dahabshiil

Daawo: Siyaasiga Axmed Gacmo-yare oo Luuqad adag uga hadlay dagaalka Puntland iyo Somaliland ee Tukaraq

Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta khaatumo, Hadana ah  Afhayeenka Guurtida ayaa ka hadlay Xiisada Colaadeed ee u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KAD DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in Ciidamada Somaliland ay dhibaato Xoogan ku hayeen Bulshada Gobolka Sool Isagoo ka codsaday inay Dhulkooda ku Noqdaan, Wuxuuna ugu baaqay Madaxda Dawladda Soomaaliya  inaysan dhex-dhexaad ka noqon Ilaalinta  Midnimada Soomaaliya.

 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Aarka hargaysa says:

    Markay garow sadeen inaanay dagaal waxba kagaqadayn somaliland ayay calaacal bikaabeen waligeed somaliland oo meel dagtay kama kicin puntland na dagaal danbe kumahadhin kii ay 6 bilood abaabulaysay way ku fashilantay

  2. mohamuud says:

    calaacalku aaway waa laidin xasuuqayaa walaahay sanadkan waa sanadkii aad ciinka daaqdeen waan hubaa inaad ka shalayn doontaan jeegaantaay

  3. Qaybdiid says:

    Wasiir gacmayare, waa halgamaa reer Khatumo ah, oo taariikh ku leh halgankii ilaa SSC-Khatumo. Laakiin ka yeeli mayno p/land ha ku dagaalanto dhulkii reer Khatumo. Waxa u haboonayd inuu yidhaahdo 2 duba ( MJ iyo Isaaq) ha ka baxeen dhulka ay ku dagaalamayaan, si loo bad baadiyo shacabka lagu dhex dagaalamayo. Midna ogaada Somaliya waxa ay ku socotaa waqooyi iyo koonfur in wax loo qaybsado.

  4. Aarka hargaysa says:

    Kenya 🇰🇪 isagoo miirooga kucunaya ayuu halkaa nooga soo hanjabayaa waar waaba cajiib reerkii daarood dhaqan aanay somali ba aqoon ayay lasobaxeen markaad isdishaan halkay dagaalami lahayeen Facebook yada ayuunbaaba laguyacayaa live baaba lagasogalayaa cay aflagaado




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...