dahabshiil

Daawo Video: Gudoomiyaha Degmada Ceegaag Oo Agab Caafimaad Gaarsiiyay Cuspitalka Degmada Ceegaag

Mayaarka Degmada ceegaag AXMED CIISE CAWIL (QOOB) ayaa agab caafimaad oo kayimi wasaarada caafimadka maamulka somalilan gaarsiiyaay Cusbitaalka degmada ceegaag (MCH) Mayaarka ayaa ah isagu mid mar walba utaagan guntigana uxirtay sidii uu uhorumarin lahaa degmada ceegaag iyo deeganada hoos yimaada.

 

HALKAN KA DAAWO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Dahir says:

    Beesha caalamka welwel ka muujisey dagaalka u dhaxeeya somaliland iyo puntland . Waxay beesha caalamku ka cabsiqabtaa in dhulkaas istaratiijigada ee badda cas iyo badweynta indiya uu gacanta u galo argagixisada caalamiga ah sida ISIS iyo AQAAIDA .




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...