dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Haweenka Hargeisa Oo Deeq Gaadhsiiyay Maleeshiyada Gabalkeedu Sii Dhacaayo Ee Jiida,

Waxaa Magaalada Hargeisa Haweenka jeegaantu kawadan kacdoon loogu magac daray caawi ciidankaga oo deeq raashin lacag iyo dhamaan Agabyo kala duwan loogu ururinaayo maleeshiyada jeegaanta ee ku sugan jiida hore tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Warbaahinta waxaa maanta ka soo muuqday qaar kamid ah haweenka sacad muuse oo deeq ku wareejinaaya maleeshiyaadka jeegaanta.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Kacaanboy21 says:

    Baqdin baa kamuuqda islaanta geed bay gacanta ku qabsaday way naxsanyihiin subxaanalaah baadilka ay taageeray aan iyo dinlaanta waxaad mooda inay wali snm yihiin. Oo dagaalkii snm miyayna cilmi kabaran mid diiniya iyo mod maadiya may ugeeyaan dadka roobka aafeeyay dhulkaan maxay karabaan waayaab aduun iyo taariikh xumada. Hawiyaha baa yaabay oo yiri kuwaan waa cawaanta africa. Dagaal aysan shaqo ku lahayn bilabaya hadanaorondoona puntland baa idishay iyo gaas gaas bay rabaan inay diyaarada kale hargaysa goljano saaraan.

  2. MrSomali says:

    kkkk Dhul dheer baad naga jirtaan kulahaa hadii laydin cawin lahaa .. DHUL DHEER BAAD NAGA JIRTAAN … WAA khalad in aaad iska timadan dhul aanad lahayn … ha idin deeqdo Burco iyoi Hargeysa … xaafadi waxa ay xaafad kale ugu wareegtaan waa xasarad … adeer … Hadii kale OGAADA .. NINKII DHOOF KU YIMMI BAY GEERIDU DHIBAYSAA .. runtii Somali qabiil baa kala kaxeeyey ,.. ogaada haday runta tegto in dhinac walba laydinka xigo oo meel aad u carar taan aad waayi doontaan walee

  3. Mo abdi says:

    Hhhhhh war caruurta caanahooda u daaya ee ragaa garabyada cas cas soo dira si aad aas qaran ugu sameesaan mar kale hhhhh

  4. Qaadiro says:

    waa inoo garoowe mo abdi hadal badani looma baahna iyo faataa bakh.

  5. leopon says:

    Sargaalka gudoomay mucaawimada wuxuu yidhi waa group kii afaraad oo haween ah oo gargaar noo keena~ suaal meeeday bagetkii iyo dhaqaalihii aad ugu talagasheen dagaalka aad biloowdeen. Hadii dagaalku dabadheeraado muxuu noqon xaalkinu ilaa iminka iyadoon laysgaarin dumarkii ayaa qaaraan aruurinayee.????

  6. Mo abdi says:

    Qaadiro
    Sxb waa ay kaa qaldantaye waa dhanka kale ilaa iyo caynaba non stop




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...