dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo:Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Dagaalka Tukaraq iyo Nuux Taani Oo laascaanood Orod Ku Soo Galay +Gadiid Gubanaya,

Waxaa wali Soconaaya dagaalkii saaka Ka qarxay Jiida Hore Tukaraq Kaaso ahaa dagaal Qorshaysan oo ay Soo Qaaden ciidamada Puntland Iyo Huwanta daarood oo isku dhinaca ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dagaalkan oo Markii hore laba aag Ka Bilowday oo kala Ah dhanka Boocame Xigta iyo dhanka Koonfurta Xigta Ee Tukaraq ayaa Hadana ka bilowday Qorax ka soo baxa,

 

Dagaalkan waxaa Ka dhashay Khasaare Dhimasho iyo dhaawac Iyadoona dhanka daaroodka iyo Maamulka puntland Goobaha Caafimaadka Looga dhex Sameeyay jiida Islamarkaana halkaasi lagu dabiibaayo halka dhaawaca SNM Loo Gudbinaayo dhankaasi iyo Burco,

 

Taliyaha Guud Ee Maleeshiyaadak SNM oo saaka Markii dagaalku Bilowday ku Sugnaa Tukaraq ayaa Ka soo cararay kadib markii uu Hayn waayay Cududa iyo Diryanka rasaas oo Ku Soodhawaaday tukaraq waxaana uu hada Nuux taani ku sugan yahay laascaanood.

 

Maleeshiyaadka Habowga ah ee SNM Ayaa sadex aag oo aysan Filayn waxaa Ka qabsaday dagaal Loo Adeegsanaayo hubka Noocyadiisa kala duwan

 

Saraakiisha Ciidanka Puntland waxaa ay Sheegen in Ay Jiran Gadiid Laga Gubay maleeshiyaadka iyo Hub Laga qabsadayba.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 22)

  1. Dhalan dhool says:

    Imisaanu abhinaynay oo lahayn waar ordayoo waad soo dhunteene deegaan kiini waad garanaysaane aada hadeeray calaacalkoodi caalamka ka bilaabayaan iyo daarood baa naxasuuqay

  2. jaamac says:

    ruug cadaagii soo rogaal celi. iidoor wagaashe iyo daarood ismnaail aynu eegno meesha ay ku kala baxaan maanta allaw kii roon reerka u reeb . harti koonbe somaliland ku filan

  3. Maygaagle says:

    Ciidanka waxay five days ku qabsan karaan xamar ciidanka qaranku wuxuu five minutes ku qabsan karaa garowe imisaanu waar inamadan injirta leh meydkooda ha fogeynina iyadoo afar bilood loo hakiyey xabada Keaton iyo beesha caalamka taaso shalay soo afjarantay isla shalayna xabadii kugu bilaabatay kugu socoto futada nuux taani mise tan ina kaahin mid uun ku carara

  4. Runsheeg says:

    Putlantii iyo huwantii darood waxa la sheegaya in maxaabiis badan iyo gaadiid laga gubay iyo kaare laga qabsaday horaa loo soconaya hada joogi Wayee putland Bal hadifacdeen

    • MrSomali says:

      Runsheeg ma tihide Nacas iyo been sheeg baad tahay .. dagaalkaas cid ka faa ideysa ma jirto .. Somali somali rasaas ku dilaya .. if iyo aakhiroba kheyr ma leh .. waliba bil ramadaan , walee in Ilaah kaa aqbalayn Puntland baan u dagaalmayayey ama Somaliland .. waar umada ha isku dirina .. waa saban jaahilku badan yahay .. waa in culumada Somaliyed arinkan ka hadashaa sida SHEEKH DIRIR , UMUL IYO SHEEKH MUSTAFE .. koley dagaal Somali is dilayso waa Masiibo walbe .. Nabaduna waa Qaali

  5. laascanood man says:

    waxan u rajaynaya idoor inuu midh ka hadhin

  6. Cali ciise says:

    War waxan wabkan qoraw xage daarood joga wilasha dhulbahante ee lagaga baxay dagaalka miya daarood noqday cajiib weye

    • MrSomali says:

