dahabshiil

DAAWO;-Dhalinyarada Habaryoonis Puntland Ugu Hambelyeeyay Jabkii Ay u Geysteen Maleeshiyada SNM

Dhalinyarada Habaryoonis ayaa kulan ay ku qabteen Kaga Hadlay dagaalka dhexmarat Maleeshiyada SNM Iyo ciidamada Puntland Ee Deegaanka Tukaraq Iyagoo sheegay inay puntland ugu Hambaleyaynayaan Jabka ayaa Gaadhsiiyeen Maleeshiyada Snm.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Aarka hargaysa says:

    Video šŸ“¹ iyo codku ismaba laha intay kuwo dhulbahante iyo warsan galiya cod kasodubeen ayay isku kabkabeen waar ciyaala afwayne sheeko kale lakalaya raga Facebook ma Kala wadeen reerku jilicsanaa

  2. axmed says:

    Waa dadka in ay degaan ka yihiin meeshaas Burca , ay Puntland u aqoonsan tahey, waaa dad dhaqan leh ,kana giligisha Gumaadka iyo Xasuuqa lagu wado. Hadana waa in gacan la siiyaa sidii ay isaga difaaci lahaayeen Maleeshiyada muuse.

  3. Binary Operation says:

    waar kolkay khaso iyo jab isugu biirtay, ma habar yoonis bay u baahdeen? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    liibaax kamid ah liibaaxyada duriyada? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    adeer reerku cadho ayuu hada inagaga maqan yahay, ka isaaq ahaana walaaladayo waxba uma diidanin.

    insha allah doorkan qori isku dhiibka kulmiye iyaka leh oo waran cade baanu isleenahay u dhiiba.

    anaku siyaasada ciro uunbaanu ka biyo diidnay ee reerka, waxba cidi uma diidana waana loo dhiibaya doorkan kulmiye iyaka.

    siyaasiyiinta aan anigu qof ahaan jeclaan lahaa waa labo aad inoogu qaalisan oo inaga mudan inaan xilka u dhiibno, waaba haday inaga yeelayaan.

    waa xuseen ducaale cawil, iyo c/laahi congo. labaduna reerkay ka dhasheen waxayna kamid ahaayeen saraakiishii inqilaabka ee 1961 kii.

    laakiin hadii ay inaga diidaan alternative hada waxa cadaystay oo xilka u diyaar ah waa maxamed cali warancade.

  4. Binary Operation says:

    waan u jeeda video gu waa kab kab cod lagu dul duubay.

    isma leh afka iyo codka. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Binary Operation says:

    wargeysyada beesha ugu caansan sida oodweyne, qarannews kuma arag at all waxan idinkuun baa la yimid.

    wargeysyada inoogu daran ee liibaaxyadu leeyihiin waan soo wada baadho waan kasoo waayay sheekadan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kolka waa kabkab laga soo xigtay website ka majeerteen ku leeyahay baan filaya. illeen majeerteen waa naago aan waxba iska celin karin hadana afkuun laga falay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Binary Operation says:

    majeerteen kolku naf waayay, buu farmaajo u oohin tagay, kolkaasu farmaajo ku yidhi, waar anigaaba idinka sii liita oo aad u taag daran oo nimankaasi waxba idiinkama tari karee, i dhaafa. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kolku soo quustay c/wali iyo kooxdiisu hada xaalku wuxuu ka jooga habar yoonisay kaalaya oo jeegaanta inaga celiya. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    illeen cadhada yar ee ay ku maqan yihiin buu moodaya inuu uga faa’idaysan karo.

    waar xasuuso habar yoonis daarood ma galaan abtirsiin ahaan, hiilna ku siin maayaan.

    ee hadaad wax iska celinayso kaalay, ama daaroodnimadii aad sheegan jirtay ku kaalay, ama somaliyada aad sheegato ku kaalay dee. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    mise kuwaas tamar waad kasoo wayday miyaa? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays MaletariĀ  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...