dahabshiil

DEG DEG DAAWO-Gudiga Difaaca Puntland oo War Ka Soo Saaray Tukaraq iyo Puntland oo Balanqaad u Samaysay Saraakiisha iyo Madaxda Somaliland Ka Soo Goosta

Guddiga Difaaca ee dawladda Puntland u qaabilsan arrimaha dagaalka gobalka Sool ayaa shir jaraa’id oo ay goor dhaw qabteen waxay uga hadleen arrimaha ku saabsan dagaalada ka socda gobalkaas iyo dawladda Puntland oo ay sheegeen in ay difaacayso ama xoreynayso deegaanadeeda.

Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horumarinta Reer miyiga ee dawladda Puntland Cabdullaahi Xirsi Timacade, ayaa sheegay in go’aamadan si deg deg ah loogu dhaqmi doono, wuxuuna ugu baaqay Shacabka gobalka Sool in ay si deg deg garab iyo gaashaan u sameeyaan ciidamada Difaaca ee Puntland oo hadda ku wajahan gudaha deegaanadaas.

HALKAN RIIX OO DAAWO QODOBADA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 19)

  1. Mo abdi says:

    Jeegaantii badhida jilcanayd walle waa loo yaabaa..garowaa lagu murmayaa mxaa afkiina ka yeersiiyay hhhhh allow alle

  2. Gaani says:

    Waxaa mooday in ey buntland dagaalka xilaga lagu jiro ey fulin karto qolobadan lakiin haduu dhamaado maya

    • Cabdiqani says:

      Ma runtaan isu sheegnaa mise sheeko caruureedka? Hadi Majerteen xoraynta Sool uu socdaan maxa 11 sano loo sugeyay?

      Xaqiiqda jirta waa mid nin kasta oo reer Sool ah oo wax ka og Majerteen ogyahay, xaqiiqda waxa weeye Majerteen waxa gubaysa side Laascaanood horumarkan xawliga ah ku gaadhay sidan degdega ah.

      Side Laascaanood uu soo gaadha Garowe? Hadi aan maanta dib gacanta Majerteen lagu celin Laascaanood waxa dhacaysa in Laascaanod ayaa dhaafto Garowe weynaan ahaan iyo horumar ahaan, taasi ma aha mid Majerteen ogol yahay. Waa xaasidnimada reerka lagu oga.

      Wax badso wax beel bay leedahay ee waxa aan Majerteen uu sheegeya in Laascaanood horumarayso, dhismayso iyo in Garowe burburi hadi aad dagaal soo qaadan. Caruurta iyo dumarka beentiina ugu sheekeeya anigu waan ogahay runta idinkuna waad ogtihiin waxa aad uu socotaan balse waad riyoonaysaan hadi aad isleedihiin gobolka Sool ka dhiga sida dhulka Galgala aad Warsangeliga ka barakiciseen idinko ugu sheekeeyay beenta ah argagaxiso baa joogta meesha.

      Guusha waxa iska leh Dhulbahante
      Guusha waxa iska leh Somaliland

  3. sugule aadam says:

    mo abdi nimankiiba waa yaaban yihiin nabad nabad bay ku waa sheen

  4. Caynaba Car Dhacso says:

    Mo Abdi

    Dhabayacadii QASKA weeynayd waaa loo yaabaa waleee, maxaa TUKARAQ baan qabsanaynaa ka yeedh siiyay haday qaadaayaan AARIBOOWEEE WAAA ARGAGAXNAY.

    hhhhhhhhhhh

  5. Caynaba Car Dhacso says:

    6 Bilood baa wali laysu habar wacanaya walina aanay meelnaba qabsan ilaa iyagii GOD QABOOBEE lagasii qabsaday.

    Walee faan dhabayaco baan dhamaan iyo waan soosocdaa.

