dahabshiil

DAAWO;-Puntland Oo soobandhigtay Taliyihii Ciidanka Somaliland Iyo 19 Gaadhi ay kuqabsadeen Dagaalka

Godoomiyaha Gobolka nugaal Faraweyne Oo Warbaahinta Kula Hadlayay jiida dagaalka Ee Tukaraq Ayaa Ka warbxiyay Maxaabiis Iyoo gaadiidka Dagaalka Ay Ka qabsadeen Maleeshiyada Somaliland Kadib dagaalkii Shalay ku dhexmaray Labada maamul ee puntland Somaliland

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 37)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Waaa uun iska faankii lagu yaqiinay daaroodka kkkkkkkkkkk tukaraq meel ku sheegaa saaxiibayaal waydinkii qabsaday shalaye

    Hhhhhhhhhhh

  2. Aarka hargaysa says:

    Beeney waa run sawiro halamash siigo kicinaysa hanoo soo sawirinee daawada waaka warkii runta ahaa oo video 📹 ah https://youtu.be/Hp2UTfLQs1o

    • MrSomali says:

      Waa Arin qofkii caqli lihi ka Runtii Dagaal xal maaha , waana arin laga xumaado in Somali maanta rasaaas isla dhacayso , waar caqligu ha shaqeeyo oo nabad iyo wadahadal wax walba ha lagu dhameeyo , anigu ma arkayo maanta wax laysku dilo , , halkii umada horumar iyo isku soo dhaweyn laga shaqayn lahaa in Maanta aad rasaas isla dhacdaan waa Khalad weyn .. waa in musheekhdu arinkan ka hadashaa sida Sheekh DIRIR , SHEEKH UMAL , SHEEKH MUSTAFE .. dhiig wiilal somaliyed oo bishan barakaysa ama sideedaba la daadiyaa waa xaaraan .. bal caqligu ha shaqeeyo labada dhinacba
      murugoodo waayo Dagaal xal maaha , waana arin laga xumaado in Somali maanta rasaaas isla dhacayso , waar caqligu ha shaqeeyo oo nabad iyo wadahadal wax walba ha lagu dhameeyo , anigu ma arkayo maanta wax laysku dilo , , halkii umada horumar iyo isku soo dhaweyn laga shaqayn lahaa in Maanta aad rasaas isla dhacdaan waa Khalad weyn .. waa in musheekhdu arinkan ka hadashaa sida Sheekh DIRIR , SHEEKH UMAL , SHEEKH MUSTAFE .. dhiig wiilal somaliyed oo bishan barakaysa ama sideedaba la daadiyaa waa xaaraan .. bal caqligu ha shaqeeyo labada dhinacba

  3. Aarka hargaysa says:

    Video 📹 daawada runtu wataa kolba sawiro iyo nin barxadii garoowe kahadlaya hanokeninee. https://youtu.be/Hp2UTfLQs1o

  4. Aarka hargaysa says:

    Waar aawaye halamashti iyo kuwii halkan waxkuqori jiray waxkadhaha tuuladii tukoraq oo magacii lagabadalay oo lobixiyay Daarood kuxaar 2 daawasho wacan video 📹 live https://youtu.be/Hp2UTfLQs1o

    • Cabdiqani says:

      Aarka Hargeysa (dhabayaco beenaale ah magaca Hargeysa wata baa tahay)

      Adiga sheekadaada waanu fahamnay. Laakin adeer hais daalin. Reer Somaliland waa reer Somaliland dalkoodana waa difaacayaan qolada ay doonaan ha ahaadeen ee.