      Waar umada qabiil ha isugu dirin ader .. Arinka aan la yaabay waa Umadaa Somalida ah ee Somaliland iyo Puntland ee maanta dagaalka khaladka ah ku jira .. labaduba ADDIS ABABA BAY U ordaan .. iyagoo is dilayaa .. taasi ma gar baa … Somali , somali dilaya oo leh Habashina u orday .. Gaas wuu ku ordaa addis ababa , sidoo kale muuse biihi … waa Saban yaab leh walee Waa SABAN UMADII SOMALIYE JAAHIL ISKU DIRAYO .. Waa Saban dadkii halkii horumar loo keni lahaa rasaas lala dhacayo .. waa Saban lagu farhayo somali somali dilaya .. iyada oo la leeyahay Habashida waa walaalkayo .. waar mee aaqoon yahankii somali .. meeday musheekhdii caanka ahayd sida sheekh DIRIR , SHEEKH UMUL SHEEKH MUSTAFE .. WAA Saban Umadii Somaliyed oo dhan jihawareer lagu riday .. waa Saban Somali somali dhibayo .. WAA TAARIIKH MADOW WALEE

  7. Caynaba Car Dhacso says:

    Tukaraq ka warama ma qabsateen dhabayacoy

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Mo abdi says:

    Hhhhh walle iidoor wax ka indha adag…war orodoo bakhtigiinii ka soo urursada tuqaraq iyo gambadha…walle ilaa iyo caynaba ma istaago ee idinkuna khiyaali isku daweeya viva pntlnd

  9. Dahir says:

    Waxaan dhageystey qudbaddii muuse jaahil oo calaacalaya oo oranaya waxaa na soo weerarey dawladda federaalka iyo isagoo ku catowaya in uu dagaalka noqondoono mid dabadheeraada ……………

    Wax badan baan idiin kaga waramey xaaladda soomaaliya gaar ahaan puntland iyo somaliland ….

    Dagaalkaan wuxuu gaarayaa burco ka dib waxaa sameysmaya maamulka ay ku mideysan yihiin Khatumo iyo Maakhir wuxuuna noqonayaa maamul goboleedka ugu ballaaran uguna awoodda ballan maamulada ka jira Soommaaliya ……….

    Waxaan u jeedaa dagaalkii qarniga boqol kun oo ciidan Daarood ah oo ku hubeysan 500 gaadiid dagaal oo isugu tegey burco oo wacad ku maraya in ay hargeysa cagta marinayaan , qaylo dhaan ka timid dawldaha deriska ah iyo beesha caalamka wuxuu ciidankaas degayaa yagoori iyagoo wacad ku maraya in ay tirtirayaan isaaq haddii aysan joojin gardarada ..

  10. Dahir says:

    Waxaan dhageystey qudbaddii muuse jaahil oo calaacalaya oo oranaya waxaa na soo weerarey dawladda federaalka iyo isagoo ku catowaya in uu dagaalka noqondoono mid dabadheeraada ……………

    Wax badan baan idiin kaga waramey xaaladda soomaaliya gaar ahaan puntland iyo somaliland ….

    Dagaalkaan wuxuu gaarayaa burco ka dib waxaa sameysmaya maamulka ay ku mideysan yihiin Khatumo iyo Maakhir wuxuuna noqonayaa maamul goboleedka ugu ballaaran uguna awoodda ballan maamulada ka jira Soommaaliya ……….

    Waxaan u jeedaa dagaalkii qarniga boqol kun oo ciidan Daarood ah oo ku hubeysan 1000 gaadiid dagaal oo isugu tegey burco oo wacad ku maraya in ay hargeysa cagta marinayaan , qaylo dhaan ka timid dawldaha deriska ah iyo beesha caalamka wuxuu ciidankaas degayaa yagoori iyagoo wacad ku maraya in ay tirtirayaan isaaq haddii aysan joojin gardarada ..

    • Binary Operation says:

      daahir

      wixiinu waa faata dhugleyn uun weeye, miyaanad waxba la socon.

      mise puntland tv ba kuugu waramay sidan? lol kkkkkkkkkkk

      waar xabadu tukaraq way ka gudubtay oo waxa laga maqlaya deegaamada ku dhow dhow buuro wadal iyo nawaaxigeeda.

      waxba noogama hadhsana inaan buuro wadal qabsano.

      already tukaraq iyo boocame gacantaanu ku dhignay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      hada buurowadal ba la iiga baqaya inaan ka qabsado majeerteen oo garoowe next battle ku ka dhaco. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Binary Operation says:

    warar dhex dhexaad ahi waxay sheegayaan in xabadu ka duruqday tukaraq oo hada laga maqlayo buurowadal iyo agagaarkeeda.

