dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Beesha Hayaag Oo Si Adag Ula Hadashay Horgal Raaf iyo Dhagar Qabe Ina Kaahin,

Waxaa magaalada Ceegaag Ee Gobolka cayn Shir Balaadhan ku qabtay Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Ceegaag Kuwaaso Ka Hadlay hadal ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha Jeegaanta Maxamed kaahin,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadalka ka soo yeedhay Ina Kaahin ayaa ahaa in Xal laga gaadhay  Colaadii Beelaha Hayaag iyo hagar taaso beeshu ku sheegtay in ay tahay Waxba kama jiraan islamarkaana hadalkaa ina kaahin loo dhiibay uu ahaa mid uu ka danbeeyo wasiirka hawlaha Guud ee SNM Horgal raaf.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...