  5. Aarka hargaysa says:

    Anagu sawiro is kuma dhadhajino video 📹 ayaanu sodhignaa https://youtu.be/Hp2UTfLQs1o

  6. Ahmed mire copyright says:

    Odeygan hadlya wax cad na tus ku dheh sawiro goorma iyo warka goorma laga tagey waliba anigu jeegaanta waan kasoo horjeedaa dagaalka ay wadaan
    Aarka hargeisa yaabey

  7. Ahmed mire copyright says:

    Jeegaantu way xoogeysatey dhul horleh ayay kusii fideenba
    Odeygan hadlya kulaha tukaraq dhbarkeedaan jooga anigeygaas ayaa hadda odhan kara Tukaraqban jooga
    Aarka hargeisa yaabey down jeegaanta longlifesomaliland

  8. Ahmed mire copyright says:

    Aarka hargeisa Tukarqban jooga hadda ciidanka somaliland inaan dib usoo raro ayaanu u joogna gudoomiye cirro ayaa ila socda

  9. Aarka hargaysa says:

    Axmad mire sxb garxajis dagaalkii gal markuu arkay xasiidii oo xaalku kuxun yahay kaaraha qabaa kadhacday sxb

  10. Ahmed mire copyright says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Aarka hargaysa says:

    Isaaq murmaya ayay kudagmeen miyaanay ogayn in marka meeshishe wax kahilaacaan in dhan loo wada jeesto walaahi been sheegi maayo waxaan waraystay mid aanu ilmaadeer nahay waxaan ka waraysatay dagaalka dhimashada halamash 70 korbay udhaaftay somaliland 12 askari iyo sarkaal ayaa kagadhintay

  12. Ahmed mire copyright says:

    Waar haaye anigu waxan layaabey ninkan muska dabada saarey ee kuleh Tukaraqban joogo dee magaalada camerada noogu leexi dheh

  13. Aarka hargaysa says:

    Waardee soo baxa yaa ciyaala halamash maxaad ladhumanaysaan ragu waa jabaa waana kabmaaye imika intee bilood ayaad iskusoo abaabulaysaan oo aanu idin sugnaa imika waxaad isasoo abaabulayseen 4 bilood hada waxaan filayaa 4sano inaad maqnaanaysaan

  14. Aarka hargaysa says:

    Waa qosol halamashtu musbuu dabada galiyoo kyleyahay tukoraq kkkkkkk(kkkkkkkkkkk

  15. soil says:

    kkkkkkkkklk

  16. cabdiqani ismaaciil says:

    kkkkkk waar way cadaatay in putland dagaalka lagaga adkaaday marhaday cadaymo u waayeeen guushii ay sheganayeen iyo beentii badnayd sonaliland viedo bay keentay

  17. geesi somali says:

    AXMED MIRE TUKARAQ SOMALILANDBA JOOGTA WALIBA KA SHEWHSE BAY JOOGAAN

  18. bile says:

    geesi somalilnd maad iska tidhaadid itaal baaska isaso qari buu isleeyahay ha lagu rumaystee.Wuxuu soo qaatay Geesi Somali. waxaana sii kashifay Tukaraq Somalilandba joogta axmed Mire.iidoor sidaasaad ku garataa isga iskashifaya farsama xumada

  19. Cabdiqani says:

    Maalinti Cabdiweli Gaas iyo Butland todobaatan (70) tikniko ku weerareen tuulada Qoriley oo ay ku laayeen caruurta, dumarka iyo odayaasha, maalintaasa uu dambaysay dulqaad Dhulbahante, maalintaas baa halka uu dambaysay dulqaad Somaliland.

    Jamhuuriyada Somaliland dalkeeda iyo dadkeeda way difaacanaysaa, taako ka mid ah degaan Dhulbahante xita hadi uu Nugaalta Somalia ku yaalo oo aanu ka hadhayno ma jirto. Not one centimeter baanu ka hadhaynaa.

    GUUL SOMALILAND, Budland ha burburto, budland ha dhintaan.

  20. bile says:

    Ka Bisad hargaysa youtube copy -geedii buu bartay.Jaahil dhegaweyn buu iska haan jiray website-kan Khaatumo ku ilbaxay ee dadka ilabaxa ahi soo galaan.Hadda youtube soo turaya oo uu bartay.

