dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Haweenka Habar Yoonis Oo Buraanbur Dhiigu Da’Aayo Ku Amaanay Kornayl Caare’Caare iigeeya iyo halkuu fadhiyo’

Haweenka Beesha Sacad yoonis ayaa Buraanbur yaab leh u Tiriyay Taliyaha Guud ee Ciidamada garxajis Kornayl caare Oo Xiligan ah Ninka ugu saameenta Badan Deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Guulwade says:

    Madaxweynaha cusub ee hargaysa miyaa war ninkaan cajiib waa u egyahay madaxweynaha. Inuu noqdo waayo waa shaqsi xumaan diida baryahan aad loo hadal hayay. Waa wadani somalimadu kuwaan tagay mashaaalaah.

  2. Warsame says:

    War Jeegaantu odayaal dhaqameedkaba way soo xidhxidhaaye Caare maxay usoo xidhiwaayeen walee Soomali horaa loosheegay kal xishoota malaha e kal baqday leedahay bal ninkaa hubka kudhaxhaysta car waa kuwaase ha utageen walee Shaagle laga baqay
    ViVa CAARE

  3. Dahir says:

    Siyaasiga keliyah ee soomaaliya in uu yahay qaniis lagu xanto waa feysal cali waraabe …waxaa waqooyiga looga yaqaan Uf oo siinlaanyo baa uf ku yiri iyo siyaasiin kale …laakiinse qaniiskaan haaraha wejiga ku yeeshey sidii loo wasaayey ma ahan nin xishooda …oo ma qaniis baa xishooda ..




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...