dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Darawiishta Taleex Oo Bilaabay Kacdoon Ka Dhan Ah Jeegaanta.

Odayaasha iyo waxgarad deegaanka taleex ee gobolka sool ayaa bilaabay abaabul xog leh oo ay isla barbar taagayaan ciidamada huwanta harti ee puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kalana waxaa ay odayaasha taleex sheegen in ninkan dhiiga uu daadiyay ku faanaya ee hogaamiyaha jeegaanta muuse biixi cabdi ay u sheegayaan in taleex tahay meeshi laga xoreeyay soomaaliya ragii gaalada asqeeyayna ay joogan wax ku faanaya dhiigna aysan jirin.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. Ceerigaabo man says:

    KKKKKKKKKKKK. GAWADHIDA TIGNIKADA MARKAAD A ARAGTAAN SIDIINI DIB HA U CARARINA FAQASHAY . WAA INOO XABAD . SOMALILAND WAXBA DHULKA KAMA YAALIIN. SOO DAWAADA DAGAALKA . KKKKKKK

  2. Caynaba Car Dhacso says:

    Walee reerkii daarood ahaa dhuusadiibaa ka dhamataay Somaliland maba oga kkk bal eeg dhabayaco oo maalin walba waraaq soo qoraysa hanjabaad ah oo leh waan soo soconaa oo qaskii weeynabaan qaadi kari laa’nahay.

    Dagaalkay lixda blood ku baaqayeenba wuxu ku danbeeyay WARAAQO lagu qoro tolaayeey yaa DAAROOODAAY!!

    😂😂😂😂😂😂

  3. jamac says:

    war darood haduu gacan ku qaado ga walee hargaysa ma fadhdeeyn ee maad meel joogtid jeeganeey baq baqd wey dhamatay iyo waanu gosanaynaa ma darood baad is aragteeyn wlkagan marqaansan baan la hadlayaa dhuloos baa kaa cabadsyey adeerkaa muuse shaan walalalo ayaanu nahay managa ka yeersinay hhhhhh xaarka ceshata idooroow

  4. AARKA BURCO says:

    Bootoo iyo faataakbakh baabaa na dishay, dhabayaco qasweeyn sanad dhan bay waaan soo soconaadaa hayaan, bal ilaah baaa rag idinka dhigaye intaad hanjabaadaa daysaan idinka oo iska aamusan sidii ciidamada qaranka jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland TUKARAQ u qabsatay uun u qabsada hadaad xaniinyo idinku yaalaan ooodan HALAMAASH NAAGEED ahayn.

  5. Yusuf says:

    Waa raggii hubka sitey ee aad sawirka khaldan dadka ka siisey mayee, ma dhulkaa la go’ay,kkkk.
    Maxaad se u keentey habartan iska haw-hawl leh ee aan dunidaba la socon ee wax ay cunto uun garaneeysa.

  6. Yusuf says:

    Waa raggii hubka sitey ee aad sawirka khaldan dadka ka siisey mayee, ma dhulkaa la go’ay,kkkk.
    Maxaad se u keentey habartan iska haw-hawl leh ee aan dunidaba la socon ee wax ay cunto uun garaneeysa.

  7. gaani says:

    anuudhex djexaad ayaan ahay laakiin waxaan aad uga yaaqbay dadkiina hargeysa si xun ayaad u caytantaan cayda raganimomaahee iska daaya

  8. Bile says:

    horta iidoor Su’aal maxaad Ethiopia uGu carartaan ee aa u tidhaahdaan waxaan qaadanay oo rabnaa nabad ee kaalaya na dhexgalaa marka lagu baacsado.Sida hadda madaxdiina Addis u joogaan oo baryayaan Ethiopia in ay idin soo dhegasho dagaalka

  9. Binary Operation says:

    Bile

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, bil caksi idinka itoobiya la idinka bartay.

    kolkaad hawiye xaga gaal kacayo isku qabataan c/wali addis ababa ayuu ku carara oo hawiye kasoo dacweeya.

    kolkay somaliland is qabtaan isaga xaga u carara oo inaga soo dacweeya. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    itoobiyana danteedu waa somaliland, danaheedana somaliland tii laga dacwoonayay bay ka dhex aragtaa.

    taariikhdana hadii dib loo xuso cidii xabashi ku horaysay ee u dustay oo waliba 1977 kii xabashi ka barbar dagaalamaysay way qoran tahay.

    ssdf waad garanaysa cidii lahayd, snm 1981 kii bay itoobiya gashay, kadib kolkii garnaqsigeedii laga horyimid.

    1977 kii horta snm miyay jirtay? waa maya cida qudha ee jirtay ee la wada ogyahay waa ssdf.

    snm waa kolkii xukuumadii xiligaasi ku fashilmatay xorayntii somali galbeed oo halis na galisay somaliland bay abuuran tay.

    intaan la abuurin urur mucaarad ah oo reer waqooyi ku dhan yihiin baa siyaad bare la garnaqsaday oo runta u sheegay, wixii dhacayna waa laga wada dheregsan yahay. in qabyaalad la isticmaalay ururkii mucaaradka ahaa ee muqdisho lagaga dhawaaqay ee reer waqooyi xaqiisa raadinayay lakala dhantaalay.

    kolkaas bay snm si rasmi ah u bilaabatay oo khasab noqotay in itoobiya lala soo heshiiyo.

    nimaad wax ku heshiiseen wixii haduu ku fashilmo waa inuu raganimo yeesha oo yidhaahda la waayaye iska nabad gala, ee maxa keenay waxbaan xoog ku kala tuuraya iyo qabiil baan idinka horkeenayaa?

    itoobiya danteeda ayay u aragta somaliland, oo iyada ku nool somaliland dhaqaale ahaan iyo amni ahaan ba.

    inaku dantaan ku qabno waa amni ee dhaqaalo xageeda inooga yimaada ma jirto. berbera corridor baa business deal kii ugu horeeyay ee aanu la samaysano yahay.

    anaka in fact carabta ayaanu ganacsi wadaagna. carabta wax naga iibsata inakuna wax ka iibsana oo ganacsi dheeli tiran wadaagna.

    iyadaana danteeda inoo aragta sida awgeed inakay nala shaqaysa. majeerteena intuu doono ha u dacwoodo ugu dambayn jawaabta ay siiso waxa weeye adiga laguuma baahna ee waxa ka muhiimsan waa somaliland weeye. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Dahir says:

    Siyaasiga keliyah ee soomaaliya in uu yahay qaniis lagu xanto waa feysal cali waraabe …waxaa waqooyiga looga yaqaan Uf oo siinlaanyo baa uf ku yiri iyo siyaasiin kale …laakiinse qaniiskaan haaraha wejiga ku yeeshey sidii loo wasaayey ma ahan nin xishooda …oo ma qaniis baa xishooda ..

  11. Binary Operation says:

    Dahir

    qof bilaa eedaab ah baad tahay, xili ramadaan baad dad caayaysa,

    soon kaagu waxba kama jiraan weeye. wixii aad soo shaqaysatay faisal ba iska leh oo xasanaadkaagii aakhiro gudoomay. sidaas ku bishaarayso. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. God heeli says:

    To all

    Weydiiya meeshay muse iyo kahin joigeen
    Maalintii diyaad bare xsmar kabaxyey

    Aided iyo Omar Jess inaad caabudaan bay ahayd
    Siyasd iyo cabdiasis Ali bare ifinka fujiyey




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...