dahabshiil

Deg Deg Daawo::Imaaraadka Oo laba diyaaradood oo Militari ka dejiyay Hargeysa.

Wararka naga soo gaaraya hadda magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Dowladda Imaaraadka Carabta ay maanta Magaaladaas gaarsiisay labo diyaaradood oo loogu tala galay in ay qaadaan Gargaar dadka ku dhibaateysan gobolo ka mid ah xeebalayda saylac lughaya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Labadda Diyaaradood ayaa markii ay gaareen Hargeysa waxa ay ka qaadeen Daawo iyo Cunooyin loogu tala galay dadka ku sugan gobolka awdal.

Sida wararku sheegayaan Degmada Lughaye ayaa hada ugu daran meelaha ay saameeyeen Fatahaada roobabkii ka da’ay gobolkaasi awdal.

Dhinaca kale waxaa sii korodhay tirada dadka ku dhintay roobabka dabaylaha watay ee habeennadii Sabtidii iyo Axaddii ka da’ay gobolkan Awdal.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 22)

  1. Yusuf says:

    Waxa aan war ku helay, in marka ay shaqada gargaarku dhamaato ay dawaladda Imaaraadku ku wareejineeyso ciidanka qaranka Somalialnd 7 diyaaradood oo 2 ka mid ahi ay yihiin kuwa dagaalka. Waxa susid mudan in duuliyaal iyo injineero badan oo reer Somalilaana lagu tababaro Imaaraadka, Itoobiya, Sucuudiga iyo wadamo kale.

    • Caynaba Car Dhacso says:

      Yusuf.

      Waan ogahay sxb laakiin sirta haynaga sii sheegin. Thanks suldaan.

      🤣🤣

      • Yusuf says:

        Caynaba Car Dhacso
        Mahadsanid saaxiib. Waar niyahow markaan arko magacan Khaatumo ee Webkani wato ayuun baan moodayaa Khaatumadii kheeyrka qabtey ee aragtida fogayd ee fahamtay dhul-boobka ay Majeerteeku wadaan. Waa Khaatumada aynu gaashaan-buurta isku aheeyn ee uu Professor Ali Khaliif madaxweeynaha u ahaa ee haysata kalsoonida 90% dadka ku nool deegaanka SSC.

  2. Yusuf says:

    susid = xusid

  3. Suhur sanaag says:

    KKK kan yuusuf edeb ka yeelo dadka Ku soo caawiyay imaraadku wa Ku shalay Ku cadeeyay wuxuu ka aamin sanyahay somaliya ood kamid tahay ayuu Ku caawinaya laangab yohow puntland boqolal diyaradood u leyahay iyo marakiib dagaal ayaa joga Cid isku xoq xoqasana lama arkee

    • Caynaba Car Dhacso says:

      Suhur.

      Wadnahaa ku dhagle huuno caadi iska dhig😀

    • Binary Operation says:

      maskiino. miyaad illowday in imaaraadku yidhi mamnuucay somalia passporkeeda oo ka somaliland ku bedeshay? lol kkkkkkkkkkkk

      hada waxay jaaliyada khaatumo ee imaaraadku wada qaateen somaliland baasaboorkeeda. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      si aan loo tarxiilin somaliland bay ku magan yihiin. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Yusuf says:

      Suhur sanaag qurux badan.
      Waxa ii cadaatey in aad da’ yartahay oo aaanaad khirad siyaasadeed lahay. Ama afka wasiirka Imaaraadka ayaad moodeeysaa in aan Somaliyada aanu dalkayaga ka mustaafurino kaga mid noqoneeyno.

  4. Aarka hargaysa says:

    Imaraadka waanu kamamnuucnay somali iyo somaliland kkkkkkkkk kk walawayn ha ooyeen

  5. Caynaba Car Dhacso says:

    Dawlada Imaaraadka Carabtu Way Ku Mahadsantahay Gurmad ka walaalnimo iyo islaanimo eey noo fidiyeen.

    Thanks to the UAE government.
    God bless Somaliland😎

  6. sugule aadam says:

    caynaba hadaaan dhacsan

    • Caynaba Car Dhacso says:

      Tukaraq baa hadeer lagagaa bahanyahay dabadeed laaski dabadeed OOG dabadeed Saraar dabadeed CAYNABA.

      hhhhhhhhhhhhhh

  7. Yusuf says:

    Maasha’Allaah, Imaaraadka carabtu markii uu soo galey haswada Somaliland waxa uu la soo xidhiidhey Taawarka Berbera iyo Laascaanood.

  8. ciise binu axmed says:

    somaliland iyo emiraatku iyo djibouti saf bay soo galeen ,halow turk ,halow qadar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Tariikhda Soomaalida says:

    SOMALIWEYN WAA SHAN (5)

    XIDDIGTA SHANTA GEES LEH ■ ☆ ■

    1. Jamhuuriyada Somaliland- June 26, 1960 (xornimo)

    2. Jamhuuriyada Somalia- July 1, 1960 (xornimo)

    3. Jamhuuriyada Djibouti- June 27, 1960 (xornimo)

    4. NFD (weligeed xornimo ma qaadan) ka tirsan Kinya

    5. DDS (weligeed xornimo ma qaadan) ka tirsan Itobiya

  10. Tariikhda Soomaalida says:

    Sixitaan

    Jamhuuriyada Djibouti- June 27, 1977

  11. citiraaf mahaysaan says:

    Reer been kunool

  12. Ali says:

    Reerkan Aisharaaq waqtiga wuxuu kaga dhamaanayaa sida ay beenta iyo waxyaabo aan jirin isugu qancinayaan.Dunida oo dhan baa dhagay sanaysay markuu ambassadorka Imaraadka uu waraysigisa bbc ku shaygay in Somaliland u aqoon sanyihiin maamul gobaleed hoos yimaada dawlada federal ma reer been isku qanciyaal rewr maquustayaal

  13. universta nazionale says:

    waxaan aad ula yaabay dawladda fedaralka ee leh waxaan xukunaa,oo leh dekedda berbera waa in wax nalaka waydiiyaa,maxay u arki waayeen diyaaradahan melateri ee wadanka soo galay waxay sidaan warkama hayaan ma xukumaan dhulka ay tageen?.




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...