dahabshiil

Beesha Garxajis Oo Abaabulaysa Dharbaaxo Ka Darantii Jeegaanta Tukaraq Kaga Dhacday.

Isimaada Siyaasiyiinta iyo Xubnaha kale Beesha Garxajis Ayaa wada Abaabul xoog leh oo Looga Soo Hor jeedo  Maamulka Jeegaanta Ee muuse Biixi.

 

Magaalada Ceerigaabo gaar ahaan Deeganaada Beesha habar yoonis waxaa Ka socda abaabul ciidan Urursi ah oo Beeshaasi Doonayso inay Dhamaan deegaankeeda uga saarto taliska Jeegaanta Dibada.

 

Sidoo kale Dalka dibadiisa waxaa ka soconaaya abaabul xoog leh oo jaaliyadda Beelaha Garxajis kawadan kaaso lagu garab istaagaayo Kacdoonka Beesha garxajis.

 

Beelaha Garxajis Ayaan Kaalin Muuqato Ku lahayn Xiligan dagaalka ka socda Tukaraq Siiba Beesha Habar yoonis Oo Guud ahaan kala Baxday Jiida  Ciidankeedii.

 

Docda Kale Beesha garxajis ayaa talo ku gaadhay in af iyo adin Midna aan lagu darsan dagaalka U dhexeeya Hartiga iyo Jeegaanta ee ka socda Tukaraq

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Dhalan dhool says:

    Waan soo dhawaynaynaa beesha garxajis hadaan nahay beesha Harti wixii taaceero ahna diyaar baan idiinla nahay

  2. Warsame says:

    War nimankaa hala soo dhaweeyo
    Waa laandhere hadaba wararkii udanbeeyay waxay sheegayaan in MR Caare uu kusoo biirayo ciidamada Daraawiishta
    Kkkkk
    Ceerigaabaana 18my lagama xusin Burcana barigeda uunbaa xoogaa Habarjeclo ahi isugu soo baxeen Jeegaantii waa looyaaba

  3. Aarka hargaysa says:

    Niyadaad kudhisataan miyaa shekadaa kkkkkkkkk kkkkkkk kkkkkkkkk kk

  4. Aarka hargaysa says:

    Tukoraq anaa haysta iyo God qaboobe xiniinyay doontay daarood kuxaar cusub ayaan ubixinayaa God qaboobe

  5. Qaadiro says:

    God qaboobe meydkii puntland baa daadsan

  6. Yusuf says:

    Anigaa HargYoonis ah oo aan dagaalka ay Somaliya ku soo qaadey Somaliland ka hadheeyn ee waliba xagga hore kaga jira ee riwaadda iyo hadalka jilicsna joojiya.

  7. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    GACMO FURAN KUSOO DHAWAADA HABAR YOONISEEY KUNA SAMRA DHARBAAXADII KU DHACDAY JEEGAANTA UU JAAHILKA HOGAAMIYO.
    VIVA SOMALIWEEYN




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...