dahabshiil

Deg Deg:Xaalada Jiida Ee Caawa iyo Guud Ahaan Gobolka Sool.

Waxaaa caawa aad looga dareemaya jiida hore gobolka sool gaar ahaan deegaanka tukaraq diryanka madhaafiic ciidamada puntland ay ku garaacayaan maleeshiyaadka Snm.

 

Dhinaca kale waxaa Xiligan Guud ahaan gobolka sool iyo jiida ka Da’aaya roob mahiigan ah iyadoona  rasaasta  iyo roobku  si toos ah uwada socdaan.

 

Ciidamada Huwanta Harti  oo garab taagan maamulka puntland ayaa dhawr jaho oo kala duwan ka fadhiya maleeshiyaadka jeegaanta oo xaaladu ku xuntahay islamarkaana meel ay u baxan aysan haysan.

 

Gad oonka Waxaa u dheer maleeshiyaadka SNM Daad iyo Roob Ku helay Buundooyin iyo Dooxooyin ay Ka dhigten Gabaad.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. geesi somali says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk ka waran walaakaybaa jooga tukaraq oo aan hada la hadlayey xaaladu waa caadi waxba ma jiraan

  2. Guulwade says:

    Waxaa layaableh isaaqa waxay dhahaan waana laayay. Waxaase kasii yaab badan iyagaa hada doonaya dagaal oo deegaanka daarood. Ee harti.ee gobalka sool.ee puntland iyo darood kor kailaashanayo bay caqli xumada xuduudaha baan xidhayaa ilaahbaankuugu dhaariyee kii caqli lahoow ma ingriisbaayiri dhulka darood idinkaa ka masuulka. Hadaad siyaad bare diideen seed ku rabtaan. Deegaanka darood war moyoinaancaqlilagayn. See wax idinkyihiin. .

  3. dhashii SNM says:

    dagaalkii waa lagu kala baxay somalilandna way iska baacisay weerarkii uga yimi dhinaca somaliya xaaladuna way dagantahay wixii dambee imaadana ciidamadii somaliland oo dhan ayaa u diyaara oo hada ciidan mashquulsan ma jiro oo dabaaldeg ku maqan dhamaan ciidankii somaliland heegan ayey galeen dagal laguso qaadana hada inay ku guulaystaan mooyee ha sugina wax kale

  4. Aarka hargaysa says:

    Guulwade doqoniimadu hadalkaaga ayay kamuqataa sool yaa kuyidhi darood baale dhulkase ma warbahibaha ayuunbaa lagasheegtaa sool waxbaad kadagtaa qabiladuna tuloyin ayay ku Kala badan yihiin se gabiil gaar ulihi majiro kaalay dee hadaad ledahay nagarar inta aanu kadaganahay anaga ma eeleeyda aad beenta usheegtaan baad namooday

  5. Dhalan dhool says:

    Iska daayaa xabaashoodi bay soo fogeeyeene

  6. Qaybdiid says:

    Bisada hargeysa ee aan caqliga lahayn ama aan ogayn xaaladaha degaamda SSC. Sool inteeda yar ee degaanka u ah, dadka walaalaha ah ee xoolahoodu wada daaqaan ha isku dirin ina gumeedyahaw. Wax dan ah oo dira diraha kuugu jira ma jiraan. Dhulkan asal dadka u leh waa la wada garanayaa, mana taagna waqtigii ku qabso ku qadi mayside. Laakiin dadku waa wada Somali is wada dhalay, weyna wada noolaan karaan, magaalooyinkana way wada camiran karaan. Haddaba dadka qurbaha u soo qaxay way ixtiraamaan dadka ay la jooggaan, Maxaad isugu gubaysaa dadka ehelka iyo xigtada isu ah, ee wada nool. “Dhubuq dhubuqda hore dhabana hays danbay leedahay”. Maxaad ka heli haddii hadda laguu soo dareeriyo ina gumeedyahaw.

  7. Binary Operation says:

    saaxiibayaal, dhulku ma guure dadka guura.

    sool somaliland ba leh, dhulka soool bariga sanaag iyo buuhoodle Somaliland ba iska leh.

    dadkuse hadba meeshay rabaan iyaku ha tageen.

    ninkii dhulbahante ah ee somaliland raba waa u hadhaya gobolka, kii kale ee somaliland nimada diidan, isagu gogoshiisa aayar ha laalaabto oo meeshu doono ha tago.

    haduu xamar rabo xamar ha u guuro, haduu garoowe rabo garoowe ha rarato.

    laakiin dhul taako xuduudka somaliland ah, lagu murmi maayo. dagaal baanu ka xignaa iyo dhiig daata.

  8. Muraad says:

    Axmed Laari hadu shaqo kale ka shaqaysan lahaa intu camal ka dhigtay faafinta beenta, milionaire ayu noqon lahaa.

    Ilaa January ilaa maanta wax is bedalay lama arko. Maamulka Dhabayaco itaal uma hayo u iskaga caabiyo awooda Ciidanka Qaranka.

    Anigu taa ayaan ku seexda oo ku soo toosa.

    January 2019 iyo Axmed Laari oo wali ku naaloonaya Dhabayaco ayaa dhul soo dhicin karta. kkkk

    Wakhti-lumis.com

  9. mohamuud says:

    maaha waqti lumis run run bay tagtay saaxiib faankaagana waxaad moodaa inaad maraykan wadato laakiin futoxun iyo indho fiish galbeed gebiley baroorta burco waanu haynaa daaroodkii aad shalay diidanayd isaga ayaa maantana ku xukumo ciil baad u dhimanaysaan sheekada jeegaanta hadana waa nin qoyani biyo iska dhawro hiinraag qaarka danbe ayay iska guraysaa eber landiyoow ma futaxun baad thy kuwaasaan caqli lahayne garxejis waa iyagu somali ayay isu soo dhiibeene waanuna qaabilaye

  10. Haliye says:

    Snm-ta waa laga adag yahay ee Gaas halayska jiro.

  11. Qaadiro says:

    snm ilaahay mooyee cidi kama adka majeerteen waanu eryanayaa duhur cad

  12. Qaadiro says:

    maxamud orod dhakhtarada garoowe soo eeg inta aanad hadal




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...