    kolka ciidanka qaranku wuxuu kusii wajahan yahay buurowadal.

    majeerteen waxay is moodeen inay sida khaatumo xabad tuuri karaan oo baxsan karaan.

    waar khaatumo deegaankeedii weeye, kolkay wax tuur tuuraan dee dadkooday ku dhex dhuuntaan, majeerteen se xaguu ku dhuuman, illeen waa laga neceb yahay caro dhulbahante? lol kkkkkkkk

    way isa soo qaad qaadeen xabadii ay bilaabeena nawaaxiga buurowadal bay joogta oo laga maqlaya, inaan garoowe galno wax yar baaba inooga hadhsan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • MrSomali says:

      PUNTLAND IYO SOMALILAND LABADUBA ADIS ABABA BAY KU ORDAAN .. BAL MIYAY UMADA DARYEELAAN OO NABADA ILAALIYAAN .. HABASHI MA WALAAL BAA .. SOMALI MA CADOW BAA YAAB inta anay somaliland iyo puntland is dilin bal caruurta darbi jiifka ee garoowe , hargeysa iyo muqdisho ku dhiban miyay daryeelaan .. wale Somali oo dhan god madow bay ku dhacday .. https://www.youtube.com/watch?v=5cgiRcTuOZ8

  12. CAYNABA CAR DHACSO says:

    Kkkkkkkkkkkkk

    • Faarax says:

      71 askari ciidanka Puntland ah ayaanu uu aasnay marki ay maydkooda ka carareen

      39 iyaga ah waa la haya oo maxabiis ah

      Dhaawacoodu tiro ma leh

      6 baabur iyo taangi waa laga qabsaday

  13. MrSomali says:

    Runtii waa in Caqligu Shaqeeyaa .. Somali , Somali rasaas ku dilaya , ama ha ahaado dhinaca Somaliland , ama Puntland waa khalad , waliba in lagu soo beego bil ramadaan dhiig somali oo daata kaba sii daran , waa duni ay ka yaraadeen dadkii caqliga lahaa , waa duni sacabka qabiil iskugu tunta xataa hadii qabiilkoodu khaldan yahay , Anigu labada dhinacba waxan u arkaa in ay Khaldan yihiin , waayo sobob maanta dagaal somali isugu layso ma jirto .. Aakhirana Odhan maysid Puntland baan u dagaalamayey ama Somaliland adigoo dad muslin ah oo somaliya dilay .. MARKA WAA IGA TALO , JOOJIYA COLAADA IYO DAGAALKA , SOMALI IN BADAN BAY RASAAS INAGA DISHAY , WALIBA RASAAS Sokeeye .. codsina waxan u dirayaa arinkan in Culumadu ka hadlaan Sida Sheekh DIRIR , UMUL , MUSTAFE …. Dagaal Somali uma baahna walee

  14. Mahad Cali says:

    Beesha Cumar Maxamuud dhimashadeena waa 7

    1. Taliye Guuto- Ina Beydaan

    2. Taliye- Cabdullahi Wardhab

    iyo shan askari (5)

  15. Dahir says:

    (—–WARKII UGU DAMBEEYEY—–)

    Waxaa galabta siktey in la dilo taliyaha ciidanka somaliland jeneraal taani ka dib markii ay ambush u galeen ciidamo khatumo ah . Wuxuu orod ku galay magaalafa caynabo.

    Dhanka kale taliyaha ciidanka gambare mahad cambaashe oo diidey in uu ka qaybqaato dagaalka u dhaxeeya somaliland iyo puntland isagoo sheegey in labada dhinac ay ku dhimayaan dhulbahante..

    Saleebaan gaal oo galabta ku dharbaaxey guddoomiyaha golaha wakiilada somaliland baashe madaxtooyada somaliland dhexdeeda ka dib markeey dhex martey dood ku saabsan saraakiil ciidan somaliland oo maanta lagu laayey tukaraaq …baashe oo yiri sababta ciidanka loolaayey in ay tahay somaliland oo diidan in hubkeeda waaweyn u dirto sool ka dib waxaa il iyo baatkeed gooyey saleebaan gaal .

  16. Mrsomali says:

    Nabiga ku saliya isaaq; dhulbahante iyo majeerteen maaha cadow bI i waaaye ha inaga dilina wiilasha SOMALIYED waa iga talo




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...