dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Goobihii Laga Qabsaday SNM Iyo Roob Dhulka iyo Cirka Simay Xaalada Jiida Muqaal yaab leh laga Soo Duubay,

Shabakadda caalamiga ah khaatumonews.com waxaa ay halkan idiin ku Soo bandhigaysa muqaalka Dhulkii Dhiiga Badan ku daatay Ee Taliska u ahaa maleeshiyaadka Muuse Biixi ee Laga saaray 15 Bishan dagaalkii Qadhaadha ee ka dhacay Jiidaasi Tukaraq,iyo xaalada Oo Cir iyo Dhul Roob Is Qabsaday,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. soil says:

    war meesha. maxaa roob Ku dhacay

  2. Binary Operation says:

    Somaliland oo wax qabsatay mooye waxba Somaliland lagama qabsan dagaal kuna buurowadal bu kusii jeeda oo madaxa ku haysa garoowe.

    http://allssc.com/2018/05/daawo-garoowe-oo-shalay-ku-sigatay-inay-gacanta-maleeshiyada-muuse-biixi-gasho-iyo-roobab-nasiibku-ku-bixiyay-daawo-maqal-muqal/

  3. Drwsh says:

    Binary.xejiso ninkasta dhulka inta u leeyahay yujogaya hadaad somali diday anana didnay somaliland.puntland baale sool.iyo buhodle iyo inta harti iyo darood dego

  4. xanuujiye says:

    Kkkkk waar meeday magaadii tukuraq ana banan ha noo soo duubine

  5. dhashii SNM says:

    horta miyaanay soomin nimanka halkan wax ku so xar xariiqa ma xili rabadaanbaa laga shaqeya caadifad iyo qudhun maad iska cibaadaysataan waxani aakhiro idinma difacayaan qabiilka aad ku indha beesheena meel idin gaynmaayo waar ordoo intaan been wakhtigu idinku seegi lahaa masajidada gala oo cibaadaysta xoolaad tihiine

  6. geesi somali says:

    wbsitekan mar horan idiin sheegay in majeerteen leeyhiin




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...