dahabshiil

DAAWO;-Xaalada Tukaraq Oo Kacsan Iyo Puntland Keentay tiknikadii Ugu Badnayd Muqaalkii Ugu Dambeeyay

Waxaa tanyo Shalay Kusoo qulqulaya jiidaha Dagaalka Ee Tukaraq ciidamo Tirobadan oo katirsan Puntland,kadib Markii dagaal Faraha looga Gubtay Shalay ku dhexmaray maleeshiyada SNM Iyo Maamulka puntland.

dagaalkan Oo Khasaare Badankasoo gaadhay Somaliland Islamarkaana gawaadhi badan oo Kuwa dagaalka lagaga qabsaday Ayaa saaka waxaa Lagu Arkayaa jiidaha dagaalka ciidamadii ugu badnaa Kusoo Qulqulayaan jiidaha dagaalka

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Mo abdi says:

    Guulaysta xaq u dirirka pntlnd

  2. Samaale says:

    Kkkkkkkkk

  3. LAFARUUGAAWI says:

    Qolodayadii reer sheekh isaxaaq waq baa naga raacday dagaalkii tukaraq

  4. Lafaruugaawi says:

    Kastuumooyin web Faqash Lafaruugaawi seminar military ayaa U AE loogu diray ee copy cat 😸s car qofka LAFARUUGAAWI soo qoray ha dhaho (viva somaliland) .Ramadaan Karim inaan web dhintey wax ku soo qoro waan ka barmoosee.
    Guul geesiyaasha ciidamada qaranka somaliland ee Faqashtii isa soo maqiiqday kabashkabash iyo inay macawisuu ka daataan baday ee (maydkoodii iyo dhaawacoodiina guran kari waayay).
    Viva Republic of somaliland.




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...