dahabshiil

War Deg Deg Daawo Video:C/wali Gaas Oo Ku Soo Laabtay Garoowe iyo Qudbad Xaasaasi Ah Uu jeediyay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Dhalan dhool says:

    Isku carisaye iska celi dee

  2. Mo abdi says:

    Libaax ..soo af jar canaasiirta iidoor

  3. Yusuf says:

    Waa nacasnimo iyo caqli-daro in Majeerteenku uu damaciyo Sool iyo Sanaag oo aaneey taariikhiyan wax shaqa ah ku lahayn.

  4. Aarka hargaysa says:

    Muxuu lajees jeesanayaa miyuu baqanayaa ninkani sool Dan kamalahee garoowe ayuu ubaqayaa

  5. Taageere Cali Khalliif says:

    kiniinki dhimirka/maskaxda ayu ilaaway maanta

  6. Saed says:

    Mudane gaas wax badan baadxeerisaay in aan dagaal dhicin laakiin hada hadii aad ciidanka ma naxayaaya pubtland aad u fasaxday in dagaal galaan laascaano iyo burco waa laba ruqaansi oo aan horay u ruqaan sano

  7. Cabdiqani says:

    Cabdiweli Gaas maalintu uu hanjabay Cali Khalif Galaydh ee uu libaaxa is moodayay ee uu dhulka Dhulbahante ka hadlayay sida wax hooyadiisu siisay waa tii lagu yidhi:

    “Cabdiweliyow ciyaalka qaar baan lala ciyaarin, Dhulbahantena sidaad moodaysid ma aha ee
    Ciyaari waa gelin dambe”

    Maanta Cabdiweli Kiniini ma qoslayo, ninka Garowe warkeeda haya baa og murugada taala. Maanta Cabdiweli Kiniini jiir buu leekaday Cali Khalif Galaydhna Maroodi. Maanta masakiinta aan hubaysnayn ee Cabdiweli Kiniini Qoriley ku laayay wax ka daran baa Garowe Cabdiweli loogu keenay. Dhulbahante maanta inu siyaasad iyo awoodba kaa adagyahay Majerteen buu bartay Gaas Kiniini. Wa

    Aduunkan Illahay baa xukuma. Gaalka gaalku dhalay ee Cabdiweli Kiniini in la soo qabto ama in la dilo uun baa hadhay.

    Nacala Majerteen iyo munaafaqnimadoodaba ku yaal.

    Aaway f




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...