dahabshiil

Deg Deg:Maryo Calastii Dhulbahante EE SNM la Socotay Oo Isaga Baxday Jiida kadib Markii Dhankasta Laga Maray iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,

Garoowe{Khaatumonews}Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaadhaya deegaanada gobalka Sool ee ay ku dagaalamayaan ciidamada Puntland iyo Malesshiyaadka Somaliland ayaa sheegaya in xaaladihii ugu dambeeyey ay yihiin kuwa xambaarsan dhiilo colaadeed, isla markaasna cabsi weyn laga qabo dagaal rasmi ah oo bilowda saacadaha nagu soo beegan.

 

suxufiyiinta ayaa loo diiday inay galaan goobaha dagaalka iyo aagga ciidamadu ku sugan yihiin waxaana la arkayey ciidamada oo isku guuraya, iyadoo cabsi laga qabo dagaal toos ah oo ka bilowda goobahan.

 

Maleeshiyaad maryo Calas ah Oo katirsan SNM ayaa waxaa lagu soo waramayaa in qaar kamid ah malayshiya beeleedkii ciidanka Soomaaliland ee ku sugnaa fariisimada dagaalka ay xalay ka bexeen aaggaasi.

 

Bixitaanka maleeshiyadan ayaa ka dambeysay ka dib markii ay ogaadeen in ciidamo katirsanaa kuwa Puntland ay garab dhaafeen, ayna ku jiraan labo ciidan dhexdooda, sidaas oo kalena hubka culus ayaa wali laga maqlayaa agaaga oo dhan

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 18)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Waal waalaataye heedhee bal xerada gal naa.

    Hhhhhhhhhhh

  2. Aarka hargaysa says:

    Wabsaydkan dumar baa qora malaha

  3. Dhab ka hadal says:

    Masuuliyadda xogogaal ayaa kasii baxaysa meesha waxaa headline ka Puntlandoos ku qoran Ciidamada Puntland oo dib uga baxay goobihii ay gaadheen keebaan rumaysanaa Axmed laari iyo Dabaraani fadlan ii soo sheeg waxaan ku suganahay qolka 122 ee Axmed guray Plaza hotel Buuhoodle

  4. Mo abdi says:

    Gobanimo .next stop laascaano insha allh…ha la xasuuqo nijaasta waa ay soo qaldameene

  5. Qaadiro says:

    mo abdi dhab ka hadal ma daawadey hadiyadii aad soo dhiib teen kkkkkkkkkkkkkk

  6. messi says:

    hhhh ina canbashu waa kahelaa ladagaalanka hambash majertenka hubkanu kafurta waxan jooga magalada burco anigu wararka nasoo gaadhaya waxay sheegayan in ciidanka somaliland ay kaba helanan dagaalka waayo hubkay furtan askari waliba qoriguu qabsado isagaale waanad lasocotan inu qoriga Akcandhalbku uu marayo $1500 PKM kuna waa $10000 waar meesha hubaa lagaga dheragay imka magaalada burco dadkii barigii hore tariibijiray way joojiyen waxay ubadalen inay faranta qori PKM kasoo qabsadan war meesha aan aade

  7. Ali says:

    Qaadiro ma daawatay meedkii ina daa uud sarkaalkii ugu sareeyayay ee dagaal galinta ee markii aad qabsateen tukaraq dhahayay Garoowe ayaan qabsanayaa ma daawatay 8 da kale ee lagaa dilay maxaabiista faraha badan ee lagaa hayo labada beebe iyo qoriga dhashiikaha cidama faraha badan ee aan ku leenay saldhigii ugu waynaa ee saadka livecity baan usoo bandhigaynaa

  8. Drwsh says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk(khhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.waxaan ogahay huunada lagakeenay hargeysa iyo borame burco inay puntland cunayso sababto ah waxaan ogaa markii degmada buhodle ay werareen tamar xumedooda

  9. Ali says:

    8 sarkaal 46 askari iyo faysal oo calaacalayo Faysal waraabe barigii hore wuxuu ku hadaaqi jiray Garoowe ayaan qabsaynaa maantana calaacal iyo walaalaynu nahay kkkkk futo jilicsanayaal reer calaacal

  10. Mo abdi says:

    Qaadiro
    Taasi waxay la mid tahay waxaad caruurtiina ugu sheekeen jirteen 20 sano waa na la aqoonsaday ee riyadiina wax igu cusub ma ah

  11. Mo abdi says:

    Waxaan hubaa in aad mar kale ku waalan doontaan waa na la xasuuqay iyo qabuur dib loo qodo ee intay goori goor tahay caqliga ha shaqeeyo viva pntlnd

  12. Caynaba Car Dhacso says:

    Mo Abdi

    Fulay dhabayaco oo aan xayaa Laascaanod qori karin kkkk 70 dhimasho ah oo xataa madhibaan ku jiro baan halkan kuugu hayaa cismaan maxamuud iyo cumar maxamuudna ku leedeen, faankii dhabayaco lasoo afjare tuulaadaa garowe ayay ciidanku saakaa ku sii jeedaane yaan lagaa maqlin aariboowe waa argagaxnay.

  13. Mo abdi says:

    To caynaba
    Adr ilka yar iyo beeraleey ma af naqaano ee waxna iskama dhiciyaan ee ragii habar yoonis ha loo yeero hadii kle wcade waan kugu gaardinayaa sidaa ka dhacday tukaraq hhh

  14. Mo abdi says:

    To caynaba
    Sxb lama arag ciidan taliskii hogaaanga inta loo dhacay la laayay tukaraq ka hor ..waa adigii dhaawacaagii ka cararay oo aan ku dabiibayo garowe hhh meeyee korneeladii siilland hhhh aakhiro marka manta in aad hadashid kuuma haboona ee wlle balantayadu waa caynaba ilka yaryahay

  15. gantaal says:

    mr mo use ur brain and talk logic if u r a man but if u r a lady keep it ur way kkkkkkk

  16. Mo abdi says:

    Hantaal
    What it means logic to u????

  17. mohamuud says:

    xataa hadii dumar qoro waa wax wanaagsan waanu laynaynaa jeegaanta xun

  18. Binary Operation says:

    dagaalka qaybtiisii hore waa lagu kala calaf qaaday oo geesiyada qaranka jamhuuriyada barakaysan ee somaliland bay guushu raacday.

    qaybtiisii labaad baad waa maleeshiyaadka majeerteen u adeega in xoog loogaga saari doono faliidh yaale illaa buurowadal la isla gali doono.

    qaybtiisa sadexaad oo ah qaybtiisa u dambaysa xabadu garoowe ayay ka qarxi doona oo garoowe ayaa lagu kala qixi doona.

    xabada saaxiibo ayaanu nahay, dagaalna ehelkiisaanu nahay hadii naago faan badan oo majeerteen ahi moodayaan in faan meelaha laga yidhaah lagu kala calaf qaado.

    xabada iyo qoriga saaxiib baanu nahay, colaadna ehelkeeda waanu nahay, dad u samaysan na waanu nahaye bal majeerteen yaanay isku xaarin. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkk




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...