dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Horgaladii Dhulbahante Oo laascaanood Ka Soo Saaray Go aamo Fulaynimo Ku Xeeran tahay,

Waxaa in mudo ahba magaalada laascaanood ku sugan  dhamaan xubnaha horgalada ah ee ushaqeeya maamulka jeegaanta kuwaaso maamulka jeegaantu u soo diray in ay laascaanood ka bilaaban olole naflacaari ah oo lagu  dhisaayo niyada maleeshiyaadka  jeegaanta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Go aamo ka soo baxay maamulka jeegaanta ayaa ahaa kuwo calaacal iyo fulaynimo ku gadaaman tahay islamarkaana inta badan loogu hanjabaayo saxaafada lana leeyahay muujiya gacansiin aad gacan siisan jeegaanta ka sii laadlaada.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 44)

  1. jamac says:

    alle kariim kuwan iyagaa bahdilan oo idoor qarmuune is hoos dhigay iyo jegaan sii lxcaysa dabada heysta marka hore waa in kuwan la dlaa ka dibna ku hoos dhumanayana qoorta loo dherayaa

  2. darwiish says:

    Madaxdiina ka daaya cayda, hadaa ma madheerteen bay u niikin lahaayeen. Duloos ha ogaado in uu Somaliland leeyahay ee aan tuulada garoowe difaaceeda dani ugu jirin.

  3. Faarax says:

    hadalka ay nimankaas ku hadlayaan wuxuu muujin cad u yahay diidmadda dadka SSC ee goonigoosiga iyo siiheysashada SNM dhulka SSC, guushu waa muuqataa allow midnimadda soomalaiya u hiili.

  4. Halgan says:

    Kuwaan waa jabeen say uhadleen shacabkii baa kuhareerarsan mwelwalba. Waxaa iiga muuqata niyada jab xoogle miskiinka baarlamaanka puntland inay uyeedhaa fiican miskiin buu uegyahay. Ilaahay darood ha kusoo hanuuniyo inuu dhinackaraaco. Midba meel buu fiiri nayaa subxaanalaah waa isdhiibeen. Maryacasii. Iyo daraawiishta waxa cad inay hubka qaateen meelwalba tuulooyinka laamiga hareerihiisa ninwalba tikbada hargaysa niyada kuhayaa inuu mid qaato cajiib.

  5. Abdi says:

    Wajiyadooda murugo badan baa ka muuqata. Qaarkood ookiyaalo madow bay indhaha saarteen, si ay isu qariyaan ileen waa danbiilayaal dadkoodii gatay oo ku ciyaaray sharaftii Daraawiish lahaan jirtay oo kaaga sii darane dadkoodii hoos geeyay iidoor.Maxaa isaaq ka yaalla Laascaanood iyo Tukaraq. waxaa la gaaray xilligii isaaq Tuke ku raqi lahaa Tukaraq.

  6. WARAN says:

    WAR KUWANI WAA NAFLACAARI OO GUUSHII BAA SOO DHOWAATEY .JEEGAANTIIBAA CIMRI DHERER KA DHIGANAYSA LAAKIIN BEENTII WAASOO DHAMAATAY
    GUUL IYO GOBONIMO DHAMAAN SHACABKA XALAAASHA AH EE KHAATUMO

  7. Caynaba Car Dhacso says:

    DHABAYACO MAANTANA WARAAQ DHEER BAY SOO SAARTAY AY LEEDAHAY DAGAAL BAAN SOO QAADAYAAAAYEEEY kkkk halkeee lagu arkay nin dagaal qaadayaa oo hadana shan bilood waraaq soo saarayaa hanjabaad ah kkkk RUUSHKIIBAA YAABAY.

    Eheheheh.

  8. AARKA BURCO says:

    Caynaba car dhacso

    Walahay si niyo ah baan u qoslay, maxaad tidhi dhabayacadii maantana waraaq dheer bay soo saartay, waar heedhee ninyoow iminka One week kolba waraaq dheer bay soon saarayeenee masidan baaa dagaalkay Shanta bilood usoo hub iyo qeeylo urursanayee.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkakkkkkkkkkkkkkkkk

    • Abdi says:

      Qosolka ma naftaad ku maaweelinaysaa, ileen marka dagaal dhaco isaaq kuma diriri karo Tukaraqe. Iska sug oo nafta maaweeli inta Tuke kaaga raqayo Tukaraq.

