dahabshiil

Daawo Video:Wariye Reer Puntland Ah Oo Muqaal yaab leh Ka Diyaariyay Jabkii Shalay Maleeshiyaadka Somaliland Ka Raacay Tukaraq iyo Ciidamada Puntland Oo Ku Damashaadaya Tukaraq.

Wariye Ka tirsan Puntalnd ayaa muqaal yaab leh ka Diyaariyay dagaalkii Shalay Dhexmaray maleeshiyaadka Somaliland  iyo Ciidamada Puntland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Dhab ka hadal says:

    https://www.facebook.com/saabtv/videos/831420207058813/ ama rumayso ama ha rumaysan halkaasii waa tukaraq oo si nabada loogu tax taxaashinayo khaatumo waa laygu yidhi kabax adigu ilo wareedyo noogu dir saw carro Dhulbahante maaha kkkk Axmed Laari ayaa yaabay

  2. Maygaagle says:

    Dhab ka hadal
    Tukaraq ma tan siciid dheere ku dhex lugeynayaa mise waa gaadhiga miyiga cidlada taagan ee nuux taani, wasiir dhuusaweyne iyo feedh macaansade hoos taagan yhiin videoga puntlandtv ka daawo tukaraq oo ciidankii puntland ku damashadayaan jeneral siciid dheere oo ku dhex lugeynaya hubkii iyo beebee yaashii snm laga furtay iyo teknikadii puntland gawaadhida taangiyada canvases VIVA WERIYE RASAAS OO KA SOO JEEDA DEGAANKA TUKARAQ, BOOCAME IYO LAASKA KKKKKK

  3. Maygaagle says:

    Durba heestii hoos ma loo dhigay kkk nafeey nin ku doonay kuwaa tomorrow iyo gamadhe

  4. Somali Boy says:

    Idoor maxaa ka raacay kkkkkk
    waxaan u jeedaa landheere saciid dheere oo magaaladisii tukaraq lugaynaya.
    next is lascaanood
    gobonimo tolkay Harti oodhan.

  5. Libaan says:

    iidoor imisaanu lahayn waar hooy rag hore ismaydaan arage Buushihiina hargaysa iskaga cuna waa beenta iyo dhalanteed isku maaweeliya

  6. Libaan says:

    Gobanimo iyo Guul Harti iyo Daarood iyo Somali oo dhan




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...