  21. Mo abdi says:

    Waryaada iidoori ma cabsan tihiin…hhhh ordoo baakhtiina meesha ka soo aruuriya…soo ma jeestayaasha pntlnd kaartadii laaska lagu geli lahaa ayay ka xaajoonayaan next stop laska markaan caynaba gaarana dee sidii caadada idiin ahayd ilka castii iidooriya ileen laan dheere banaan dagay ayaan ahaye

  22. Ahmed mire copyright says:

    Taariikhda lama sheegin Iidoor dagaal ku jabey taariikhdu iyada is qorta!!!
    Ababiinaa down jeeganta longlifesomaliland
    Gudoomiye cirro oo soo bookhan doona maalinta berri ah fadhiisimda ciidanka qaranka ee Tukaraq

  23. Ahmed mire copyright says:

    Idoor dhul qabsada mooye weligii taako lagamama murmin,
    Down muuse shaani kkkkkkkkkkkkkk

  24. Binary Operation says:

    Somaliland oo soo bandhigtay saanadihii majeerteeniya lagaga qabsaday tukaraq, sharaxdayna jabka weyn ee majeerteeniya ku dhacay.

    ciidanka somaliland haatan wuxuu ka qabsaday tuulada god qaboobe majeerteeniya waxayna wax yar u jiraan tuulada kale ee faliidh yaale oo madaxa ku haysa buurowadal.

  25. Binary Operation says:

    https://www.youtube.com/watch?v=Hp2UTfLQs1o

    • MrSomali says:

      Waa Arin qofkii caqli lihi ka Murugoodo, in maanta dhiig wiilal Somaliyed maalaayacni ku daato, Runtii Dagaal xal maaha , waana arin laga xumaado in Somali maanta rasaaas isla dhacayso , waar caqligu ha shaqeeyo oo nabad iyo wadahadal wax walba ha lagu dhameeyo , anigu ma arkayo maanta wax laysku dilo , , halkii umada horumar iyo isku soo dhaweyn laga shaqayn lahaa in Maanta aad rasaas isla dhacdaan waa Khalad weyn .. waa in musheekhdu arinkan ka hadashaa sida Sheekh DIRIR , SHEEKH UMAL , SHEEKH MUSTAFE .. dhiig wiilal somaliyed oo bishan barakaysa ama sideedaba la daadiyaa waa xaaraan .. bal caqligu ha shaqeeyo labada dhinacba
      murugoodo waayo Dagaal xal maaha , waana arin laga xumaado in Somali maanta rasaaas isla dhacayso , waar caqligu ha shaqeeyo oo nabad iyo wadahadal wax walba ha lagu dhameeyo , anigu ma arkayo maanta wax laysku dilo , , halkii umada horumar iyo isku soo dhaweyn laga shaqayn lahaa in Maanta aad rasaas isla dhacdaan waa Khalad weyn .. waa in musheekhdu arinkan ka hadashaa sida Sheekh DIRIR , SHEEKH UMAL , SHEEKH MUSTAFE .. dhiig wiilal somaliyed oo bishan barakaysa ama sideedaba la daadiyaa waa xaaraan .. bal caqligu ha shaqeeyo labada dhinacba

  26. Binary Operation says:

    Ahmed Mire

    inadeer daawo jabkii shalay ku dhacay majeerteen.

    inaga dhaaf beenta qolyahani mal maluuqaan.

    Somaliland oo soo bandhigtay saanadihii majeerteeniya lagaga qabsaday tukaraq, sharaxdayna jabka weyn ee majeerteeniya ku dhacay.

    https://www.youtube.com/watch?v=Hp2UTfLQs1o

  27. Leelkase says:

    Wallahi Somaliland dad gob ah waaye maxa yeelay taliyahooda waa qarinaya dhimashada dhinaca Puntland.