    Hhhhhhhhhhhhhh

  6. Runsheeg says:

    Adeer nabad nabadani Waa hadalka aduunka loshegayo ee bal macawiislow adigu anaga dhulbahante isku reera haku raaciso ogaadeenba isku reer ayaad tihiin hadii qabiil cidi ku dhaqanto aduunka sarawil soo xidha iyo kabo adadag yaan caguhu idin mudhxine nabada iyo 27 sanadood dhulkaa idiin dhisnaa ayaa idin shidaysee hadad dib u dhis gashaan waad arki lahayden dhibka anagu waxaas waan isnaqana gorilaynta oo oo adiga oo dawladii wata ayaan meelwalba kaa qabsaday oo anan waxba haysan Hada Maxaad is ledahay maleeshiyo lasoo ururiyay ayaa wax iga qadaysa

  7. Runsheeg says:

    Intanyar ee buuhoodle joogtana ee xanuusan ee ayku qafulan tahay dhibkii ayka galeen dadkan oo san cidiba saaka hadal hayn majeertiin oo la ogyahay sida uu ugalo naftabidayaa walee meel xunbaa idinleh ee dadkiina wax laqaybsada dawladii laysku laynayay wayka baxaday adigana ku hagaajinaysay Ana aan ladagalamayee aan wada dhisano dalka somaliyana markaan ahay isaaq iguma khasbi kartid mid imadiisa wadagaalkaas oo siisocda aduunkuna yimaado kadibna afti loqado waqooyi markaaa walal tinimada adigoo shalay idulmiaya aan manta garanayo angu adiguna weli aadku soo dhici ladahay bal boorama hargeysa berbera iyo burco iyo ceerigaabo iyo dhamaan degmooyinka kale inaad soomaliya ku celiso waynu eegnaa malaha caqligaga waxad is ledahay 27 sano anigoo maamul gaara watay ayaad isledahay soomaliya ugeeye halka ayku danbayso

  8. Mo abdi says:

    Shalay ayay ahayd markii dileen wiil cumar maxamuud ah madaarka hargaysa ka duulaya…war dadkan dhaqankaa in ay leeyihiin ma moodi jirin lkn wlhi waa gun iyo hab dhaqankeeda…allow gun ha naga dhigin

  9. Mo abdi says:

    Jeegaan
    Idinma kala qaadi karo ee gun yahay gunta dhashay garoowaa lagu murmi ma waxay dhashay in xabaalo wadareed loo sameeyo askartiinii …war wuxu jilicsanaa oo hadana qaylo dheeraa hadee waa dagaal socday maalin barkeed tollow maxay oran doonaan markeey xabadu kululaato…non stop ilaa caynaba

  10. abdirahman says:

    Waxaasi oo hanjabaadi ma waxay ku socdaa dhulbahnte waa yäab

  11. abdirahman says:

    Majeeteen anga noo hajabi maayaan Garawe ayay ilaa shanayaa laascaanoodna inay dunto ayay doonayaan.
    walaahi garawe ayaa laga qaxayaa laascaanood may may dhulbhnte dhoohanaa
    waxay doonayan in laascaanood baa nado riyo majeerteen.

  12. abdirahman says:

    Dagaalkan waxaa majeerteen doonayaan in ay burburyaan laascaanood oo au kunool yihiin dad aad u tiro badan oo maatoya

  13. abdirahman says:

    dhuluus toos magacaa ba e toos

  14. abdirahman says:

    Adeer isaaq magaalooyinkiisa iyo maatidiisa dagaal kama jiro anaga mjeerteen waxay rabaan inay iana baa bi iyaan yeeli mayano tukaraq dhuloos baa leh

  15. Dhalan dhool says:

    Anigu horaan u iri qoladaan isaaq xabaashoodi bay soo fogeeyeen Tuke Iyo RAQ waa hadal culus magacaasi waxaan u malaynayaa xiligiisi iyo wakhtigiisi waa hada

  16. abdirahman says:

    Majeerteen tuko raq dhuloos baa leh
    maxaad ugu dagaalamaysaan
    Garawe ayaad u baqaysaa ma jiro wax daarood layidhaa ninkastaa dantìsa haraacdo

  17. Qaadiro says:

    tukoraq waa dhulbahante ma aha majeerteen. garoowe iyo boosaaso haydin qaado. maxad u qixineysaan dad nabad ku jooga dalkoodii majeerteen waa la ogaan waxa ku dhaca kolna galmudug bey weerer ku qaadayaan waa xasarad miidhan majeerteen dhulkiina ku ekaada

  18. abdirahman says:

    majeerteen waxay diyaar u yihio duminta laascaanood kana yeelimayno




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...