dahabshiil

Fadeexaad:Maamulka SNM IYo Horgalada U adeega faafiyay Warkii Ugu Ceebta Badnaa,

Kadib markii maalintii Shalay ahayd lagu Dhuftay Dhirbaaxo aysan marna filayn Cadowga islamarkaana Mudo Kooban Ciidamada Huwanta daarood Ee puntland iyo khaatumo ay Dilen Saraakil kana furten Gaadiid leh Beebeeyo  loogana dhigay joogto weeraro loogu riday Gabalka ayaa waxaa ay faafiyen Jeegaanta iyo Xubnaha U shaqeeya ee Dhulbahante  war ay ka dhiganayaan. Naf.islamarkaana niyada loogu dhisaayo Shacabka Jeegaanta.

Taangigan aad aragtan waa Taangi dagaal oo ay leedahay Beesha jaamac Siyaad  dhulbahante islamarkaana yaala Deegaanka Yagoori ee Gobolka sool  waxaana laga dhigay in laga qabsaday ciidamada Huwanta Daarood Ee Khaatumo iyo Puntland,

 

Waa su aale Kaaruhu ma waxaa u noqday Gaadhi cabdi bile  ah oo jiida la isaga qabsado Xeelaad dagaal nin an aqoon waa iska sidaasi gaadhiga noocan ah ee dagaal iyo wixii lamid ahba waxaa ladhaha hubka tiirada dheer waxana la geeya meesha ugu danbeesa jiida  iyadoona dhamaan laga hormariyo gaadiidka kale iyo ciidanka.

 

Intaas waxaa u dheer gaadhigan oo kale waxaa ilaalo ka ah ugu yaraan 9 gaadhi,mana aha wax si sahlan lagu qabsado.

 

Dhirbaxada iyo jabka Jeegaantu la huleeshay shalay waxaa ay sababtay In xataa Muuse Biixi Dhaho Jamuuriyadda fadaraalka Soomaliland oo Soo Weerartay qaranka Somaliland,marka inan la yaabno maaha  hadii cadowgu  Kaare meel yaal dhaho waanu qabsanay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Xaaji xarrago says:

    Adeer taangigaas waa mid ay qirteen maleeshiyada majeerteen doodaada meel kale soo Mari laakiin wax iska cad ha Ku murrmin

  2. Maygaagle says:

    Tangi 40 sano somalia oo dawladii somalia ka tagtay oo maanta howl geli kara marka laga reebo mid iyo labo fadhi ku dirir ah calshaan ma ahan tangi socod geli kara ta labaad sida weriyuhu u tangigu waa madaaficda goobta wuxuu alway yaallaa taliska aagiisa waxaana ka horeeya ciidanka lugta iyo qoryaha gawaadhida saaran isku soo xooriyoo galkacayo waxaa yaalla 3 tangi fadhi ku dirir ah mana jiraan tangiyo ka dagaalamay sool xaqiiqdu waa sidaa

  3. jaamac says:

    jamhuuriyada federalka soomaliland kkkkkkkkk JEEGAANTU WAXAYSAN FILAYN BAA KU DHACAY KKKKK SNM ,waxay ladagaleen dawladii siyaadbare oo ilka ;laga siibay konfur iyo xamarna dagal looga furay markaa waxay moodeen in ay yihiin awood aan lahawaysan karin laakiin shalay tukaraq waxay ku arkeen wax tas ka duwan.

  4. Mo abdi says:

    Balanteenu waa caynaba iyo ka shishe..jeegaanta is xajiya weli la isma gaarin hhhhh…eray xun idin oran maayo oo digashada ma wanaagsana lkn ordoo baqtigiina ka soo urursada meesha qarmuunkiisii baan ka joogi la nahay

  5. dhashii SNM says:

    kkkkkkkkkkkk faqash badawsana taagigu miyaanu ahayn halka gaadiid ee furin ka dagalama miyaanu ahayn kuu ciidanka furintu kaga dhuunto xabada si uu hore ugu socdo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kulaha waa hubka tiirada dheer balse been ayaad ka sheegtay midaas taagigu maba toogan karo waxan hor joogin si uu wax u bur buriyona waa inuu arkaa waxa uu beegsanayo taasbaana kuu cadaynaysa anaanu inuu gaadiid ugu dabeeyo iska daaye uu yahay shayga ugu horeeyaa ee furin taga taagigu kkkkkkkkk waar show dad badaw ah ayaa ifka ku nool weli oo aan hubkaba kala saari karin ma BM baa markuu gaadiid ugu dambaynayo mise gaadhi gantaal saaranyahay ayaad u haysata caalamka waxa ugu badan ee la gubo ama la qabsado taangibaa ugu dhibco badan si fududna waa lagu qabsada si fududna waa loo gubaa badawyahay iska saxa hadalka ciilku idinka keeney




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...