dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo Video:C/wali Gaas Oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Tukaraq

Baydhabo{Khaatumonew]Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaaladda Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay dagaalki ka dhacay Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaas ayaa sheegay in somaliland gardaro ay ku socoto ,isla markaana somaalinimo diiden balse la iska dhicin doono Ciidamadda Puntland aysan u dulqadan doniin garadarada qaawan ee somaliland waddo.

 

Shacabka Puntland ayuu ugu baaqay sharaftooda ,dadnimadooda iyo dalkoodaba inay difaacdan ,isago sheegay in shacabka looga bahanyahay inay iska difaacan cadowga kusoo duulay dhulkooda,.

 

“Mala good baa galay dadkaas dugaaga ah ee wuxuushta ah oo soo duuley oo banaystay dhiiga Islaamka waana ku dhimanayaan, difaaca dalka iyo xorayntuna waa soconaysaa” Ayuu yidhi Gaas.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Dhakhtarka Maskaxda says:

    Caloolweyne Gaas Kiniini waa isku xaaray. Kkkkkkkk

    doorasho ma jidho hade waa budhbudhay doorasho aan galo kkkkkkkkk




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...