dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Horgaladii Dhulbahante Oo Baroor Diiq Ugu Tegay Maleeshiyaadkii SNM EE Shalay La Xasuuqay.

Waxaa maanta gaadhay Buundada Gambadho oo u Ah Dhufays maleeshiyaadka SNM Horgalada Dhulbahante Ee U Shaqeeya maamulka jeegaanta Kuwaaso Si Baroor Diiq ah Ugu tegay maleeshiyaadkii SNM ee Shalay lagu Dhuftay Dharbaaxada Kulul.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha Barlamaanka SNM Horgal Baashe iyo wasiirka Biyaha SNM Saleebaan cali koore ayaa Jiida Ku booqday maleeshiyada SNM Iyagoona Si Eedeb leh Uga Hadlay Wixii ka dhacay jiidaasi Shalay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 23)

  1. Dhalan dhool says:

    Saaka madaafiic baa lagu riday markay yimaadeen say kabahah ka carareen horgaladu saaladaa kaa daadatay hhhh

  2. Halgan. says:

    Wasiirka biyaha ciidamada furunta maxaa geeyay ninka ciidanada harti dukaanka ku ah iyo xuduudaha beenta ee citiraafka raadinaya waayaab wali dagaal raadinaya oo kuwa dhulbahante ee isaaq lasocda maxa sI ka ah mise waa cabsanyihiin. Waayaab bil ramadaan isaaq wali citiraafka ka raadinaya deegaanada kablalalx cajiib cajiib cajiib

  3. Halgan. says:

    Wasiirka biyaha ciidamada furunta maxaa geeyay ninka ciidanada harti dukaanka ku ah iyo xuduudaha beenta ee citiraafka raadinaya waayaab wali dagaal raadinaya oo kuwa dhulbahante ee isaaq lasocda maxa sI ka ah mise waa cabsanyihiin. Waayaab bil ramadaan isaaq wali .citiraafka ka raadinaya deegaanada kablalalx cajiib cajiib cajiib..

  4. Guulwade says:

    Hargaysa ninka kasoo dilay 2018 wali dagaal uciilqaba oo moorgan iyo garoowe uhanjabaya soo ma oga in dhulbahante iyo majeerteen walaalo yihiin. Waayaab nimanka isaaq maxaa ka khaldan waxay raadinaya an ee garoowe laascaano maxaa lagalumay hanjabada cayda iyo iskudexqarinta deegaanada darood maxay karabaan waxaad arkidoontaan iyagoo leh waana la laayay Marka horana iyagaa daandaansiga wada wàayaab dad aan xishoonayn. ..

  5. Guluf says:

    Majeerteen dhulbahante war sang Ali leelkase mareexaan waa walaalo ninka isaaq ee sool dhextaagan ee askari baan ahay yiri waa mid isqarxinaya waa ashabaab deegaanka darood warhooy iskadaaya shaydaan baa been usheegay iyo heesaha.caqliga odayga waxay kadhwxkalumaysanayaan deegaanka darood ismaaciil saad ku joogtaan way adagtahay waxaase hubaa lain dhulbahante israaco ceeb baa idinkaraacidoonta waalayaabay ninka yiri garoowe waa in laburburiyaa. Aduun aduun hadii caalamka diiday ma waxay moodeen in citiraaf lagu helo garoowe qabsan waayaab ..

  6. Caynaba Car Dhacso says:

    Meeyee dhabayacadii faanka badnayd miyay dhuunteen saakaaa kkkkk soowkuwii lahaa TUKraq baan qabsanay kkkkkk waleee bakhtigoodiibay ka yaaceeen

    Hhhjhhhhjhhhhhhhh

  7. Hugun says:

    Hargaysa ninka kasoo dilay 2018 wali dagaal uciilqaba oo moorgan iyo garoowe uhanjabaya soo ma oga in dhulbahante iyo majeerteen walaalo yihiin. Waayaab nimanka isaaq maxaa ka khaldan waxay raadinaya an ee garoowe laascaano maxaa lagalumay hanjabada cayda iyo iskudexqarinta deegaanada darood maxay karabaan waxaad arkidoontaan iyagoo leh waana la laayay Marka horana iyagaa daandaansiga wada wàayaab dad aan xishoonayn. ..

