dahabshiil

War Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Khaatumo Mar kale Fariin Kulul Ka Soo Diray Garoowe.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Binary Operation says:

    caga lule wuxuu ximinaya waa cali khaliif galaydh. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    wuxuuse ismoogsiinaya cida sharciga u leh oo mandate ka khaatumo haysata inay tahay maamulka khaatumo ee cali khaliif galaydh gadhwadeenka ka yahay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    saaxiibayaal runta hala isku sheego khaatumo way kala socotay, intii maxsuulka iyo mandate ka ssc haysatay somaliland ayay la midoobeen.

    intii liidatay ee lasoo eryay ba garoowe isugu tagtay.

    kolka ssc badankoodu waa somaliland ayay aaminsan yihiin.

  2. Qaadiro says:

    binary
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Dahir says:

    Binary

    Inta hargeysa joogta ee Khatumo waa intii ugu liidatey oo masiirkooda iyo mustaqbalkoodii ku iibsadey xoogaa shilimaad ah . Inkasta ay ku jiraan qaar mission loo direy sida Prof Ali ( wiilhoog) .

    Afar tobanka garaad dhulbahante leeyahay saddex iyo toban waxay joogaan Garoowe ..hal nin oo miisaan iyo sharaf ku leh Dhulbahante dhexdiisa lama joogo iidoor .

    Nin caqli leh oo Dhulbahante wallaahi buu bixii , kaahin iyo saleebaan gaal ak fadhiisaneynin .

  4. AARKA BURCO says:

    Dabalule Soowkii muuqdisho dabada ka luxaayay goormuu hadana garowe ka niikinayaa, aabahaa niikada badan kawas, fulay cagaha lulayaa.

  5. Maygaagle says:

    Madaxweyne Cagalule waa halgamaa, geesi qadiyad leh aan cad quudheed qaadan

  6. ciise binu axmed says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    YAA WADUUD
    ALAHAYOW MAGAALADA MAXAA WAX ISU MUUQ MUUQDA HHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHH

  7. universta nazionale says:

    madaxweynaha sheeganaya khaatumo,garoowe ayuu ku qabtaa shir jaraa’id waxaa u fiican in soo dhowaado oo ku qabto meel xuduuda tukaraq u dhow.

  8. Runsheeg says:

    Waar futolule muxuu yidhi

  9. universta nazionale says:

    oday ayaa wiilkiisii u gabyey oo yiri:
    xayow faaraxo hadal rag waa loo xutubiyaaye
    xiniinyaalihii kula sinaa xoogsi buu tegaye
    wax badan baan wan weyn xawda kuu jaraye
    ragbaa liiraha xamar u tegey xeeb intuu maraye
    ragbaa xaraga quudhsadoo xaarka iibsade
    xaguun labada daarood ku daran hays xakabin meele.

  10. Binary Operation says:

    Caga lule garoowe ayuu galay biduun shuruud lol kkkkkkk

    Laakiin Cali khaliif galaydh shuruud bu kula midoobay Somaliland.

    In Somaliland lo wada dhan yahay la sameeyo, in dastuur ka Somaliland dib loo furo, in xayiraada saaran EE puntland Iyo dowlada federal ku ku hayeen reer ssc EE ahayd waa dad lagu muransan yahay Somaliland xageeda ka beeniso oo qaado.

    Intiina waa la wada fulinaya, ssc inay Somaliland taageersan yihiin waxa cadayn u ah doorashadii Somaliland way ka qayb galeen reer laascaanood, xudun, taleex Iyo qaybo buuhoodle ah.

    Reer laascaanood Iyo reer xudun wadani ayay u codeeyeen halka reer taleex Iyo buuhoodle u codeeyeen kulmiye. Kolka xooga cadho waa jirta jaamac siyaad wuxu u badna dhanka xisbiga wadani. Wali cadhay ku yara maqan yihiin, waxayna sidoo kale u dheg taagayaan in dhamaan la fuliyo heshiis yadii khaatumo Iyo Somaliland. Insha allah dhawaan ba dastuur ka loo furaya sidoo kalena awood qaybsi xag dhaqaale Iyo mid siyaasadeed ah ba ay nala wadaagi doonaan.

    Kolka inta la fuliyo baad arki doontaan iyako Somaliland baanu nahay ku faanaya. Xooga yar oo cuqdad dishay tooda cidna eegi mayso. Lol kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Hassan says:

    Alla waa kii yaraa Daba-Lule ee badowga ahaa ee markii uu caanaha iyo biyaha kala saari kari waayey madaxweeyne Dr. Ali Khaliif uu shaqadii ka eryey ee dabeeto waashey.




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...