dahabshiil

Daawo sawiro:Qurux Badan Oo Laga Soo Qaaday Caaasimada SSC laascaanood Wakhti Habeenimo Ah,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 24)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    LIBDHI MAYSID LAASCAANOODEEY.

    AHAHAHAHAHAHAH
    AHAHAHAHAHAHAH

  2. Weger says:

    Yaa sidaa u qurxiyay waa jamuuriyada xaqa ah ee sl

  3. Yusuf says:

    Haddii nabadda ay Majeerteeniya diidu, dabeetana ay taladu noqoto in Laascaanood ama Garoowe mid ahaan laga qaxo de waxa aan 100% hubaa in GAROOWE laa qaxi doono ee caqliga ha shaqeeysiiyo Majeerteen oo ha ka baxaan deegaanada Khaatumo ee Somaliland.

  4. Hassan says:

    Alloow inaad sii durkiso oo ay Laascaanood iyo guudu ahaan magaalooyin iyo dhalinta Somaliland sidan noqdaan mooyee, yaan cadow naga dumin adaa noogu deeqee. Arrimaha aan sheegaana waa: biriishyo, laamiyo caalamiya, madaaro caalamiya. Dhalinyaro Dir iyo Daarood si siman u wada injineero, duuliyayayaaal diyaaradeed, dhakhaatiir, culaamaa-u-diin, kal-kaaliyaal caafimaad, macalimiin, wadayaasha maraakiibta, siyaasiyiin, safiiro, tijaar, mufakiriin iyo khubaro nooc walba leh iwl.

  5. IIDOORDHALA says:

    Kaladuwan waagii bintiland haysatay iyo maanta ishaa macalina

  6. Aduunyada maanta says:

    Laacaanoodqurixdeedu waxba tari mayso hadaan cadowga lagaxoreyn

  7. dhasheegduur says:

    Laascaano waa lagala wareegayaa qowleysatada waxey u noqoneysaa nasabkeeda

  8. ciise binu axmed says:

    adduunyada maanta
    sxb laascaanood xoolihii dirta ayaa qurxisay ,tobanaan qarni bay jirtaye maad qurxisid ,madaxweyne aad isku abtirsataan baa 21sano wadanka haystey muxuu u dhisi waayey caydh yahay ,xoolaha dirta ee isaaqa iyo samaroonta iyo ciisaha ayaanu laydhadhka iyo wadooyinka idiinku dhisnay ,waad iska qayilaysaan waxba qabsan maysaan hhhhhhhhhhhh

  9. Warsame says:

    War Idoorow sow idinba Hargaysa iyo Burco oo dhisan sow maydinaan dumin
    Tana dadkii lahaa baa dhistay hadeerna diyaar u ah inay dumiyaan
    Xoriyad wax ka qaalisani majirto Magaalada waa in maradaa xun ee idoorku samaysteen laga dajiyaa Oo Calankeena Cawaale lasaara

  10. ciise binu axmed says:

    warsame
    hhhhhhhhhh iidoorku lacag bay haysteen oo waa lacag ley ,haday magaaladooda dumiyaan berina mid ka qurux badan bay dhisanayaan,,adigu haddii aad intan laguu dhisay iska dumiso yaa kuu dhisaya ,waayo dhuloos ,kaadi geel magaceeda uun baa la weydiiyaa laakiin lama weydiiyo magaalo iyo sida loo dhiso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. S gaafuun says:

    Warsame sxb waruntaa anaa u badheedhay in ay dumaan burco iyo hargeisi lkn waxa kaa maqan adi masamaynkartid inaad dumiso oo hadana dhisto sidaydaa lkn waad duminkartaa beswaxase ka maqn see ku dhisi baltaa dibu milicso oo iska hubi nimaan kartoo bagaasha keenin kana dhoofin magaalo ma dhisi karr???

  12. S gaafuun says:

    Ciise binu. Lools waa xaqiiqada dhabtaa

  13. Warsame says:

    Ciise
    War horta geela anagu waanuba ku faana Geel wax laysku caayona maaha
    Idoorse haday lacag leeyihiin maxaa kuligood labada magaalo ku uruuriyay Burco boodhwayn iyo Hargaysa ilaa dhulka kale waynu isla ognahayo waa wada Dhoqoshay iyo maqaaxida inanta oo miidhane

  14. S gaafuun says:

    Waxaase wax lala yaablo ah oo aan qaliga caafimaadka qabaa yeelin baan arkay nin raba inuu kula dagaalamo oo raashinkuu soo doonanay. Oo kabo soo doonanay oo dhar soo doonanay oo marka berkeduu go aan biyo kaa raba oo abti kule see loola dhaqmaa ??????

