dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Ku Xigeenkii Muuse Biixi Oo La Arkay Isagoo Diyaarad Ciidan Saaran Kuna Sugan,,,,

Dawlada jabuuti ayaa Diyaarado Elkobtar ah oo kuwa gurmadka ah usoo dirtay shacabka soomaaliyeed ee ku sugan xeebalayda lughaya saylac oo ay ku dhuften roobab wata dabaylo xoogan iyo duufaano.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Diyaarada ay soo dirtay Dawlada jabuuti oo ay saarnayen ciidamo dalkaasi ah oo u gurmanaaya shacabka ayaa lagu dhex arkayย  ku xigeenka muuse biixi saylici oo diyaarada ku dhex jira.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. AARKA BURCO says:

    KHAAKHTUFUU NEWS.

    WADNAHAY DHAGLE.

  2. soil says:

    maansha alah ismacil Omar gele Somalia abaal ayuu Ku leyahay cidankiisu ilaa waqooyi ilaa konfur waa u gurmaden hada ka horna gurmad aan LA ilobin ayay ka geesten fatahaadi baladweyne

  3. Madaxbuur says:

    Hhhhhhhh
    Khaatumo seeg xaarka isku xeji.
    Wakhtigaagi wuu soo dhamaaday.
    Madaxweyne Muse Biixi wuu soo afjarayaa hawshani oo garoowe lafteeda laga dhigayaa gobalkii 7aad ee somaliland.
    Sheekadu way ku dhaaftay.
    Shaxdu waa Garoowe.
    ๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†

  4. Suhur sanaag says:

    xaarka burco maxaa kaga kidhiisha waa nin samaroon ah oo saran diyaard ciise jabuutawi

  5. Madaxbuur says:

    Iminkaba waan kuu sheegay.
    Waxaad muuq baahiyayaasha ka daawan doontaa maalinta ciida.๐Ÿ˜†
    Madaxweyne Mujahid Muuse Biixi Cabdi iyo wafdigii uu hogaaminayey oo uu ka mid yahay Prof. Cali Khalif oo salaada ciida kula tukaday dadweynaha reer Garoowe ka dib markii ay ciidamada Qaranka ee SOMALILAND๐Ÿ˜ ay ka xoreeyeen reer Garoowe argagixisadii mudada badan hor joogtay,ee uu hormoodka u ahaa calooshii u shaqayste Cabdi weli Gaas.๐Ÿ˜Š๐Ÿ˜Š๐Ÿ˜Š๐Ÿ˜Š

  6. Dahir says:

    Madaxbuur

    Prof Cali Khaliif Galaydh wiilhoog iga dheh meeshii la rabey iidoorka wuu gaarsiiyey , war siyaasadda Daaroodka ma fahmikartaan iidoorow waxaa la idin ka horreeya kun sano.
    Prof Cali intuu yara dhooli caddeeyo buu oranayaa laa ikraaha fiddin ma anigaa iidoor ku qasbey in ay bartamaha u tagaan dhulka Daaroodka kkkkkkkkkk

  7. xanuujiye says:

    Puntlsnd news u bedel ilern khaatumo warkeedii ma jidhee sxb

  8. Haliye says:

    Dadka halkaas degaanka waa Saylac iyo inta udhow waa QABIILKA Ciise ee Ismaaciil cumar Geele.

  9. Binary Operation says:

    Xaqiiqaday liqi kari waayeen kkkkkkk

    Iska dhaha Djibouti lol kkkkkkk

    In kastoo warka runta ahi leeyahay waa mid imaaraadka laga leeyahay. Lol kkkkkkkkkk

    Helicopter ta dowlada imaaraadka carabta ayay ka socota lol kkkkkk

    Ha isku xaarina tallow ma garoowe baa looga baqaya in lagu garaaco? Lol kkkkkkkkkk




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtayย  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay heyโ€™adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...