dahabshiil

War Deg Deg Ah::Daacish Oo Ka Hadashay Dil Ka Dhacay Muqdisho,

Kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ayaa shaacisay inay ka danbeysan dil ka dhacay Suuqa Bakaaraha, magaalada Muqdisho.

Dilkan oo loo geystay wiil dhalinyaro ah oo suuqleyda Bakaaraha ka mida ayaa ka dhacay qeybta Cabdalla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, waxaana fuliyay saddex nin oo ku hubeysnaa Bistoolado, iyagoo markii ay dileen wiilka kadib ka duubay muuqaal Video ah.

War kasoo baxay Wakaalada Wararka Daacish ee ACMAAQ ayaa lagu sheegay inay dil ku fuliyeen mid ka mida ciidamada Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, iyadoo toogasho lagu dilay, waxayna arrintan caddeyn u tahay inay sii kordhayaan howlgallada Daacish ee Muqdisho.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...