  8. Guulwade says:

    Wasiirka biyaha ciidamada furunta maxaa geeyay ninka ciidanada harti dukaanka ku ah iyo xuduudaha beenta ee citiraafka raadinaya waayaab wali dagaal raadinaya oo kuwa dhulbahante ee isaaq lasocda maxa sI ka ah mise waa cabsanyihiin. Waayaab bil ramadaan isaaq wali .citiraafka ka raadinaya deegaanada kablalalx cajiib cajiib cajiib..

  9. khaatumo haanoolaatoo says:

    horgale dayuus ilmada ceshada karbaashaka xaq u dirirku inka
    waydinku soconaya idinka iyo huunada kaso dhooftay gebilay iyo hargaysa waaaaaaw
    adirabiga rasaas kabarye kuraaxayso reenka kaaraha kkkkkkk

  10. Aarka hargaysa says:

    War sugan dhimashada puntland 74 askari oo 7 sarkaal kujiraan somaliland 12 askari oo 1sarkaal kujiro hubka lakala qabsaday puntland 7 tikniko ah oo 1 kaare kujiro somaliland 1 beebee God qaboobe waxaa ku sugan somaliland dhaawacu tiro male waa cidii camaaray NO faan

  11. Warsame says:

    Xiligii Horgalku waa dhamaaday sheekadu dagaal Isir ah bay maraysaa war Xabadu yaanay idin leefine meesha ka carara

  12. Aarka hargaysa says:

    Wixii 6 bilood lasoo abaabulayay ciidan beleed Wali tukoraq idho maysaarin waliba somaliland oo dabaaldag kumashquulsan

  13. Aarka hargaysa says:

    Anagu af qabiil kumahadalno viva somaliland walee iidoor waa libaaxyo

  14. Aarka hargaysa says:

    Suldaan garoowe jooga oo muusanoow afka furtay sheegayna ragii puntland kagadhintay dagaalka iyo haybtooda daawasho wacan https://youtu.be/csv0oYHX3Hc

  15. dhashii SNM says:

    waa taas guushii naxdinta idinku hayd weliba ciidanka qaranka ee cududa adagi way dhafeen tukaraq waxana ay qabsadeen sidii lagu yaqaanayba goobo cusub oo puqland dib looga riixday faankii uu soo dhamaday viva qaranka somaliland weligiina hadad walatan somaliland kama guulaysan doontaan xaqeedana cidna kama baryeyso iyo ilaalinta shacabkeeda barakaysan

  16. Aarka hargaysa says:

    Wabsaydyadii somalida oo la sogaliyay puntland hubkii iyo maxabiis 20 ah iyo babuur kadaawo borame news iyo burco news 📰 hawareegto giraantu hadii farkale lafiiqana ilaa gaalkacayo

  17. Aarka hargaysa says:

    Dhashii SNM daawo sxb suldaankaa garoowe kaadhax muusanaabaya https://youtu.be/csv0oYHX3Hc

  18. Aarka hargaysa says:

    Walee IIDOOR waa rag reero daarood kuxaar ayaa lobixinayaa tukoraq magacii waa laga badalnay

  19. Wiil-Omar-Wacays says:

    Dhulbahante maxa idin geeliyay mesha daawada

  20. Libaan says:

    Abidkay ma arag iidoor dagaal cid ku jebiyey taariikhda laguma hayo iidoor sii cararaya oo leh waar hayaayey waar wuxu waa maxay ay keeneen. Waxaa uGu dambeeyeey kii RRU da oo Hargeysa ku galeen dib dabana u soo laaban.Hadda magaca RRU waa ka sasaan Sas bay ka qaadeen …

  21. Libaan says:

    Waa hal nin. Kani weligiiba horgal buu ahaa.Waa la yaqaan ninkan. iidoorkuna ogaan bay u soo hormariyaan isaga.ma fahamteen itaal waa siyaasad !

  22. xamdi says:

    san u jecelahay daba qodhiga in lalayo war hedh maxa logu ridi wayay hal madhfac

  23. mohaned kariye says:

    Walee waxaan la yaabanahay jannadda kuwa dabaqoodhiga dhulbahante leeyiihiin jibril abokarka gabilay ka yimid ee tukaraq ku nafwaayay baagalayaa kuwa hartina ka qadayaan baan garanwaayey.shaly faratoon oo diiday inuu u hambalyeeyo 18may
    Waxaa la yiri gaadhiga fuuli maysid
    Ilaa aad ka hadasho 18may.shalay credit baan ku siiyay fartuun.waxaad kaheli karaa boorame news.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...