dahabshiil

Beesha Dhulbahante Oo Geesay Ciidankii Uga Badnaa Jiida iyo laascaanood Oo Dhankasta Ciidan laga Dhigay.

Beesha Dhulbahante Ayaa Jiida Hore Dagaalku ku dhexamaraayo Maleeshiyaadka Somaliland iyo Ciidamada Huwanta daarood Geesay Ciidan aad u Xoog badan oo isugu jira Kuwo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka Noocyadiisa kala duwan.

 

Ciidamadan ayaa ka kala yimid Cayn.sanaag Sool iyo Deegaano badan oo kamid ah Gobolada SSC Khaaatumo.

 

Dhinaca kale Magaalada laascaanood waxaa dhankasta laga dhigay ciidan si beelaysan u abaabulan oo garab la ah ciidamada huwanta daarood ee puntland xili jiidana uu ka socdo abaabul xoog leh.

 

Shacabka magaalada laascaanood ku dhex nool ayaa iyana sameeyay abaabul gudah magaalada ah waxana magalada lagu arkaya maleeshuyaadka snm oo gaaf wareegaya magaalada iyagoo dareenka shacabka baqdin ka qaba,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. farhia says:

    ilahay waxa u baryeya dhulbahante inuu ku guulayo dagaalka laaska ninkii sharwada sharkiisa ku noqdo idoor dharkooda allow ku celi

  2. Dhalan dhool says:

    Xiligii jamhada iidoorku dawladii barakaysnayd la dagaalamaysay waxaa igu maqaalo ah in ay ciyaalka iyo naaguhu dariiqyada magaalooyinka ciidanka ku shiideen.
    Marka reer laascaanood waa in ay sarqaamiinta jidadka ku baacsadaan qoryahana ay ka furtaan

  3. Aarka hargaysa says:

    Haweregto giraantu Wali tukoraq iyo God qaboobe anaa lawareegay

  4. xamdi says:

    bisad iska faan weliga wale doqnbad tahay inaf hadashiid maha

  5. Mustafe Daacad says:

    Idoorkii shaley wala kufsadey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxeyku wahseen hub Ayaan qabaney o meeh hubku ileen kaagii walsoo bandhigaye mise nin dhintay ayaa hub qabsada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Mustafe Daacad says:

    wWebkaan naag miyaa qorta jilicsaana waar hagunimo hadlin ee qor cidanka Puntland waxey daroodka dhan e mesha aad keentay ama harti dheh

  7. Muue says:

    Mar haddaan Daarood dusha ka fuulay dhuusadiisa waxba iga qaadimayso.. waa dameer iyo xaaladdiis.

  8. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    IIDOOR MAXAA KUSOO YEERAY WAAWAREEY.
    DHULBAHANTE XOROOBA MAANTAA JAANIS HEEYSATAANE OO GOWRACA QALDAANKA DHULKIINA HEEYSTA OO KA BAXA GUMEEYSIGA IIDOOR (JEEGAANTA).




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...