dahabshiil

Deg Deg Daawo;-Cod Laga Duubay Madaxweyne ku Xigeenka Puntland, Xaalada dagaalka Sool & Taladii uu jeediayay

Madax Weyne Ku Xigeenka Puntland Oo ka Qayb Galay Shir Talefoonka Ah oo laqadanayay Jaaliyada Kasoojeeda Gobolada SSC Ayaa Kaha Hadlay Xaalada Dagaalka Tukaraq Iyo Sida Wax u dhaceen,Sidoo Kale Waxaa Uu sheegayy In Dagaalku Sii Socon Doono Tanyo Inta Laga Xoraynayo magaalada laascaanood.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. sugule aadam says:

    dhamaan inta call conferince gaa ku jirtay waa in la max kamadeeyo

  2. Khadar says:

    Dhulbahante waa dadka noocaas ah oo madaxdooda duubaya websitekan kan soo galiyey oo Dhulbahante ah xitaa kan duubay waa ka liitaa.

    • Qaybdiid says:

      k Hadar, waa Warsangeli ka facebook-ga ku shidanaya waraysiga. Iyagu, waa Warsangeliga e, way ka sii liitaan Dhulbahantaha dhedigooway ee u kala jaameeynaya SSDF iyo SNM.

      Sool baa taahday, oo tidhi ” dhilaba dhilo ha ii dhiibto, ha iska dhuuxaan lafahga dhaadheer, dhintaye ha iska kay dhamaysteen”.

  3. Ahmed says:

    Dhulbahante waa dadka noocaas ah oo madaxdooda duubaya websitekan kan soo galiyey oo Dhulbahante ah xitaa kan duubay waa ka liitaa.

  4. Dhab ka hadal says:

    Bal midhkaa iga gunta caryeynaan Khaatumonews.com oo amaanaysa Ina Camey aynaan arkin Maalmahan waxaanan balan qaadaynaa ceebihii aad ka sheegi jirtay Axmed Laaraw ianaan soo galino.

  5. Aarka hargaysa says:

    Reerkii budhlayn naftiibaa kabaxday wuxu masidanay ujilic sanyihiin

  6. Darwiish says:

    Laascaano dawldii kacaankii waxaa gobal looga dhigay inaan isaaq xukumin. Kacaanku wuu ogaa in haday degmo ahaadaan la qabsano kacaankii wuu xoreeyay laakiin. Maanta jaanis bay haysteen inay lamidoon puntland waa filmikii udanbeeyay. Darood KUNA waa diyaar inay grab istaagaan. Dhaqaalaha kasoo xarooda kabadan haday puntland lamidoobaan mustaqbalkana. great puntland lasoo celiyo. Waa muqadas muqadas lamarabo in la ago gabadhaha dhulbahante laangaab kunoqdaan hargaysa iyo burco oo jaariyado laga dhigto. Gabay gIi GUBA. WAXAA KUJIRTAY ADAANKUUGUJECLAA I DILAYE GOOR MUU IDOOR DOCOLO. IGA QAADAY. HADA WAXAA WEEYE. Anaagtii isguUMEEYEE GOOR MUU IDOOR LAASCAANO igu maamulay.

  7. Mo abdi says:

    Maasha allh allow inoo daa ina cameeey..hadaanu nahay reer mudug garabkaaga naga eeg viva cameey viva pntlnd

  8. Mo abdi says:

    Jeegaantii waxay bilaabeen dadka shacabka ah ee isaga kala goosha pntlnd iyo hargaysaland in ay jeebabkooda baadhaan mobiladana ka furtaan war wuxu ma sidaan ayay gun u ahaayeen..waxaad ceebta u taqaan dad beey caadadooda thy…sxbayaal gobanimo u dirira sida pntlnd oo iska daaya shalmadha aad dumarka ka furanysaan gun yhy guntu dhashay

  9. Guulwade says:

    The GOOD.is dhubahantahay people unite wit their brothers puntland and darood. The BAD. is the one who is working idoor people. The UGLY.IS THE DREAM OF HARGAYSA ADMINISTRATION .

  10. Hormuud says:

    Qurbajoogta caalamka amrica yurub africa arabiya oo joojiyay inay kadagaan hargaysa una weeceeyiyay garoonka boosaaso garoowe iyo laascaano cajiib garoonka hargaysa oo haawanaya cajiib cajiib .




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...