka ka hadal says:

    BALHALKAN DAAWO CLIPKAN ISOGOO DHABTII HORE AH

  11. Muraad says:

    Axmed Laari waa ku xuntay sheekadu, imika inu been cad oo si fudud lagu burin karo u badheedho ayu bilaabay. Qofkii aan xishoon, waa qof bilaa diin ah.

    Kan naftiisa ayu ka xishoonwaayay.

  12. Darwiish says:

    Axmed laari waa laangaab puqland u shaqeeya, naftiia ba lka baxday siduu Marba vedio yar oo been ah iyo guubaabo TV Ha ula soo fadhiyey,
    Adeer Ha xiiqin

    ( Dhulbahante Somaliland buu leeyahay una dhiman maayo difaaca garoowe,e)

  13. Ahmed mire copyright says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk maydkii allshabaab

  14. dhoodaan says:

    Kkkkkkkk dhabacyadii maanta,way wareereen markey jabeen

    Waa tuulada halgan ee buulabarde
    Kkkkkk inay dhabacyadii jabeen sidaasad ku garanasaa

    https://m.youtube.com/watch?v=1hFGHwNVtlU&feature=youtu.be




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...