  9. Caynaba Car Dhacso says:

    Aarka Burco

    Waaar sxb horta mayla aragtay hhhhhhhhhhh waar ninyoow Somaliland markay rabto inay guluf colaadeed qaado waad ogtahay inay salaadaa subax marka latukanaayo ay kusoo kubaarayso ooy qabsato meeshay rabto laakiin shan bilood baan hanjabayaa oon kolba waraaq dheer soo saarayaa dee waxaasi mahaa wax rag lagu khuukhiyo.

    Thanks sxb!

  10. Binary Operation says:

    Waraaq 11 qodob ah bay soo qoreen oo waxa lagu qosla ku qoran tahay. Lol kkkkkkk

    Waraaq daasi 10 ka qodob oo kale dhulbahante baa loogu baala xoftaynaya, ka u dambeeyana isaaq ahaan bay inagu beer laxowsatay. Lol kkkkkkkkk

    Majeerteen ujeedadiisu isaaq maaha EE waa dhulbahante. Laakiin inaku baryadooda ma xaalaynayno, xuduud kii aan xoriyadii 26 June ku qaadanay baanu ku raad joogna. Wax tanaasul ah xuduudkaasi kama galayno.

    Dadkay u cago jugleynaysana waxba u joojin maayaan.

    Waxa kamid ah nin ka dhulbahante EE taageera Somaliland hadii la dilo mag maleh, waayo puntland bu ka hor imanayay. Waa ayo qabiilka taa qaadanaya tallow majeerteen dhulbahante maxay moodeen? Lol kkkkkkkkkk

    Warsengeli hadii ay sida u galeen dhulbahante maahan dad taas ma qaadan doona. Kkkkk

    Reer kii cid laga dilaaba intay qori qaataan bay garoowe idin kaga daba iman Oo idin Kala soo dhex bixi. Lol 😂 kkkkkkkkk

  11. Warsame says:

    Niyad jab xun baa odayashaan ka muuqda war Muuse Shaani iyo Jeegaantiisa Qabyaaldu dilootay ee marwalba leh Daarood baasaas Noogalay dadka kama dhaadhicin kartaan Irsaaqad kale raadsada kadabkiin go’ye raga meeshan ka muuqda labo kamida waxaa Hargaysa looga yaqaana Siil dugsadayaal kkkk waa Baashe isxanbaar Iyo Ina Xaaji Afwayne Odaygaa Faratoon isagu wax jira maaha waa nin madhan dadka intii uliidatay bay kaxaysteen xaalku wuxuu kamarya saxaafaday nala shaqeeya oo dadka dareenkooda ha soo bandhigina aduunku hada wuxuu kawada dharagsan yahay inaan cidna cabudhin lagu qabsan karin dadku qoryaha yay suuqa la marin war qoryuhu waakuwa idinka salaanta laydin kaga tooganayo Horgaldanbe walaan loo cafiyayn

  12. Binary Operation says:

    Xitaa hawiye baa fahmay oo ku qoslay. Lol kkkkkkkkkk, reer u bootaynaya reer ka xiniinyo weyn oo xiniinyihiisa ku nool yihiin. Lol 😂 kkkkkkkkk,

    https://www.warqaad.info/puntland-oo-11-qodob-oo-xasaasi-ah-kasoo-saartay-dagaalka-kala-dhexeeya-somaliland-aqri/

  13. Binary Operation says:

    Warsame

    Saaxiib idinkay niyad jab xoogan idinka muuqata. LOL 😂 kkkkkkkkk

    Anaga cid wax inaga qaadaysa ma jirto, warqadani waxay cadaynaysaa sida majeerteen Iyo ina caga lule ugu niyad jabeen dagaal kii lagaga guulaystay. Lol kkkkkkkkkkkkkkk

    https://www.warqaad.info/puntland-oo-11-qodob-oo-xasaasi-ah-kasoo-saartay-dagaalka-kala-dhexeeya-somaliland-aqri/

  14. Binary Operation says:

    Warsame

    Anagu dagaal diyaar baanu u nahay laakiin majeerteen diyaar uma ahan. Waayo warqadan ay sameeyeen bay ka muuqata.