    Aniga xogta waa haya waana fahmaya sababta taliyaha Somaliland uu qarinahayo waxa jira maxa yeelay, Allah iga sareeya ina arkaya, runta waxa tahay dhimashada ciidanka Puntland hadi aan halkan idin ka sheego dad badan ayaa naxaya oo wallahi ah wallahi wax naxdin leh ayaa ka dhacay meeshataas waana maalin aad uu madow Puntland. Wax aan wanaagsanayn ayaa ka dhacay meeshataas.

  28. Aarka hargaysa says:

    Binary Operation sxb warku waa sidaa aad sheegtay sawiro laysku dardaray mashaqaynayso warku waa cadyahay guuuuuuuuul somaliland

  29. Salebaan says:

    War naxdin leh hada Garowe iga soo gaaray

    Allah ha uu naxariiste General Siiciid Dheere waa ku dhintay dagaalki dhacay.

  30. Darwiish 1 says:

    Subxaana Allah Waar wa Ramadan naftiina ka badbaadiya naarta oo ha farxina dad muslin ah oo is gumaadaya

  31. MrSomali says:

    Waa Arin qofkii caqli lihi ka Murugoodo, in maanta dhiig wiilal Somaliyed maalaayacni ku daato, Runtii Dagaal xal maaha , waana arin laga xumaado in Somali maanta rasaaas isla dhacayso , waar caqligu ha shaqeeyo oo nabad iyo wadahadal wax walba ha lagu dhameeyo , anigu ma arkayo maanta wax laysku dilo , , halkii umada horumar iyo isku soo dhaweyn laga shaqayn lahaa in Maanta aad rasaas isla dhacdaan waa Khalad weyn .. waa in musheekhdu arinkan ka hadashaa sida Sheekh DIRIR , SHEEKH UMAL , SHEEKH MUSTAFE .. dhiig wiilal somaliyed oo bishan barakaysa ama sideedaba la daadiyaa waa xaaraan .. bal caqligu ha shaqeeyo labada dhinacba
    murugoodo waayo Dagaal xal maaha , waana arin laga xumaado in Somali maanta rasaaas isla dhacayso , waar caqligu ha shaqeeyo oo nabad iyo wadahadal wax walba ha lagu dhameeyo , anigu ma arkayo maanta wax laysku dilo , , halkii umada horumar iyo isku soo dhaweyn laga shaqayn lahaa in Maanta aad rasaas isla dhacdaan waa Khalad weyn .. waa in musheekhdu arinkan ka hadashaa sida Sheekh DIRIR , SHEEKH UMAL , SHEEKH MUSTAFE .. dhiig wiilal somaliyed oo bishan barakaysa ama sideedaba la daadiyaa waa xaaraan .. bal caqligu ha shaqeeyo labada dhinacba

  32. Binary Operation says:

    Dagaal ka kii soo qaaday ba dambigiisa leh.

    Inagoo ku guda jirna xuska 18 May ba dagaal gaadmo ah nalagu soo qaaday dee wixii meesha ka dhacay na waa loo wada jooga.

    Kii soo qaada ku jabay kumuuse faa’idin.

    Majeerteen waa naago faan yaqaan runse liqin. Dhimasho ka sokow fadhiisinkii difaaca u ahaa puntland baa gacanta lagu dhigay oo faliidhyaale baa la isku horfadhiyaa.

    Waxaana suurogal ah haduu dagaalku sii socdo oo
    Majeerteen soo laalaabto in buurowadal la is Eryan doono oo xabadu garoowe ku dambayn doonto.

  33. axmed says:

    Annagu hadaan nahey Sacad yoonis, deris baan nahey Puntland, Gardarrada waxaa iska leh ragan jeegaanta la baxey, gacan baan siineynaa Puntland. hala edbiyo kuwa Hargeysa ka soo duuley.

  34. Xassan diridhaba says:

    Maaha inaad faanto AMA waxaad jeceshay Shegto balse idaacada waalida iyo ninkii Walaa ee Tukaday celeb maha hadii Lugu yiraahdo waa nin walan waxaad Tahay baad tahay all Puntland waa xasan oo idinleh kaantroolkan taganay qx qx qxpuntland

Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...