dahabshiil

Deg Deg Daawo Vdeo:Muuse Biixi Oo laga Fara Maroojiyay jaaliyadii Garxajis kadib Magacaabay Guddi

Kadib markii jaaliyadii muga weynayd ee beesha garxajis isaga baxday maamulka jeegaaanta  lagana fara maroojiyay dhamaan jaaliyadihii dibada maamulka muuse biix ayaa haatan waxaa uu bilaabay muuse gudi loogu magac daray gudiga mideenta jaaliyadaha soomaaliland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Wadaniboy says:

    Qabiilka amxaarada oo raadinaya madaxweynaha hargaysa oo uu diyaarada kutuqeeyay 77 kii dadkaas oo yiri waa in maxkamada lasootaaga haduu ethiopia yimaado cajiib wararka amxaarada sheegaya waxay yiraahdeen. Qabiilka amxaaro.waxuu kamid ahaa hagaayashii diyaarada ha kuxusuqay ciidamo badan oo ethiopia ah .




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...