    Waanu isku kalsoonahay dagaal na diyaar waanu u nahay hadii majeerteen xiniinyo Isla hayo. Doorkan waxaaban qaba hadii ay dagaal soo qaadaan faliidhyaale Iyo buurawadal qabsashadooda waxba inoogama hadhsana goal ka yagii aan u soconay waanu gaadhayna. Lol kkkkkkkkkkkkkkkkk oo ah inaan xuduud ka soo taabano. Lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. SSC says:

    Binary

    Waxa lagaa baryayo soo ma ahan ammaanka isii oo dhulkeyga ii dhaaf bal aan aragno waxa aynu kala helnaa .

  16. abdirahman says:

    waar majeerteen waxay doonayaa in ay dumiyaan laascaanood garawana ku ilaashadaan yemeli mayna yeeli mayno

  17. Warsame says:

    Dagaalka Garxejis baa idiin dagaalami jiray iyana war kooda waad haysaaye maadoo Beeralaya baa dad iska celinaya kkkkkkk bal Ninkii CAARE kawaran ma soo qabatay
    Kkkkkkkkk

  18. abdirahman says:

    YAAD IMOODAU SXB ANUU JAAMAC SIYAAD AH DHICIMAYSO IN LAASKA LAGU ILAASHDO GARAWE TUKA RAQ ANAA ISKA LEH DHABAYACO MAXAY KA RBTAA

  19. abdirahman says:

    YAAD IMOODAU SXB ANUU JAAMAC SIYAAD AH DHICIMAYSO IN LAASKA LAGU ILAASHDO GARAWE TUKA RAQ ANAA ISKA LEH DHABAYACO MAXAY KA RBTAA kkkkkkk

  20. Warsame says:

    Binary
    Dagaalka Nimankii Garxejis ee idiin dagaalami jiray war kooda waad haysaaye maadoo Beeralaya baa dad iska dhicinaya kkkkkk
    War Ninkii CAARE iiga waran masoo qabatay kkkkkk

  21. Caynaba Car Dhacso says:

    Binary Operation.

    Hhhhhhhhhhhhhh
    Hhhhhhhhhhhhhh
    Hhhhhhhhhhhhhh

  22. Mustafe Daacad says:

    Nayaf hab ayaaka muuqda hurgalayasha wuxuushland kkkkkkkkk Kala yaacaey ayaaku xigta viva puntland

  23. abdirahman says:

    qodobadan dhulus baa loo samaystay miyaa

  24. abdirahman says:

    naagtaa majeerteen ngama maskax badna
    tuko raq anaa leh naagtu majeerteen haka baxdo

  25. Firdhiye says:

    warsama ardayga dabacasare
    garxajis waa ayo miyuuna isaaq ahayn
    jab kii idin gaadhay baa liqi laadihiin darood waa wada gaas cigaal miidhan.
    cidaanka qarankuna waa gaas nagoole miidhan.

  26. Mo abdi says:

    Caynaba ka baxso
    Dagaal maalin qura socday ayaad nabad baan doonayaa aad ku waalatay..maantana waxaa la ii sheegayay in ciidankuuna ay dhirta u sanqadhayso heer ay fulaynimo ka gaareen…sxbayaal ordoo beerihiinii iska qota wlhay beeydaan waxba iska dhicin karayn

  27. Binary Operation says:

    Warsame

    saaxiib garxajis miyaad iminka u magan doonatay? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    fuleyga hadal badnaan ba lagu yaqaana iyo meeraalaysi. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    garxajis haduu naga tagona xooga yagu isma dhimayo, haduu nala joogana cududuu inoo sii siyaadiyanaa.

    waan u qiraya reerka liibaaxnumada, mujaahidiintii inqilaabka sameeyay 1961 kii badankoodu iyakay kasoo jeedaan.

    wada askar baanu nahay oo iskuul lada ayaa nalagu tabobara sidii aanu askar u noqon lahayn. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    rag u diyaarsan baanu nahaye bal majeerteen intuu halka cabaadka soo dhaafo xabad hasoo rido, hal qashar ah hasoo rido. lol kkkkkkkkkkkkkk

    daaroodka hadii runta la isku sheego nimanka ogaadeen baa ugu liibaaxsan, laakiin ugu badowsan. kuwaas baanu wada dhaqana oo wada degnaa way inaga baqdaan. kuwii daarood ugu liibaaxsanaa baa inagu dhici waayay oo inaga baqa oo buuro la saaray.

