dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Beesha Habar Yoonis Oo Burco Ka Taageeray Puntland Dhirbaxadii Shalay Jeegaanta Ku Dhacday.

Waxaa magaalada burco xarunta gobolka togdheer maanta shir ku yeeshay dhalinyarada beesha sacad yoonis kuwaaso ka hadlay arrimo badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu horeen dhalinyaradan waxaa ay uga digen maamulka muuse biixi iyo odayaal beesha ah oo laalush soo qaatay in ay faro galiyaan abaabulka iyo dhaqdhaqaaqa uu wado kornayl caare islamarkaana waxaa ay sheegen inay taageersan yihiin ciidamada habar yoonis ee ku jira jiida uuna hogaaminaayo caare kuna sugan gobolka sanaag qeybo kamid ah.

 

Dhanka kale waxaa ay soodhaweeyen dharbaxadii shalay ku dhacday maleeshiyaadka muuse bixii ee tukaraq iyagoona sheegay in puntland ku mahadsan tahay islamarkaana dhulku uusan xuduud aheene dadku xuduud yahay oo dal iyo dad aysan lahayn ay ku duuleen maamulka jeegaantu.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    JEEGAANTU BEENTII TOLLA”YDII WAA LAGU FAHMAY. VIVA SOMALIWEEYN
    GUUUUUUUUUUUUL

  2. axmed says:

    Waa dad la dumey, la Xasuuqay, xaq bey u leeyihiin in garab la siiyo, waxa lagu sameeyey aad baa looga naxey, Caruur yaryar ah oo askartu tuur tuureyso, wali waxaan la arag.




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...