dahabshiil

Kooxdii Cali Khaliif Oo kala Jabtay Kana horyimi Wada Hadalka Somaliland Iyo cali Khaliif xaaladu Kuxuntahay

Rashiid diiriye Faarax Afhayeenka Jaaliyadda Khaatumo ee Imaaraadka ayaa Dhaliilay Halka uu ku dambeeyay Wadahadalkii Khaatumo iyo Somaliland, Wuxuuna sheegay inuu guud ahaanba isaga baxay, Isagoo kamid ahaa dadkii sida wayn u taageeray markii hore.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Xaalada Colaadeed ee Puntland iyo Somaliland u dhaxaysa, WUxuuna labada dhinac ugu baaqay ina laga dhaareedo daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed, Wuxuuna usoo jeediyey inay gobolka Sool kala baxaan Ciidankooda, Culayskana ay ka qaadaan si dadku u helaan Nabad iyo Horumar.

Ugu danbayntii Wuxuu Fariin u diray Shacabka Khaatumo, Wuxuuna ka hadlay Xaaladaha hada ka taagan deegaanka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Halgan says:

    Sool iyo sanaag hadaan dhulbahante kasaarin isaaq.daaroodka.waa inay dhulbahante kasaaraan. Maamulada daroodka.jigjiga puntland jubaland iyo kiinya waayo dhulbahante xeerka darood bay Jabiye.oo qoobka 147 .xaraka kiisa .d21 farqadiisa daroodland. Ee soo baxay 7 7 1777.shirkii baar gaal. Iyo wardheer.

  2. Aduunyada maanta says:

    Adeer kaagan wata halgan fulay baad tahay meesha dhir baa ku soo duulay gudabiirsi ciise iyo isaaq baa ku soo duulay dhulbante waa rag daarood uma baahns navalaa tii ku dhashay ku yaale fuck daatood

  3. Mo abdi says:

    Walle qoyskan baan la yaabaa ..kii hadlaba kan kale ka daran …cumar maxmuud waa raga dhiiga kuu qubaya si aad xoriyad ugu noolaatid ee naac naacda kala tag meesha




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...