    adna majeerteen oon waxba ahayn baad ka sheekaynaysa oo ay kasoo hadhay cabaad miidhan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    sow cagdheer itoobiya ma wada degno? hal taako igama qaadin, ee siyaasad ah killinka shanaad horumar haloo sameeyo baanu ku wada joogna. cabdi illey kuma dhaco inuu yidhaahdo ogaadeeniya waayo waa ogyahay, in salaanka laga ridi doono. sida onlf oo kale u badheedhay uma badheedhi karo. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  28. Binary Operation says:

    Mo Abdi

    dhabayaco caadadeedu waxa weeye hadal uun inay shubto, hadii xal xiniin ya leedihiin hal qashar ah soo rid car waataase? lol kkkkkkkk

    qodobadaasi dhabayaco soo sartay hal mooye inta kale dhulbahante baa loogu cago jugleeya. lol kkkkk, qodobka ugu dabeeya ee ay soo qaadeena waa mid hawiye laga soo copy gareeyay oo hawiye nagula hadlo. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waxa la yidhi dacawo liibaaxa kolkay ka baqatay waxay u faanta gorayada. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    majeerteen wuxuu bilaabay dhulbahanto ka xoog weyn oo dagaal u samaysan inay u faanto. waa halkii odoyaasha buuhoodle ee ahayd 4 wiil oo isaaq ah kolkaad aragtaan baad kala yaaci doontaan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    adeer waanu soo badheedhnay dagaal waan ku sheegnay diyaar baanu u nahay ee kaalaya ama iskeena, ama cabaadka joojiya, ragu labay isku af gartaan ama way dagaalamaan oo qashar bay soo tuur tuuraan ama way is dhiibaan oo raga kama daba juuqaan.

    idinku yac yacood baad tihiin majeerteen ahaan iyo waxa daba boodaya oohin iyo cabaad baad is daba wadaan.

    labada luuqadood ee ragu ku wada hadlo midkood uun nagula hadla. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  29. Mo abdi says:

    Binary
    Naa calaacalkaagu tiro badanaa.ma buug baad qoraysaa hhhh indr bal soo koob waa lagu daalayaa calaacalkaagee

  30. Mo abdi says:

    Binary
    Uunsiga inoo sii shid hhhh wacade mar dhaw waan kula joogaa hhh

  31. Harti koonbe says:

    War adadkan waashay ee ogaaden iyo harti u babac dhigaya yaa u sheega in ay jifo yar oo ogaaden ah ama harti ah la egyihiin

  32. Guulwade says:

    Qabiilka amxaarada baa hada raadinaysa madaxweynaha hargaysa waxay kuhaysaan inuu 600 qoys oo anxaarada diyaarada ku hogaamiyay. Markay maqleen waa madxweynaha e hada way lasugayaan maxkamada adisabab markuu tago.

  33. Qaadiro says:

    mo abdi ma qoom luud baad tahay. miyaanad muslin ahayn ragu wuu is dilaa laakiin cayda iyo uunsi maxaa keeney hadaad dagaalamey so tukoraq tag. oo xabada rid jooji cabaadka

  34. Caynaba Car Dhacso says:

    Mo Abdi

    LIBDHI MAYSIDE TUKARAQEEY.

    Ajajajaja

  35. Mo abdi says:

    Qaadiro
    Binary miyaysan ahayn ilka castii reer buco…belo hadee meesha aan joogo binary waa magac gabdheed…binary sorry lkn magaca iska sax hadii kle ……

  36. Dahir says:

    Siyaasiga keliyah ee soomaaliya in uu yahay qaniis lagu xanto waa feysal cali waraabe …waxaa waqooyiga looga yaqaan Uf oo siinlaanyo baa uf ku yiri iyo siyaasiin kale …laakiinse qaniiskaan haaraha wejiga ku yeeshey sidii loo wasaayey ma ahan nin xishooda …oo ma qaniis baa xishooda ..

