dahabshiil

DAAWO:-Waraysi Xaasxaasi ah Siyaasadda Jeegaanta Siyaasi Isaaq Ah Sirbadan kashifay

Xoghayaha Maamulka united somaliland Xasan Ayaa banaanka Keenay Xogo Badan Ka Qorsoona shacabka isaaq Ee beenta Lagu Maaweeliyo Sidoo kale dhulka ku jiiday Kooxda jeegaanta.

HALKAN RIIX OO DAAWO WARAYSIGA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Guulwade says:

    Wiilasha hargaysa iyo gabilay kayimid ee sool jooga dadkii dhalay miyay neceen. Oo dhul aysan dagin udhalan aqoon lakeenay oo haday ku dhintaanmaxayawaanb xayawaankaba waa kaliitaan caqli majiro doqonimo waawayn baa meesha mataysa oo ma ashabaab aa isku qarxinaya gobalka sool yaab subxaanalaah. Oo culimada hargaysa may runta usheegaan horjoogahooda deegaanka puntland harti. Ciidanka 10 sano kabaxa laga waayay oo may hadaan kitaabka miyaysan aqoon. Waayaab dadkooda may dulmiga kalahadlaan. Oo sheegan in jeegaanta waxay wadaan baa dil cad tahay mise kibirka waa loo fadwooday muse wuxuu wado horumar lagu gaadho maayo arinkaan hadii qabiil noqday waa dagaalkii QARNIGA BAA DHACAYA. EE HARGAYSA IYO GABILEY. WARKA JOOGA DABKA HAKUDHICINA .ASKARAGII AY PUNTLAND QABATO WAY TOOGANAYAAN. OO DAGAALKA LAGU QABTO. MAXAA IIS XATAA HELO MAYSAAN. WAAYO QOFKAY QABTAAN SIDA ASHABAAB LOO TOOGTO BAY TOOGAATAAN WAR ISKAJIRA TV WAAD KADAWANDOONTAAN IYAGOO MAXAKAMADA BOOSAASO XUKUMSYSO. WAR ISAAQOW. HADHOOW HACAALCALUNA IN KASTOO garxajis. Uu ka badbaadiyo oo dadsharaf leh xabad loo maquuraan habaryoonis iyo ciidagale mashaaalaah




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...