dahabshiil

Deg Deg:Warbixin Kooban Khasaaraha Jeegaanta Ka Soo Gaadhay Dagaalkii Tukaraq,iyo Qabiilka U Badan Ku Hoobtay,

Kadib Dagaal Culus oo Soconayey In ka Badan 10 Saacadood oo Xidhiidh ah Ciidamada Puntland Waxay la Wareegeen Deegaanka Tukaraq ee Bariga Gobolka Sool.iyagoona markii danbe qaab xeelad dagaal uga baxay tukaraq  islamarkaana hada ay qolo kasta dhan ka fadhino tukaraq.

 

Khasaaraha dagaalkan dhanka Cadowga  waxaa soo gaadhay  mid aan hore loo maqal islamarkaana ku noqday  mid ay liqi waayen Maamulka Jeegaanka,ee Muuse Biixi Hogaamiyo.

 

Inta La xajiiyay  Maamulka Hargeisa ee Jeegaanta waxaa dagaalkaasi kakag dhintay 45 Askari 57 kalana wey ku dhaawacmen.

 

Sarakiisha ku dhimatay  dagaalkan ayaa ah 9 ugu sareeyo Kornayl Maxamud Daaa uud.iyo sideed ka hoseeyay oo si qorshaysan loogu soo weeraray fadhiisin ay lahaayen.

 

Beelaha ay ka soo kala jeedaan  45 Maamulka SNM Kaga dhimatay dagaalkaasi ayaa kala ah.13 Habar jeclo 17 Sacad Muuse Beesha Muuse Biixi.8 Samaron.2 dhulbahante.3 Samaroon.1 Ciise ,mid kale Sacad Muuse,

 

Khasaaraha waxaa dheer gadiid dagaal oo afar ah oo laga qabsaday maamulka SNM Ee Jeegaanta

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Hablaha harti iman ayan ee calanka somaliya porno ku mstalay says:

    Kkkkkkkk

  2. Mo abdi says:

    Hablaha harti waa kuwa ugu qiimo badan somalia ee bal kuwiina ka waran bar go’a lagu habeeyo hhhhh adr hadii xabadii aad wax ku qaadi waysay ma dumarka caydooda baad meesha la soo fadhiisatayå..awalba iidor daba jilic ayaad ahayd

  3. xamdi says:

    baga abihin was idoor iyo inta lasocota yaba id gadhay




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...