  15. Warsame says:

    Gaafuun
    War sheekada Abti looyahay idinkay idin ku soobaxday wax abtinimo ku dawarsada idinkaa jira sida raga uhadal ama iska aamus dhar iyo waxaad ka hadlaysaa waaxay ma gabdhaad lasoo kortay

  16. S gaafuun says:

    Kkk arab ayay dhalayna adaa yidhaahda abtina saasaad itidhaah daa tan dharkiyo raashinkana adysoo doonta dagaala adaa ku baaqaya bal meelku adkayso

  17. ciise binu axmed says:

    WARSAME
    WAA SAX GEELU WAA WAX LAGU FAANO OO DHAQANKEENA UGU QAALISAN..LAAKIIN BAADIYAHA AYUU GEELU KU WACANYAHAY IN MAGAALO LALA SOO GALO MAAHA ,IDINKU GEELII BAAD RABTAAN INAAD MAGAALO LASOO GASHAAN IYO QABYAALADDII GEELA LAGU KALA QAADI JIREY ,MIDA KALE ISAAQU SOMALI OO DHAN WAY KA XADAARAD DHEERYIHIIN MARKAYNU ILLAAHAY KA BAQAYNO OO AYNU RUNTA SHEEGNO,,WAAR ISAAQU AFRIKA OO DHAN WAY QABSADEEN,YAGAA UGU TIJAARSAN UGAANDHA .ITOOBIYA,,DJIBOUTI,SOMALIYA,,TANSAANIYA..SOUTH AFRIKA..YAA U GELI KARA MAXAAD KA HADLAYSAA SXB,,,WAAR CIDNA LAMA TARTAMI KARTO ISAAQ MARKAYNU RUNTA ISU SHEEGEYNO ,LAAKIIN WIXII ISKA XARIIFTAN AH WAY FURANTAHAY

  18. S gaafuun says:

    Waa caafadiino inta uu calaydhkani carisyada kuyaal yaal midhahayo xabagta aad cunaysaan weligin weys canbarisaan o caasha waysa saartaane marka jiilaal cargaagtamo ee dhaanku cayn u dalan doleed caga cadaan ku fulisaan canbar baanu noqonaa cawdayadaa ku gamadaane cunkukuubso hadaladoo casha dhaw baynu leenahay

  19. Warsame says:

    Ciise
    War maana waalan mise cadan baa lagaheesayaa war isaaq cidka qabyaalad badani Somali majirto iyagiibaa maanta Reero ukala fadhiya. Wadamadan aad tirisay umalayn maayo inaad midna habeen uhaytay ama aad warka hayso warma Tanzaniya kenaya iyo Southka baa Isaaq wax haystaa Jooga kkkkk waxadan war uhayn hasoo qorin Ma faankii iyo bakhbakhdi baynu isula nimi Somalidaa kale harowsada

  20. Warsame says:

    Africada anigoo Idoor Qadaye Habar yar oo Uganda Dagan baan ku maqlay
    Waxa kale waa iska xayraamiin

  21. Warsame says:

    QADAYE= QADEEYA

  22. IIDOORDHALA says:

    Qofka kaliya ee madow ah ee leh sedex diyaradood poeing 707 waxuu galay buuga aduunka 1994 waad ka akhrisankartaa or google kabtan muse bulxan waa nin Kenyan ah oo isaaqa waxuu leeyay garoonka johma Kenyatta qayb ka mida iyo wilsan eairport ilaa laba boqol oo ah diyaaradaha yaryar ee dalxiiska iyo qaadka ,hal diyarad oo 707 ayaa ka qiimo badan waxa hanti qadaadwayntu ku haysato kenya

  23. IIDOORDHALA says:

    Kkkkkkk

  24. Warsame says:

    Kkkkkk
    Mayee madaxtooyada Kenya buu leeyahay
    War Ninkaa aad sheegayso way jirtay xili uu dhaqaale lahaa waliba dhaqaalihiisu mid isaga ugaara maahayn shirkad buu ku jiray la yidhaahdo DRU oo niman Kuukuyo ahi wax ku lahaayeen midbaase jirta marka dad laqiimaynayo dhaqaalahooda lama eego qof qudha oo wax haysta siguud marka loo qiimeeyo Somalida Kenya dagan Isaaqu waa ugu Hanti yaryihiin meel walbana waa saas
    Marka QADAAD DHUUBOW waasaas arintu kkkkkkkkk
    Dad hada Jooga Kenya inay hada soogalaana waan jeclaan lahaa oo bal ay sharaxaan dhaqalaha Somalidu kenya ku haysato




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...