  37. mohamuud says:

    WAA WADA MAXAMED SACIID SAXAAF HAULLAHI CULUUJ JAAINAAFOWQA ARAADIINAA ILAA LAWADA DELDELO MACALKII U WEYNAA MARKA SYSTEMIS BEDELAYO CALAAMADAHA LAGU YAQAAN WAA KUWAAS

  38. Binary Operation says:

    Mo Abdi

    aqoon daro waxay kaa gaadhay binary waa magac dumar inaad iska tidhaahdid.

    binary waxay tahay macnaheeda ma taqaana? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waar waa xisaabta jaamacadaha ayay ku jirta waa luuqad kamid ah luuqadaha xisaabta. especially waa maths soft ware ka ayaa loo adeegsada.

    kuye waa magac dumar, ma magac somaliyeed baad moodaysay badow yahow. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    uunsiga idinka ku daran lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  39. ciise binu axmed says:

    PUNTLAND oo sidii khaatumo jabhad noqotay hhhhhhhh dumarku 10 doolar hasoo ururiyaan xataa hal doolar wax buu tarayaa hhhhhhhh waxaa ku dhawaaqay INA CAMEY hhhhh daarood oo dhan baa dagaalka ku jira xataa mareexaan baa ku dhintay kulahaa,,waar anagu qabiil ma naqaano dawlad somaliland la dhoho ayaanu nahay ,wallaahi haddaad edeb yeelan weydaan ,badda EYL baanu idinku daranayaa hhhhhhhhhhhh haloow daarood hhhhhhhhhhhhhhh

  40. Caynaba Car Dhacso says:

    Ciiise buni axmed

    Hhhhhhhhhhh
    Hhhhhhhhhhh

  41. Dhabka ka hadal says:

    Aad ayaan iga xumahay Dhulka dumaya ee la bililaqaysanayo yaale ma isaaqbaa leh maya waa dhul dhulbahante magaalada lays la jiidhayaa waa tuma , Axmed Laaraw caqlaagu hashaqeeyo makulatahay takale Axmed Hoolif oo da’ah saw ma ogid inuu qaxayo makulatahay jaamacado iyo Schoolo iyo ganacsi ka shaqaynayo ma waxay kula tahay in si qori isku dhiiba oo aan qaxba dumin laysu dhiibayo kkkkkk khaqtumo news maalinkale ayeynu Buhoodle ku sheekaysanaynaa hadii dagaal dhaco Tukaraq siday maanta ay tahay ma ahaanaysaa Isaaq iyo Majeerteen ma waxbaa kaga dumaya ma aqalaa kaga gubanaya ma cidbaa ka qaxaysa waa maya hadaba Axmed Laaraw dagaalka aad nagaliso ee aad Maraykan ka joogto waaxaa haboonayd inaad Dhulka timaada waxaa layaabay markaad Cali Ciise kula hayd maad dhulkii tagtid oo jabhadaysid adigu ma ku fakartay inaad Computerka ka kacdo oo dhulkii timaadid oo qoriga qaadatid oo Masocagalayda u cuntid maad sanado ku samirtid si aad heeryada aad sgeegto uga qaatid Dhulbahante, gintii iyo gabagabdii waxaan ogahay in Ciidamada Somaliland aanay Dhulbahante wax dhib ah ki hayn hadaan balo la saad sanayn wali dhaga haygu ma maqal sida boob kufsi, dhac xoolaad iyo dumin magaalo meel laga soo sheegay hadaad ogtahay adaa sheegi wbt.

  42. IIDOORDHALA says:

    IIDOORDHALA says:
    May 23, 2018 at 10:53 am
    Qofka kaliya ee madow ah ee leh sedex diyaradood poeing 707 waxuu galay buuga aduunka 1994 waad ka akhrisankartaa or google kabtan muse bulxan waa nin Kenyan ah oo isaaqa waxuu leeyay garoonka johma Kenyatta qayb ka mida iyo wilsan eairport ilaa laba boqol oo ah diyaaradaha yaryar ee dalxiiska iyo qaadka ,hal diyarad oo 707 ayaa ka qiimo badan waxa hanti qadaadwayntu ku haysato kenya
    Iidoorku caadi maaha kukuuyadii baa yaabtay kkkkk




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...