dahabshiil

War Deg Deg Ah:Khasaare Xoog leh Oo Xalay Ka Dhacay Puntland Dhimasho iyo Dhaawacba leh,

Faahfaahino hordhac ah ayaa ka soo baxaya khasaarahaka dhashay duufaano wata roobab iyo dabeylo xoogan oo ku dhuftay degaano hoos taga maamulka Puntland.

Duufaantan ayaa saameysay degaano badan, waxaana jira meelo ay ka go’day isgaarsiinta oo aan la ogeyn dhibaatada ay ka geysatay.

Daad xoog leh ayaa la soo sheegayaa inuu la tegay gaadiid marayey wadada u dhexaysa magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho, waxaana daadku qaaday gaari ay lix qof saarnaayeen, dadkaasi waxaa nolol lagu helay afar ka mid ah labadii kale iyo gaarigii ayaa lala’yahay.

Gaari kale oo isna biyuhu shil ku geliyeen halka loo yaqaano meermeerka oo ku dhow Boosaaso ayaa waxaa ku dhintay Allaha u naxariistee ganacsade Abshir Jaamac Faarax dad kalena waa ku dhaawacmeen.

Waxaa jira gaari kale oo isna la sheegayo in daad kula tegay Toga Ceeldaahir laakiin weli ma jirto faahfaahin laga hayo, isgaarsiinta oo xun awgeed, balse baaritaan ayaa socda.

Guddoomiyaha Gobolka Bari ayaa sheegay in hada la amray laamaha amniga iyo baraha kontorool in la hakiyo isu socodka gaadiidka iyo dadka inta ay socdaan roobabka iyo daadadka. .

Waxaa la soo sheegayaa oo kale in dad badan ku xaniban yihiin wadada u dhexeysa Boosaaso iyo Qardho, dadka iyo gaadiidkooda ayaa dhinacyada ka jooga Togaga Ceeldaahir, Buuraan iyo labo wanley, halkaasi qoloba ay meel biyuhu ku go’doomiyeen.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Muuminiinta says:

    Bismillahi Raxmaani Raxiim

    Xasuuqa Leelkase, weerarki bahalnimada aha ee caruur dumar iyo ciroole loogu geystay Qoriley, lacsgta gaalada loogaga raadinayo xasuuqa beeralayda Galgala oo argagaxiso lagu tilmaamay, ma in aan Illahay arkayn baa moodayeen Majerteen???

    Hadi Majerteen islaha beeniya jiritaanka Illahay ha ogaadan in Illahay jiro maantana uu ka jarayo Majerteen dembiga ka galeen muslmiinta Soomaalida ah.

    Maalinta xabashids ku soo hogaaminayseen Muqdisho ma in aan Illahay idin arkayn baa moodayseen?

    Maalinti aad ciidanka Galmudug ku xasuuqdeen Mudug idinko adeegsaday ciidanka cirka Mareykan adeegsaday ma in aan Illahay idin arkayn baad moodeen?

    Cadhada Allah idin ku dhacday. Mana dhowa maaliintaad dhibka ka bixi lahaydeen, hada bilowgi ah. Maabka aduunka la idin ka masaxayaa.

    Takbiir

    ALLAHU AKBAR

  2. Cumar says:

    Inan gumeed laangaab Leelkase ayaa tahay ama mooryaanta galnus ciil uu dhimo laangaab mooryaan




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...