dahabshiil

War Deg Deg Ah:Dagaal Ka Socda Tukaraq iyo Jabhadda SNM Oo Dhirbaaxo Culus Lagu Dhuftay Huwanta Daarood Oo Qarka Usaaran Tukaraq,

Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in dagaal culus oo laysku adeegsanayo hubka culus uu si toos ah uga qarxay deegaano ay maalmihii u dambeeyyey isku hor fadhiyeen ciidamada Puntland & Somaliland, waxaana la maqlayaa hubka culus.

Qaar kamid ah dadka ku sugan deegaanka Buura-wadal ee Tukaraq ka xiga dhanka Garoowe ayaa u xaqiijiyey Khaatumonews inay maqlayaan dhawaqa hubka culus oo ka dhacaya fariisimada kala duwan ee ciidamada labada dhinac.

Gaadiidka caafimaadka deg deg ah oo sadex baabuur ah ayaa soo galay dhinaca ciidanka Somaliland, waxayna dhaawacyo u gudbiyeen magaalada Laascaanood, sidda ay sheegayaan wararka laga helayo deegaanka Gambara.

Dagaalkan waxaa Waaberigii Hore Saaaka Soo qaaday ciidamada Puntland Oo kaashanaaya Ciidamada Huwanta daarood Oo Mudo haatan Shan Bilood ah Isku Urursanaayay Jiidaasi,
S

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. farxiyo says:

    Maasha-allaah.

  2. Bile says:

    Waa Farxad GUUUUL Puntland iyo Daarood

  3. Bile says:

    Waa Farxad GUUUUL Puntland iyo Daarood

  4. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    SOO JOOG NINKII LAGA WAAYO SOO JIIFSAA LAGA HELAA.
    ADIGAA DAAN-DAANSAYE MEEL DADAYO JEEGAANEEY.
    DHUL GARIIR MAKUGU DHACAY JEEGAANEEY.
    WAAWAREEYDU WAA MAXAY QALDAANOW.
    JUGTII CEEL AF WEEYN WAA TAN ABAAL MARINTEEDA.
    UGAARSIGII HABAR YOONIS WAA LAGA QOOMAMEEYN EE MAAMULKA ISMAGA CAABAY CABAADKA HA JOOJIYO.
    GÙUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL

  5. Binary Operation says:

    kaniisada

    adeer dagaalkii tukaraq waa lagu kala calaf qaaday guushuna inakay ina raacday.

    maleeshiyaadkii puntland godqaboobe iyo faliidh yaale waa laga qabsaday hada waxaanu usii jeedna buurowadal.

    buuro wadal waxa inoogu xigta garoowe inaan dagaal ku qaadi doono. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    cabaadka yareeya.

  6. Binary Operation says:

    kaniisada

    maxaad habar yoonis uga cabaad doonanaysa?

    ma inay iga ka celiyaan baad rabta? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waadigii yidhi daarood baanu nahay oo xiniinyaan leenahay, dee kaalay wax iska celiya.

    waaxay habar yoonisay inoo soo gurmo.

    waar habar yoonis warba kuuma hayso, ma iidoorkay ka dhalataad filaysa inay la dagaalanto? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    iskeen oo wax iska celi nin yahow, kkkkkkkk

    inakii baa idinka cabaajinay jeegaan ahayn. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Garaaad says:

    ileen ceeb looma dhinto

    Deegaanka Tukaraq waxa Gacanta Ku haya ciidan somaliland walaahi

  8. Wiil Ciise says:

    Waryaa waa ninka leh, huwanta Darood. waxan ku leeyahay, haddii arrinta Majeerteen iyo Isaaq aad ka dhigto arrin Darood. Ogow,
    waan ku digiye. Reer Isxaaq kali ma ah , madi ma ah. waa DIR ah. Arrintu IRIR iyo Darood ayey isu badaleysaa. Waxan leeyahay nimanka Direed ee Gada-Buursay,Gurgure iyo Hawiyow DOFAARKA FICIL LA’AAN AYAA LOO CADAABAA. anagoo la col Isaaq hadana, markii aan aragno Darood iyo Farmaajoo oo ku dulaan ah Idoor, IRIR SAMAALE waa dagaalami.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...