dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:SNM Oo Cadeesay In Ay Madaxa Qaadi Kari Waayen Maleeshiyaadkooda Ku Sugan Jiida.

Uurcade oo kamid ah siyasiyiinta maamulka snm oo maanta warbaahinta kula  hadlay hargeisa ayaa sheegay in maleeshiyaadka maamulka muuse biixi ee ku sugan jiida hore ay halis ku jiran islamarkaana weeraro isdaba joog ah ay kala kulmayaan ciidamada puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siyaasi uurcade ayaa sheegay in weerarada lagu hayo maleeshiyaadkooda ay sababtay in aysan madaxa kor uqaadin maleeshiyaadka snm.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Ceerigaabo man says:

    KKKKKKKKKKKK. SNM WACDARO IYO CASHAR BAY FAQASHTI U DHIGTAY. KKKKKKKKK

  2. Geesigii Daraawiish says:

    Haddii aad Madaxa kor uqaadi weydeen iskaga carara Masha wllhi cashar kale idin dhiman yaabo isgaarey waa inoo caynaba Ciyaartu waa bilow haddii barkiina la idin wayn waaye waad arkeysiin

  3. Weger says:

    Faqashtii meel at qabsadaan iska daaya inay wax soo tuurtuuraan ayay ku qanacsanyihiin

  4. axmed says:

    Nacasnimaa haysa odaga ,iyo dad aqoon la,aan. walee Ilaa aad Xamar tagto adoo dacwa ah, ee leh war dagaalka hanalaga joojiyo, in aanu istaageyn kaasi, maxaa idinka yaal sool, waa xaqiiq in la idinku wasi doono.

  5. Hassan Hussein says:

    Cashar Lama ilaawaan baa iidoor loo dhigay maanta in badan baa la iska dhowrayey oo la lahaa waa dad walaalaheen ah aynu hoos ula hadalo oo caqli celino dhiigooda ma rabnee.Laakiin waxay u qaateen si kale .. waa taase caano ka cab maanta

  6. Binary Operation says:

    mid baa cadaan ah, somaliland lagu murmi maaye, garoowe ayaa muran gali doonta.

    ninkii fadhiyi waaya danta fadhiisiin doonta.

    dagaalka waxa lala soo beegsaday xili aynu munaasibadii 18 may isku diyaarinaynay, intii horoo dhan wax dhaq dhaqaaq ah ma jirin oo wuxu faata dhugle afka iska ah uunbay ahayd.

    waxay yidhaahdeen haday nimankii u socdaan xuskoodii 18 may oo xafladii gali doonaane ka gaadh gaadhsiiya. lol kkkkkkk

    hadaba xafladii waanu dhamaysanay hada dagaal baanu diyaar u nahaye car wax dambe soo qaada.

    garoowe baan u socona oo xabadu ku jihaysan tahay.

  7. MrSomali says:

    Madaxa AYAA KOR U qaadi waayeen ..somalidiidku kkkk. kkkk SOMALIDIIDKU .. ADIGA YAA KU KEENAY DHUL DARWIISH KKKK kaaga darane Dulmigii Jeegaanta oo KORNEYL CAARE DIIDAY ciidan urursina ku jiro nala daawo https://www.youtube.com/watch?v=iVS7pX41bvE&t=42s

  8. Dahir says:

    Beesha caalamka welwel ka muujisey dagaalka u dhaxeeya somaliland iyo puntland . Waxay beesha caalamku ka cabsiqabtaa in dhulkaas istaratiijigada ee badda cas iyo badweynta indiya uu gacanta u galo argagixisada caalamiga ah sida ISIS iyo AQAAIDA .

  9. yassin says:

    Maxay ku u qaadiwaayeen mar keliya iyaga oo yaaban waxa ku habsaday yaaba is gaadhay weli

  10. yassin says:

    Madaxay ku u qaadiwaayeen mar keliya iyaga oo yaaban waxa ku habsaday yaaba is gaadhay weli




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...